Daru Al shifa Specialist Hospital

Daru Al shifa Specialist Hospital Caafimadkada Waa Mudnaantena.

Maxaa lagu gartaa calaamadaha lagu garto cudurka Malaria? Halkaan kaga bogo.
09/05/2025

Maxaa lagu gartaa calaamadaha lagu garto cudurka Malaria? Halkaan kaga bogo.

 : Halkaan kaga bogo Qaababka aad ku daaweyni kartid hadaad caruurtaada ku aragtid qandho
07/05/2025

: Halkaan kaga bogo Qaababka aad ku daaweyni kartid hadaad caruurtaada ku aragtid qandho

 : Halkaan ka ogow waxyaabaha sababo qandhada caruurta ku dhacdo.
07/05/2025

: Halkaan ka ogow waxyaabaha sababo qandhada caruurta ku dhacdo.

Juma kareem dhamaan umadda Soomaaliyeed. Farxad iyo caafimaad kula jimceysta dhaman qoyskiina.
01/05/2025

Juma kareem dhamaan umadda Soomaaliyeed. Farxad iyo caafimaad kula jimceysta dhaman qoyskiina.

30/04/2025

“Waxaan masuul ka nahay inaan caawino mise badbaadino dhamaan bukaanada ay dhaawacyada kasoo gaaraan Lafaha, Murqaha iyo Seedaha” Dr. Bashir Indhocadde

29/04/2025

: Daru Al shifa Specialist Hospital - Mudnaanteena Koowaad Waa Caafimaadkaaga!

26/04/2025

Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro!

Dhamaan bulshada kunool magaalada muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaan ogaysiineynaa in isbitaalka takhasusiga ee Daru Al shifa Specialist Hospital uu bari soo fadhiisani doono dhaqtarka lafaha ee Dr. Bashiir (Indhacadde) oo ah dhaqtar ku takhsusay daaweynta dhaawacyada iyo cudurada ku dhaco Lafaha.

Ka faaidaysi wanaagsan dhamaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dadka kunool magaalada muqdisho iyo nawaaxigeeda.

Wixii faahfaahino dheeraad ah, nagusoo booqo xarunteena oo ku taalo wadada Tre-piano ama nagasoo wac numberka gaaban ee 9797.

Caafimadkada Waa Mudnaantena.

Juma kaream dhamaan umadda Soomaaliyeed
25/04/2025

Juma kaream dhamaan umadda Soomaaliyeed

20/04/2025

: Digniin Caafimaad !

Xanuuunka macaanka ama sonkorow waa xanun halis ah oo aysan waalidiinta ku baraarugsanen. Waalidow haka mashquulin caafimaad qabka caruurtaada!

Juma kareem dhamaan umadda Soomaaliyeed
17/04/2025

Juma kareem dhamaan umadda Soomaaliyeed

 : Adeegyadeena Qalliimada
14/04/2025

: Adeegyadeena Qalliimada

 : Ka taxadar Mustaqbalka Caruurtaada!
13/04/2025

: Ka taxadar Mustaqbalka Caruurtaada!

Address

Maka Al Mukarama Road
Mogadisho

Telephone

+252616313339

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daru Al shifa Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Daru Al shifa Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category