Dr Abdikadir Abdirahman Haji Adem

Dr Abdikadir Abdirahman Haji Adem Director of Somali Medical Journal, Founder of AAMIN AMBULANCE, Board President of Jazeera University & Owner of Real Dental Clinic.

Ka shaqeynta Real Dental Clinic waa cibaado
24/08/2023

Ka shaqeynta Real Dental Clinic waa cibaado

Farxad ila wadaaga dhamaan saaxibada aan jeclahayow 1/7/2016 2:10pm Oorideyda oo foolaneysay muda 2ba casho 4 indhood oo...
01/07/2016

Farxad ila wadaaga dhamaan saaxibada aan jeclahayow 1/7/2016 2:10pm Oorideyda oo foolaneysay muda 2ba casho 4 indhood oo abshir ah ayuu ilaahey kadhiga WIIL CAAFIMAD QABA AYUU ILAAHEY NASIIYEY MAGAC BIXINTA IYO DUCADU WAA DHANKIINA
MAHADSANIDIN

Afka iyo ilkaha xagee u roon??
23/02/2016

Afka iyo ilkaha xagee u roon??

LABISKAAGA AAD BUU U QURXAYAHAY,KOBHAAGANA WAY DHALAALAYAAN TIMAHAAGANA WAY SHANLEYSANYIHIIN EE Waasidee ILKAAGU!!!!????...
14/02/2016

LABISKAAGA AAD BUU U QURXAYAHAY,KOBHAAGANA WAY DHALAALAYAAN TIMAHAAGANA WAY SHANLEYSANYIHIIN EE Waasidee ILKAAGU!!!!??????

Minimum stander of teeth shape,size and color
10/02/2016

Minimum stander of teeth shape,size and color

1910 kii Gumeeysigu sidaan ayuu wax u gumeysan jiray fiiri sawirkaan waa 4 wiil oo soomali ah oo xambaarsan Gabar Talyaa...
24/12/2015

1910 kii Gumeeysigu sidaan ayuu wax u gumeysan jiray fiiri sawirkaan waa 4 wiil oo soomali ah oo xambaarsan Gabar Talyaani ah Iyo Eygeeda 25km maanta maxaa isbadalay ? Waqtigaas lasodhafay ma ka ficanahay maanta? Maxaa noo kordhay ?

16/12/2015

Kororso Aqoontaada ma ogtahay in CANDHUUFTA lagu sameeyo afka meel kafog lagana isticmaalo afka dhexdiisa Baro SHAQOOYINKA CANDHUUFTA
Cleaning effect of washing away food debris
Makes swallowing food easier
Antibacterial effect of fighting off bacteria entering the mouth
Lubricating effect that protects mucous membranes
pH buffering effect that prevents caries
Effect of promoting remineralization of teeth
Effect of protecting the tongue as a lubricant and developing the sense of taste

Ma ogtahay hadalka AMA codka afkaaga kaso baxaya ineey ka qayb qaatan Murqaha calosha iyo kuwa Dibnaha hayeeshee XARAFA ...
26/11/2015

Ma ogtahay hadalka AMA codka afkaaga kaso baxaya ineey ka qayb qaatan Murqaha calosha iyo kuwa Dibnaha hayeeshee XARAFA kasta uu Leeyahay meel uu kasobaxo mase ogtahay hadii ilkaha h**e kaamaqan yihiin inaadan xarfaha qaarkood Oran kareynin/Dhihi kareynin.
Daawo sawirka oo kabago Halka Iyo meesha xaraf kasta ahi kaso baqoolo.

Address

Mogadisho
252615555209

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdikadir Abdirahman Haji Adem posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Abdikadir Abdirahman Haji Adem:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category