Al-Masri Herbal Hospital

Al-Masri Herbal Hospital ku soo dhawow AlMasri Herbal Hospital

23/03/2023

Qiima dhimis balaaran 100 kiibo 50. Daawa bawaasirka oo damaanad leh

Ramadaan Kareem Dhamaan Walaalaha Muslimiinta Soomaaliyeed.
22/03/2023

Ramadaan Kareem Dhamaan Walaalaha Muslimiinta Soomaaliyeed.

20/03/2023

Waxa Ey Kamid ahaayeen Dadkii isticmaaley isla markaana qaatey daawada dabargoynta bawasiirka waxey soo gaareen isbitaalka Al-masri ayagoo la xanuunsanayey xanuunka bawasiirka dhibaato aad u badana ka muuqatey kadib markey qaateen daawada dabargoynta bawasiirka waxa uu alle ka caafiyey xanuunkee in muddaa la dhibaatoonayeen hadafkeynu waa bulsho caafimaad qabto insha allah. Xarunta waxey ku taalaa muqdishu dagmada hodon isgoyka albarako naga soo wac 0614386738 0618960202

12/03/2023

Waxaa mahad iska leh allah waa qaar kamid eh bukaanadii alle ku caafiyey xarunta Al-Masri herbal hospital kabogso bawasiirka qaliin laan insha,allah xarunta waxey ku taalaa muqdishu dagmada hodon isgoyska albarako. Naga soo wac 0614386738 0618960202

12/03/2023

Waxaa mahad iska leh allah waa qaar kamid eh bukaanadii alle ku caafiyey xarunta Al-Masri herbal hospital kabogso bawasiirka qaliin laan insha,allah xarunta waxey ku taalaa muqdishu dagmada hodon isgoyska albarako. Naga soo wac 0614386738 0618960202

04/01/2023

dareemaa qofka la xanuunsan isha ama xasadka
Al- Masri Herbal waxay keentay saliid casri ah oo lagu aqriyay qur'aanka kariimka ah laguna daweeyo isha iyo xasadka. Sidoo kale xarunta waxaa jooga culimo dadka xanuunsan ku dhameeya qur'aanka kariimka eebe guryahane ku booqda dadka aan iman karin xarunta.
bogso xanuunada isha iyo xasadka idamka alle oo nagala soo xidhiidh 0618960202/0614386738
Ama nagu soo booqo xarunteena oo ku taala iskoyska Albarako
waa bulsho qur'aanka eebe ku xiran oo wada caafimaad qaba.

31/12/2022

Mala dhibantahay Xanuunka Umu subyaanka?

Ma raadineysay daawadiisa?

Waxaan kuu Heynaa daawadii aad kaga Bogsan LaHaye Insha Allaah.

Wixii Faah faahina: 0618960202 / 0614386738

13/12/2022

Dr. Dinix oo soo Bandhigay Habka loo dabar gooyo Cudurka Baabasiirka.

Wixii Faah faahina Naga soo wac 0618960202 / 0614386738

11/12/2022

Al-Masri Herbal Waxaan Idiin keenay Saliida cajiib HERBAL Hair Oil oo ah Saliid la hubo Tayadeeda.
Saliida CAJIIB Faaiidooyinka ay leedahay waxaa kamida.
1. Bixinta timaha
2. Kahortaga jajabka
3. Kahortaga agoolka
4. Isla simida timaha kala dhaadheer
5. Jilcinta timaha adag
6. Madoobeeynta timaha
7. Kala saarida timaha
8. Ka hortaga nafaqo la'aanta timaha
9. Dhaldhalaalinta timaha
10.Buuxinta meelaha banaan iyo salxaha
11.Soo bixinta Timaha bidaarta gashay.
wixii fahfahin ah naga soo wac .
📞 +252 61 8960202 0614386738

07/12/2022

Ku soo dhowaada Al-masri herbal Hospital

Daawada Baabasiir.

Al-masri herbal hospital waxa uu idiinkugu Bishaareynaa inuu idiin soo saaray daawadii ugu Tayada wanagsaned ee loo Isticmaalo Xanuunka Baabasiirka

Mudo isbuuca kaga Bogso baabasiirka Qaliin la.aan Insha Allaah.

Wixii Faah faahina naga soo wac:- 0618960202 / 0614386738.

07/12/2022

Nabadgelyo Daawada ugu Tayada badan oo Laga Sameeyay Dhir Dabiiciya Taasoo anaan lahayn Kiimiko Ama dhibaatooyin kale.

Qalliin la'aan, kaga Takhalus Babaasiirka Mudo 8 Maalmood gudahood Insha Allaah.

Daawo Muuqaalka:-

Xarunta Al-Masri Rajadeenu waa Caafimaadkiina.

Hadafkeenuna Iyo Hiigsigeenu waa 🌿
Bulsho Caafimaad Qabta 100%

Wixii Faah Faahin Dheeraada Nagala so xariir 📲 : 0618960202

08/11/2022

BISHAARO BISHAARO Nabadgelyo Daawada ugu Tayada badan oo Laga Sameeyay Dhir Dabiiciya Taasoo anaan lahayn Kiimiko Ama dhibaatooyin kale.

Qalliin la'aan, kaga Takhalus Babaasiirka Mudo 8 Maalmood gudahood Insha Allaah.

Daawo Muuqaalka:- Daawada waa lcg laan inta bisha ka dhiman

Xarunta Al-Masri Rajadeenu waa Caafimaadkiina.

Hadafkeenuna Iyo Hiigsigeenu waa 🌿
Bulsho Caafimaad Qabta 100%

Wixii Faah Faahin Dheeraada Nagala so xariir 📲 : 0618960202

Address

Hodan Albaraka
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Masri Herbal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram