Mohamad osman

Mohamad osman Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamad osman, Mental Health Service, Mogadisho.

03/09/2019

Dad kunool noloa an caadi ahayn

24/07/2019

Sida dhakhtarka uu warqada ku cadeyaya waxa uu ka baray Baabsiir,Gaas, Dilnka ilmha,infakshanka iyo xanuunka kale ee warqada ku qoran, bukaankaan waxa uu ka helay qaar ka mid ah xanuunda kor aan ku soo xusay.

Sida warqada ku cad khatar-ka si uu uga daaweeyo xanuunda haayo hooyada xanuunsaneyso wax uu daawo ahaan ugu soo qoray, wax yaabahan hoos ku qoaran.

1. Biyaha roobka
2. Shaah
3. Cilaan ama Xino madax la saranyo
4. Feelmbo aan cadeyn nooca eey tahay
5. iyo daawoyin kale ee waqda ku qoran.

Qurankaa waa ✔

xaga hoose ee warqada waxaa ku qoran daawo la qaaday celis malahan.

Bal aqri warqada uu dhakhtar-ka u soo qoray bukaan ?

ku dheh ama la wadaag asxaabta si eey fikirkoda uga dhiibtaan.

W/Q: Al

❤ dheh qof ✔️ garee❤
🔻
HALKAAN HOOSE RIIX WAXAA SI TOOS U AADI DONTAA CHANNEL KEYGA.
⤵ ⤵⤵
https:www.youtube.com/channel/UCApQyF02JrxQ1mOWgB6Qwug.
❤MAHADSANID❤

18/07/2019
14/07/2019
20/06/2019

Dhibaatada dhafarka habeenkii

DHIBAATADA DHAFARKA
Dhafarka iyo hurdo la’aanta
waxaa laga dhaxlaa dhibaatooyin
badan oo
kala duwan.
Maadaama caalamku is badalay oo
habeenkii iyo maalintii isku mid
noqdeen xaga dhaqdhaqaaqa waxaa
aad u soo baxay dhibaatooyin badan
oo la xiriirta hurdo la’aanta ama
dhafarka habeenkii taasoo na
dareensiineysa ahmiyada hurdada iyo
faa’idooyinka caafimaad ay hurdadu wadato
Dhafarka habeenkii waa wax
khilaafsan sunnadii eebe ugu tala
galay bini’aadanka, eebe wuxuu
quraankiisa ku xusay dhowr meel in
habeenkii loogu talagalay daganaan
iyo hurdo, maalintiina nolol iyo
dhaqdhaqaaqa, qofka bini’aadankane
labaduba uusan ka maarmi karin.
Fikrada khaldan ay dadku qaar
aaminsan yihin ayaa ah, haduu qofka
habeenkii soo jeedo, maalintiina uu
hurdo in ay ku filan tahay oo uu
faa’idadii hurdada helay.
Taasi sax ma ahan, diraasado
badanne waa laga diyaariyay
arrintaas, waxaa la arkay in qofka
biniaadanka jirkiisu uusan isku si u
shaqaynin habeenkii iyo maalintii,
habeenkii maadaama loogu tala galay
nasinada iyo hurdada, unugyo badan
oo jirka ka tirsan waxaa eebe uu ku
programiyaya in ay shaqada
yareeyaan ama hakiyaan iyo xubnaha
qaar ay yareeyaan wax soo
saarkooda sida qanjirrada soo daayo
hormoonada iyo dheecaanada jirka
uu u baahan yahaya, maalintiina waa
caksi oo qeybo badan oo nasanayay
habeenkii ayaa la howl galiyaa
habeenkii, sidaas awgeed hurdada
maalintii ma gudi karto midda
habeenkii.
Dadka habeenkii shaqeeyo ama
dhafro waxay la kulmaan
dhibaatooyin ka dhashay culeys
saarista jirkooda oo u baahnaan
lahaa xilli nasasho tanne waxay
dhalisaa dhibaato dhowr, waxaana ka
mid ah:
Hurdadu waxay kobcisaa difaaca
jirka waxay awood dheeraad ah
iyo firfircooni siisaa unugyada
jirkeeda ee eebe ugu tala galay
inay ka hortagaan waxyaabaha
jeermiska ah, sidaas awgeed
dhafarka iyo hurdo la’aanta
joogtada ah waxay keentaa in
qofka jirkiisu uu iska difaaci kari
waayo xanuunada
Hurdadu waxay yareysaa
miisaanka qofka, dhafarkuna
wuxuu keenaa cayil, waxay
cilmibaarayaashu arkeen in dadka
dhafro in ay boqolkiiba 30% ay
kaga halis badan yihiin cayilka
dadka hurdada helo, taasna
waxaa lala xiriiriyay in hurdo
yarida ay yareyso maado la
yiraahdo “leptin” taasoo qofka
dheregta dareensiiso waxuu kaloo
dhefarka kordhiyaa maadada loo
yaqaano “Gherlin” oo ah
hormoonka dareensiiyo gaajada.
Hurdadu waxay kordhisaa
caafimaadka iyo dareenka
maskaxda, qofka dhafra wuxuu
dareemaa subaxii daganaansho
la’aan iyo inuu si sahlan ku
xanaaqi karo maadaama
dareemadiisu ay kacsan yihiin oo
habeenkii dhan shaqo ku jireen,
hadduu qofka dhafarkaas u barto
waxay keentaa niyad jab, diiqo iyo
welwel, diraasadl lagu sameeyay
dadka laga daaweeyo diiqada in
ay badakood helin hurdo ku filan
ama ay ku bada ntahay dhafarka.
Hurdadu waxay ka hortagtaa
Sonkorta iyo Kaadi macaanka,

Plz like sare siina share garee

31/05/2019

FAdliga 10 ka DAMBE EE Ramadan ka
Waxaa soo jidana ya sh . Mustafe xaji ismaacil

Weedho wacan oo wax tar leh1. Qorrax-dhaca halkan waxay Qorrax soo bax u tahay dhinac kale oo Aduunka ka mid ah. Marnaba...
21/05/2019

Weedho wacan oo wax tar leh

1. Qorrax-dhaca halkan waxay Qorrax soo bax u tahay dhinac kale oo Aduunka ka mid ah. Marnaba ha quusan sababtoo ah wax u muuqda dhamaad ayaa xaqiiqdii ah bilow cusub.

2.Haddii dhibic biyo ah ku dhacdo Haro, muuqeedi wuu lumayaa;
Haddii ay ku dhacdo caleen geed Ubax ah, aad bay u iftaa
Dhibicdu waa isku mid; laakiin wehelka, halka ay tagtay, ayaa muhiim ah.

3. Ma jiro qof Aduunka ku nool oo ka baqa inuu Runta sheego. Qofku wuxuu ka baqaa inuu wajaho cawaaqibka, natiijada ka dhalata marki Runta la sheego

4. Wax kasta oo daciif kaa dhiga muuqaal ahaan, maskax ahaan & caqiido ahaan he yeelin oo ha qaadan waa Sun.

5. Badu halkeeda ayay u joogtaa dadkoo dhan
Qeyb baa kala soo baxda Luul,
Qeyb baa kala soo baxda Kalluun,
Qeyb baa kala soo baxda korkooda oo Qoyan keliya!
Sidoo kale, Aduunku halkiisa ayuu u joogaa dadka oo dhan
Wixi aan ka helno waa wixi aan isku dayno!!

By daryeel magazin

21/05/2019

Plz share garey sida dad ka uu fa idaystaan

Ramadan kariim dhaman musliminta gaar ahaan umada somaliyeed meel kasta ay joogan waxaa nii lee yahay Ramadan
06/05/2019

Ramadan kariim dhaman musliminta gaar ahaan umada somaliyeed meel kasta ay joogan waxaa nii lee yahay Ramadan

Address

Mogadisho

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamad osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram