Samakaal Hospital

Samakaal Hospital Samakaal Hospitaal Waa isbitaal taqasusi ah waxaadna ka heli kartaa dhaqaatiir qibrad u leh

01/04/2026

Caruurta iyo wadnaha xanuunka ku dhaca

🦡 XANUUNKA JILBAHA MA KU HAYAA?Ma dareemaysaa xanuun markaad socoto, istaagto ama aad ka kacdo sariirta?Ha u dulqaadan x...
31/03/2026

🦡 XANUUNKA JILBAHA MA KU HAYAA?

Ma dareemaysaa xanuun markaad socoto, istaagto ama aad ka kacdo sariirta?
Ha u dulqaadan xanuunkaas mar dambe!

✨ Ka bogso xanuunka jilbaha adigoon qaliin galin, adigoon xanuun dareemin!

πŸ’‰ Waxaan kuu haynaa daaweyn casri ah (Stem Cell Injection) oo:
βœ” Yareyneysa xanuunka
βœ” Soo celisa dhaqdhaqaaqa jilbaha
βœ” Ka hortagta qaliin

πŸ‘¨β€βš•οΈ Booqo
Dr Ali Hasan
Dhakhtarka lafaha iyo kala goysyada

WADNAHADr Zakaria Yusuf- Dhakhtarka Wadnaha
31/03/2026

WADNAHA
Dr Zakaria Yusuf- Dhakhtarka Wadnaha

31/03/2026

Tima beeris la hubo iyo tayo sare

30/03/2026

Jilbo xanuun?
Ha u dulqaadan β€” xal casri ah ayaa hadda la heli karaa!

30/03/2026

Dr Ali Suni oo kula wadagaya 6 Arimood oo kor u qaadaya Awoodaada...

30/03/2026

Qiimo dhimis aad u balaran ayaa la galiyay qaybta kilayaha, Kaadi mareenka iyo Taranka raga ee Samakaal Hospital ee kaalay ka faa'iideeso

Olalaha qaliimada cunaha iyo sanka(qumanka iyo hilbaha sanka ayaa kasocda Samakaal Hospital
30/03/2026

Olalaha qaliimada cunaha iyo sanka(qumanka iyo hilbaha sanka ayaa kasocda Samakaal Hospital

πŸ‘©β€βš•οΈ Khabiirka Haweenka & Dhalma La’aantaπŸ₯ Samakaal HospitalWaxaa hadda diyaar kuu ahπŸ‘¨β€βš•οΈ Proff Dr Mohan GenatuDhakhtark...
30/03/2026

πŸ‘©β€βš•οΈ Khabiirka Haweenka & Dhalma La’aanta

πŸ₯ Samakaal Hospital

Waxaa hadda diyaar kuu ah
πŸ‘¨β€βš•οΈ Proff Dr Mohan Genatu
Dhakhtarka Haweenka & Dhalma La’aanta

✨ Ku takhasusay:
πŸ”Ή Daaweynta dhalma la’aanta
πŸ”Ή Sixidda qalqalka hormoonnada
πŸ”Ή Dhibaatooyinka caadada (wareer, dib u dhac, xanuun)
πŸ”Ή La-talinta caafimaadka haweenka

πŸ’‘ Haddii aad la tacaaleyso:
βœ”οΈ Caado aan caadi ahayn
βœ”οΈ Daal & hurdo la’aan
βœ”οΈ Walwal joogto ah
βœ”οΈ Dhalmo la’aan

πŸ‘‰ Xalkaaga waa halkan!

πŸ“ž Nala soo xiriir: 0617699929

Ha iska indha tirin calaamadahaan mid kamid ah hadaa aragto
30/03/2026

Ha iska indha tirin calaamadahaan mid kamid ah hadaa aragto

29/03/2026

:
🦴 War Wanaagsan – Adeeg Cusub oo Lafaha & Jilbaha!

Waxaa si rasmi ah shaqo uga bilaabay
πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr Ali Hasan

πŸ₯ Samakaal Hospital

✨ Dhakhtarku wuxuu ku takhasusay:
πŸ”Ή Daaweynta casriga ah ee xanuunada jilbaha
πŸ”Ή Xanuunada kala goysyada iyo lafaha
πŸ”Ή Hababka cusub ee aan qaliinka badnayn

πŸ“… Maanta ayuu si toos ah uga bilaabay shaqada isbitaalka

πŸ’‘ Haddii aad qabto:
βœ”οΈ Jilba xanuun joogto ah
βœ”οΈ Dhibaato kala goysyada ah
βœ”οΈ Dhaqdhaqaaq xanuun leh

πŸ‘‰ Fursad ayaad haysataa inaad hesho daaweyn casri ah oo lagu kalsoonaan karo.

29/03/2026

⚠️ Calaamado Muujinaya Dhibaato Wadnaha ah – Ha Iska Indho Tirin!

Calaamadahan waxay noqon karaan digniin muhiim ah oo ka imaanaysa wadnahaaga. Haddii aad isku aragto, ha yareysan:

πŸ”΄ Barar lugaha – gaar ahaan canqowga iyo cagaha
πŸ”΄ Neef qabatow (neef kugu yaraada) – xitaa markaad nasanayso
πŸ”΄ Daal joogto ah – adigoon wax culays ah saarin jirkaaga

πŸ’‘ Calaamadahani waxay muujin karaan dhibaato ku saabsan shaqada wadnaha, sida in uu si fiican u dhiig wareejin waayo.

Address

Degmada Hodan
Mogadisho

Telephone

+252617699929

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samakaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Samakaal Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category