Dr ahyaa

Dr ahyaa 👀Daaweynta Cudurada indhaha.
🎥 Muuqaalo Caafimaadka indhaha.
👨‍⚕La talinta Caafimaadka indhaha.
(2)

🔵Magacaygu waa ahyaudin Ali gaacuur ( Dr. Ahyaa) waxaan ahay dhaqtarka cudurada indhaha & Aragga (OD). Kana hawl gala somalia.Halkaan waxaan idin kula wadaagayaa macluumaad iyo talooyin caafimaadka indhaha iyo aragga.

🔵Addresska xarunteda daryeelka indhaha:
📍Somalia- Mogadisho- Wadada Wadnaha- isgoyska Floransa- Dhanka 15 May -Ahyaa Eye Care 📞0612882886
🕑 Saacadaha Shaqada:
Galinka ho

re:8:30am-12:30 Pm. Galinka dambe:15:30pm-17:00pm
Fee:8$

🔵👨‍⚕️💻📲Hadii aa xarunta imaan karin aad rabtid inaa dr ahyaa hab fogaansho aragg ah kula kulantid oo maqal iyo muuqaal ah linkigaan hoose balan ka qabso. Xiliga balanta neh aad u dhowr .mahadsanid.
👇
https://drahyaa.com/appointment/

“Cabsida ugu weyn ee ka daran indho la’aanta waa in aad labadaada indhood wax ku arki kartid , laakiin aadan fahmin waxa...
27/04/2026

“Cabsida ugu weyn ee ka daran indho la’aanta waa in aad labadaada indhood wax ku arki kartid , laakiin aadan fahmin waxa ka socda dunida.” Blaga Dimitrova
🎙4 taan magac podcastiga aan bilaabi doono mid iiga doora.
1)Aragcast
2)Aragbile podcast
3)Indha Fiyow Podcast
4) AHYAA PODCAST

25/04/2026

baba❤️

23/04/2026

indha lagu faanayo dambe yaanan arkin😃

21/04/2026

Goormaa kugu dambeesay araggaga iska cabirtid?👀

19/04/2026

ilaahay hau naxriisto Hooyooyinkeena🤲. Hooyo waa qofka kaliya ilaa neefteeda ugu dambeeso ku garab taagan🥲

Hakis bilaa wanaagsan.Asxaab badan ayaa iga codsaday inaan bilaabo Podcast🎙,Koobkan coffee ga ah i horyaalo ☕️ ayaan rab...
17/04/2026

Hakis bilaa wanaagsan.

Asxaab badan ayaa iga codsaday inaan bilaabo Podcast🎙,Koobkan coffee ga ah i horyaalo ☕️ ayaan rabaa inaa ku diyaariyo qorsheyntiisa.
Adinka Waxaan idinka rabaa 2 daan suaal jawaabihiisa inaa iga caawisaan:
1) Magac noocee ah ayaad u bixin lahaydeen Podcast-kan?
2) Maxaad jeclaan lahaydeen in lagu soo gudbiyo ama dad noocee ah lagu casuumaa?
Fikradihiina waa muhiim 🙌

16/04/2026

Ma sax baa Waalidka mar walbo ubadkooda inee caruur u arkaan😃?

Mahadcelin weyn ayaan u dirayaa dhammaan bukaannadayda, dhoola cadeyntiina, iyo qanacsanaantiina iyo sida joogtada leh a...
15/04/2026

Mahadcelin weyn ayaan u dirayaa dhammaan bukaannadayda, dhoola cadeyntiina, iyo qanacsanaantiina iyo sida joogtada leh aad ii dhiiragalisiin ayaa sabab u ah inaan joogteeyo bixinta daryeelka indhaha ugu fiican ee aan idiin siiyo❤️👀

14/04/2026

Lacag kaloo badaleeso maheyno🥲💱

Somaliyeey indhaha kala fura 👀yaan la iska indha tirin kunkaan shilin
14/04/2026

Somaliyeey indhaha kala fura 👀yaan la iska indha tirin kunkaan shilin

13/04/2026

alla indhaha🥲
🔷 Addresska xarunta daryeelka indhaha ee Dr. Ahyaa.:📍Somalia- Mogadisho- Wadada Wadnaha- isgoyska Floransa- Dhanka 15 May -Ahyaa Eye Care 📞0612882886

sanadkii 2014 Mar aan dalxiis u aaday jaziiradda Kish , ayaan indhahayga ku arkay markabka caanka ah ee Greek ga oo la s...
10/04/2026

sanadkii 2014 Mar aan dalxiis u aaday jaziiradda Kish , ayaan indhahayga ku arkay markabka caanka ah ee Greek ga oo la sameeyay 1943 kuna xayirmay xeebtaas sanadkii 1966, halkaas neh looga kala tagay, oo noqotay markab taariiki ah. Anigoo hortiisa fadhiyo, qalbigeyga waxaa ka guuxayay hal su’aal: goormee ayaan arki doonaa markab sidan u weyn oo jooga xeebteenna Soomaaliya?.

Maanta, riyadeedii wee rumowday.Alle wuxuu i tusay markab la mid ah oo hadda kusoo xirmay baddeenna, shidaalna noo qodaya😍. Alxamdulilaah🤲

Address

Mogadisho

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252612882886

Website

http://www.linkedin.com/in/ahyaudin-ali-osman

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr ahyaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category