Dr. Taano

Dr. Taano BARNAAMIJKA WACYIGALINTA CAAFIMAADKA BULSHADA SOOMAALIYEED.

15/08/2025

Dr. Taano oo Ka Jawaabaya Suโ€™aalaha Bulshada Soomaaliyeed ee Ku Saabsan Cudurka Rawmatismaha (Rheumatoid Arthritis)

๐ŸŽ™ Ileys Podcast โ€“ IleysDigital

10/08/2025

Aqoondarro darteed Cagaarshoow ha ugu dhiman , Dr. Taano.
Wixii suโ€™aal na soo waydii i.a

01/08/2025

Dr. Taano oo Sharraxaya Fahamka Xanuunka ( Pain )
IleysDigital Ileys Podcast

19/07/2025

Dr. Taano oo Sharraxaya Cudurka rawmatismaha (Rheumatoid arthritis )

Ileys Podcast IleysDigital

17/06/2025

"๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ถ-๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ (๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐˜€ )" - ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ผ

25/05/2025

๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐…๐š๐ซ๐š๐ก ๐“๐š๐š๐ง๐จ oo Xujeyda Soomaaliyeed Ku Baraarujiyay Muhiimadda Daryeelka Caafimaadka Inta Lagu Gudo Jiro Xajka 2025

18/05/2025

Allaylehe dowlddii kacaanka dabaaldaggii sannad guurada waa looga dayday, maxaa diidaya in waxqabadkiina looga daydo.

18/04/2025

HADDII AAD TAQAANID SIDA BEER CASRI AH LOO BEERO AMA AAD TAQAANID QOF YAQAAN ILA SOO XIRIIR.

04/04/2025

MARAYKANKU BOQOLKIIBA 25% MIYUU
SAARAY BADEECADA AMA ALAABTA KA TIMAADDA SOOMAALIYA ?.
WAA INAAN KA AARSANNAA ?

13/03/2025

Ramadanka dartiis ha joojin daawooyinka muhiim ka u ah noloshaada sida daawada qallalka .
Daawooyinka aad qaadan jirtay labo jeer, waxaad qaadan kartaa Saxuyrta iyo afurka.
Haddii aad qabtid sokoroow ama macaan irbad aad u qaadatid ,ma soomi kartid, lkn nooca kiniiniga waad la soomi kartaa adoo daawadaada iyo biyo badan qaadanaya.

Allaah cibaadada ha naga aqbalo

02/03/2025

- Garbaduub haddii loo xidhood, gaadhna ka ahaato
- Gacantii nin lihi goynayaa, waa gumudantaaye
- Nin walaalkii geed ugu jiraa, geesi noqon waaye.

(Cabdilaahi suldaan maxamed(timacade))

Alloow u naxariiso

๐ŸŒ™ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค!๐ŸŒ™๐Ÿ•‹
01/03/2025

๐ŸŒ™ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค!๐ŸŒ™๐Ÿ•‹

Address

SHAAFI HOSPITAL
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Taano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Taano:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram