08/01/2026
+252 61 8040869Wa.me/+252618949950
(Salbinjaaytis)
1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha
2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah
3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko
4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e
5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno
6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta
7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.
Xanuunkaan dawo maleeyahay?
Haa wll waxan hey naa daawo loo isticmaalo egfakshanka sameya caabuqa
[ ] wll sodhaaw waxad nagalaso hadasha linke hoos kuqoranπ
πππππππ
[ ] wll sodhaaw waxad nagalaso hadasha whatseapp linke hoos kuqoranπ
ππππ
wa.me/+252618949950
Hadii aad wada akhrisatay qormadaan waad ku mahadsan tahay. Hadii aad garaysana way kasii fiican tahay si walaalaha kale uga faaiidaystaan. Mahadsanid