Mogadishu Memorial Hospital

Mogadishu Memorial Hospital Waxa eynu u taaganahay daryeelka caafimaad ee bulshada somaliyeed

Waxaan u taaganahay daryeelka caafimaad ee ka dhan ah xanuunada ku dhaca neerfaha iyo maskaxdaNagu soo booqo :Mogadishu ...
29/12/2025

Waxaan u taaganahay daryeelka caafimaad ee ka dhan ah xanuunada ku dhaca neerfaha iyo maskaxda
Nagu soo booqo :Mogadishu Memorial Hospital

Ma dareentaa kabaabyo Joogto ah?Nagu soo Booqo :Mogadishu Memorial Hospital
27/12/2025

Ma dareentaa kabaabyo Joogto ah?
Nagu soo Booqo :Mogadishu Memorial Hospital

Ma la daala dhaceysaa Kala goyso xanuun ?Contact :61 6552120Nagu soo booqo :Mogadishu Memorial Hospital
24/12/2025

Ma la daala dhaceysaa Kala goyso xanuun ?
Contact :61 6552120
Nagu soo booqo :Mogadishu Memorial Hospital

Ka hel Mogadisho Memorial hospital daaweyn ka dhan ah xanuunada ku dhacaNeerfahaBooqo :Mogadishu Memorial Hospital
22/12/2025

Ka hel Mogadisho Memorial hospital daaweyn ka dhan ah xanuunada ku dhacaNeerfaha
Booqo :Mogadishu Memorial Hospital

Baaritaan saxan iyo daryeel joogta ah ayaa xal u ah xidida xanuunkaNagu soo booqo :Mogadishu Memorial Hospital
20/12/2025

Baaritaan saxan iyo daryeel joogta ah ayaa xal u ah xidida xanuunka
Nagu soo booqo :Mogadishu Memorial Hospital

Juma mubarak all muslimsMogadishu Memorial Hospital
18/12/2025

Juma mubarak all muslims
Mogadishu Memorial Hospital

Faaidada Jimicsiga u leeyahay NeerfahaKaga bogo👇Mogadishu Memorial Hospital
17/12/2025

Faaidada Jimicsiga u leeyahay Neerfaha
Kaga bogo👇
Mogadishu Memorial Hospital

Sababaha ugu waaweyn ee Suuxdinta keena:1: hoos u dhac ku yimaada Cadaadiska dhiigga 2:Daalka faraha badan & cunto la’aa...
15/12/2025

Sababaha ugu waaweyn ee Suuxdinta keena:

1: hoos u dhac ku yimaada Cadaadiska dhiigga

2:Daalka faraha badan & cunto la’aanta

3 :Walbahaarka & argagaxa

4:Sonkorta dhiigga oo hoos u dhacda

5:Dhibaatooyinka wadnaha

Booqo :Mogadishu Memorial Hospital

Madax wareer Ha sugin ilaa madax wareerka uu saameyn ugeysto noloshaashadaNagu soo booqo :Mogadishu Memorial Hospital
13/12/2025

Madax wareer

Ha sugin ilaa madax wareerka uu saameyn ugeysto noloshaashada
Nagu soo booqo :Mogadishu Memorial Hospital

Bell’s Palsy (Af-qalooca) waa xaalad si lama filaan ah u saameeya wajiga, taasoo keenta in hal dhinac uu daciifo ama cur...
10/12/2025

Bell’s Palsy (Af-qalooca) waa xaalad si lama filaan ah u saameeya wajiga, taasoo keenta in hal dhinac uu daciifo ama curyaamo.
waana xalaad ubaahan daryeel wanaagsan
Memorial Hospital

Qalalka Waa xaalad maskaxeed oo qofka si aan caadi aheyn ay udhaqdhaqaaqaan xubnihiisa qaarkoodNagu soo booqo :Mogadishu...
08/12/2025

Qalalka Waa xaalad maskaxeed oo qofka si aan caadi aheyn ay udhaqdhaqaaqaan xubnihiisa qaarkood
Nagu soo booqo :Mogadishu Memorial Hospital

waxyaabaha ugu badan ee keena bararka lugaha (Leg Swelling / Edema):✔️ 1. Fadhi ama taagnaansho badanMarka aad muddo dhe...
06/12/2025

waxyaabaha ugu badan ee keena bararka lugaha (Leg Swelling / Edema):

✔️ 1. Fadhi ama taagnaansho badan

Marka aad muddo dheer fadhi ama taagnaato, dhiigga iyo dheecaanku lugaha ayuu ku ururaa, taasoo keenta barar.

✔️ 2. Wareega dhiigga oo daciifa

Cillado ku dhaca xididdada dhiigga, sida varicose veins ama venous insufficiency, waxay keeni karaan barar sababo la xiriira in dhiig si fiican u noqon waayo.

✔️ 3. Kelyaha oo daciifa

Marka shaqada kelyuhu hoos u dhacdo, jidhku wuxuu ururiyaa biyo badan, bararkuna wuxuu inta badan ka bilowdaa lugaha, anqawyada iyo wajiga.

✔️ 4. Cudur ku dhaca wadnaha

Heart failure wuxuu keenaa in dhiiggu dib ugu noqdo jirka hoostiisa, lugahana ay bararaan.

✔️ 5. Beerka oo daciifa

Cudurrada beerka (liver disease) waxay keeni karaan in jirku xajisto biyo badan taasoo muujiya barar qaybaha hoose.

✔️ 6. Uurka

Haweenka uurka leh badanaa lugaha ayaa u barara sababtoo ah cadaadiska ku yimaada xididdada dhiigga.

✔️ 7. Daawooyin qaarkood

Daawooyinka keena bararka waxaa ka mid ah:

Daawooyinka cadaadiska dhiigga qaarkood

Steroids

Hormonal medications (estrogen/progesterone)

✔️ 8. Nafaqo darro / baruurta jirka oo kordha

Cayilka badan iyo yaraanta borotiinka waxay ka mid yihiin sababaha bararka.

✔️ 9. Caabuq ama dhaawac

infekshan lugaha ku dhaca waxay keenaan barar degdeg ah.

✔️ 10. Cudurka lymphatic-ka

Haddii nidaamka lymphatic drainage uu xirmo ama cilad yeesho, lugaha ayaa barara (lymphedema).
Hadda isku aragto calamaadahaan
booqo :Mogadishu Memorial Hospital

Address

Street 30
Mogadishu
2211

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Memorial Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu Memorial Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category