Dr. Cawaale Cabdulaahi

Dr. Cawaale Cabdulaahi Dean Faculty of Medicine and Surgery Benadir University Consultant Surgeon/Senior Lecturer

02/03/2026
Waalid welwelsan oo cunugi yara oo wiil ah 8sano jira, xabad bistolad laaqay hoyadii ka codsatay ilmaha yar in uu lu tuu...
27/02/2026

Waalid welwelsan oo cunugi yara oo wiil ah 8sano jira, xabad bistolad laaqay hoyadii ka codsatay ilmaha yar in uu lu tuuro banaanka nasiib daro afka ayuu ku haayey si lamafilaan ah ayuu laqay.

Tani waxa ay keentay in waalidka walwalo isbitaalo badan geeyan laguna taliyeey Qaliin degdeg ah.
Reerka ma awoodin Qarashka Qaliinka.
Nasiib wanaag waxa ay isoboqdeen 4 maalin ka hor wax raajo ah ma wadan.

Sida aragto waxan u dirnay Raajo xabadi pistolada wa ay ka muqata.

Waxan kulataliyeey in ay biyo badan iyo mashaari cabaan lana eego saxardiisa markasta si looga eego.

Nasiib wanaag maanta ayuu saxarooday.
Waxa iso wacay Hoyadii oo Faraxsan Farxad la ilmeenaysa.





27/02/2026
27/02/2026
27/02/2026
27/02/2026
26/02/2026


Benadir University Benadir University Medical Student Association BUMSA Benadir University Innovation Hub Center for languages - Benadir University Medical Alumni of Benadir University Mc-AABU Banadir Hospital FMOH
゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚viralシ

MahadnaqWa markii ugu horeeysay arday Kuliyad caafimaad ee dalka oo Hal Fasal ah ay kaso maaxato maskaxdooda fikir ah in...
25/02/2026

Mahadnaq

Wa markii ugu horeeysay arday Kuliyad caafimaad ee dalka oo Hal Fasal ah ay kaso maaxato maskaxdooda fikir ah in ay ku taageeraan Qarashaadka oo uu waalidkood ugu talagalay in ay isku mareyaan inta darasaada socoto uga deeqaan isbitaalka faca weeyn ee Banadir Hospital FMOH.
Waxa ay daawo iyo agab caafimaad geeyen qeeybta cudurada faafa ,Tb Center.

Waxan halkan uga mahadcelinayaa ardayda Benadir University faculty of medicne and surgery Benadir University Medical Student Association BUMSA guud ahan iyo macalinkooda Pharmacology oo aha garab weeyn ay kutirsanaayen kuna dhirigaliyeey Howshaan in ay Qabtan

Ugu Danbeyn waxan u mahadcelinaya Maamulka isbitaalka banaadir oo ugu horeeyo agaasimaha isbitaalka , madaxa caafimaad ka DrAbdiwali Hirey Sido kale iyo ooniyagana xaflada lafdhabar u ahaa.

#رمضان٢٠٢٦ #رمضان

24/02/2026

Address

Welcare Specialist Hospital
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Cawaale Cabdulaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Cawaale Cabdulaahi:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram