01/09/2018
Gacal Pharmacy wuxuu ka mid ahaa macaamiisha SOMALI ICT FOR HEALTH ee kusoo biirtay 23/08/2016, kadib markii ay dib u balaarin ku sameeyeen oo ay ku dareen Gacal Polyclinic Center wexey markale SOMALI ICT FOR HEALTH u sameeyeen Clinic Management System.
Waa ku fataxsanahay markale inaan wada shaqeyno...