05/12/2025
جمعة مباركة
𝐉𝐢𝐦𝐜𝐞 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤!
Isbitaalka Jaamacada Jazeera waxaad ka heleysaa daryeel caafimaad oo isugu jira Gargaarka deg dega, Bukaan socod, Bukaan jiif, Dhalmo, Qalliin, Sheybaar, Raajo iyo Kombuyuutar.
Nagala soo xiriir Numberka gaaban ee 𝟏𝟏𝟗𝟗.