Nova Diagnostics & Research

Nova Diagnostics & Research Nova is one of the leading Diagnostic & Research laboratories in East Africa, providing vital diagnostic, Research and Academic Services.

Nova works in the private healthcare environment and offers advance laboratory services, providing extensive range diagnostic services from hematology, pathology and microbiology tests to advanced clinical Immunology, cytogenetic and molecular biology investigations. In addition, our Nova Research Institute which is part of Nova Center is involved in medical research and professional trainings for health professionals and medical students. Our research institute is involved in clinical research, capacity building for medical professionals, dissemination of medical knowledge and skills through trainings, publications, periodic seminars and medical conferences.

๐Š๐š๐ซ๐ฒ๐จ๐ญ๐ฒ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐“๐ž๐ฌ๐ญ Waa baaritaan lagu ogaado isbeddellada ama khaladaadka ku dhaca ๐ก๐ข๐๐๐ž-๐ฌ๐ข๐๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐›๐ข๐ง๐ขโ€™๐š๐š๐๐š๐ฆ๐ค๐š (๐œ๐ก๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ฌ๐จ...
31/10/2025

๐Š๐š๐ซ๐ฒ๐จ๐ญ๐ฒ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐“๐ž๐ฌ๐ญ

Waa baaritaan lagu ogaado isbeddellada ama khaladaadka ku dhaca ๐ก๐ข๐๐๐ž-๐ฌ๐ข๐๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐›๐ข๐ง๐ขโ€™๐š๐š๐๐š๐ฆ๐ค๐š (๐œ๐ก๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ฌ๐จ๐ฆ๐ž๐ฌ-๐ค๐š ), kuwaas oo door weyn ka qaata caafimaadka guud iyo taranka.

Baaritaankani wuxuu kaa caawinayaa in la ogaado sababaha keena:

- ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฆ๐จ ๐ฅ๐šโ€™๐š๐š๐ง๐ญ๐š (Infertility) iyo ๐๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š soo noq-noqda (Recurrent miscarriage)

- ๐‚๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐š ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š lagu dhasho (Congenital disorders )
- ๐ƒ๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐š๐œ๐š ๐ค๐จ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š (developmental or growth delays)
- ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ-๐ค๐š (cancer) iyo ๐œ๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐ ๐š (blood disorders)

Nova Diagnostics & Research waxay bixisaa baaritaan ๐š๐œ๐œ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ž ๐œ๐ก๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ฌ๐จ๐ฆ๐ž ๐š๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ, oo lagu sameeyo iyadoo ay fuliyaan physicians and specialists khibrad iyo xirfad leh.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252 611 331144 / +252 615 976982

๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐š ๐Ÿ—๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ-๐ค๐š ๐’๐ก๐ž๐ฒ๐›๐š๐š๐ซ๐ค๐šKa faaโ€™iidayso Fursad gaar ah oo lagu kasbanaayo waayo-aragnimo dhab ah oo ku s...
25/10/2025

๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐š ๐Ÿ—๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ-๐ค๐š ๐’๐ก๐ž๐ฒ๐›๐š๐š๐ซ๐ค๐š

Ka faaโ€™iidayso Fursad gaar ah oo lagu kasbanaayo waayo-aragnimo dhab ah oo ku saabsan shaqada sheybaarka caafimaadka.

Waxaad ku tababaran doontaa waaxyaha kala ah :

- Histopathology
- Molecular Biology
- Microbiology
- Immunology
- iyo kuwo kale

Waqtiga kama dambaysta ah: ๐Ÿ๐ŸŽ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

โฑ๏ธ Muddada: 3 bilood
๐Ÿ’ต Kharashka: $35 bishii

Tirada boosaska: ๐Ÿ‘๐Ÿ“ ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ ๐จ๐จ ๐ค๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Isdiiwaangeli maanta โ€” boosasku waa ay kooban yihiin

Nagala soo xariir +252 611 331144 | +252 615 976982

23/10/2025

๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐ก๐š.

๐ƒ๐ซ. ๐Š๐š๐ฌ๐ฌ๐ข๐ฆ ๐‡๐š๐ ๐ข ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข, Histopathology Specialist ka tirsan ๐๐จ๐ฏ๐š ๐ƒ๐ข๐š๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฌ & ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก, ayaa sharxaya muhiimadda baaritaanka hore ee kansarka naasaha si cudurka loo ogaado ka hor inta uusan faafin.

๐‚๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ ๐š๐ซ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก:

โ€ข Isbeddel muuqaal ama cabbir oo ku yimaada naaska
โ€ข Barar ama adkaansho gudaha naaska ama agagaarkiisa
โ€ข Dheecaan ama dhiig ka yimaada ibta naaska
โ€ข Maqaarka naaska oo yeesha midab ama taabasho aan caadi ahayn
โ€ข Xanuun ama cuncun joogto ah

๐๐จ๐ฏ๐š ๐ƒ๐ข๐š๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฌ & ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก, waxaa ka goโ€™an kor u qaadidda wacyiga bulshada, dhiirrigelinta baaritaannada joogtada ah, iyo bixinta adeegyo casri ah oo lagu kalsoonaan karo.

Nagala soo xariir +252 611 331144 | +252 615 976982

๐ƒ๐๐€ ๐“๐ž๐ฌ๐ญ ๐ฌ๐š๐ฑ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐จNova Diagnostics & Research waxaad ka heli kartaa baaritaanada DNA-da  oo lagu xa...
21/10/2025

๐ƒ๐๐€ ๐“๐ž๐ฌ๐ญ ๐ฌ๐š๐ฑ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐จ

Nova Diagnostics & Research waxaad ka heli kartaa baaritaanada DNA-da oo lagu xaqiijinayo ๐š๐š๐›๐›๐š๐ง๐ข๐ฆ๐จ, ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐จ๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐ช๐š๐ซ๐š๐š๐›๐จ, natiijooyin degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.

โœ… Baaritaan lagu sameeyo si xirfad leh
โœ… Natiijooyin la hubo, sax ahaantoodna la xaqiijiyay
โœ… Xogta qofka oo dhowrsan

Your DNA tells the truth โ€” trust Nova Diagnostics & Research.

Nagala soo xariir +252 611 331144 | +252 615 976982

18/10/2025

๐๐จ๐ฏ๐š ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ž & ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

Warbixin kooban oo muujinaysa sida Nova Institute ay u xoojineyso iskaashiga jaamacadaha dalka, si ardayda caafimaadka u helaan tababar, khibrad, iyo waayo-aragnimo shaqo oo dhab ah gudaha xarunta Nova.

Dadaalladan ayaa qayb ka ah himilada Nova ee ah kobcinta xirfadaha caafimaad iyo horumarinta cilmi-baarista gudaha Soomaaliya.

๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐…๐ฅ๐จ๐ฐ ๐‚๐ฒ๐ญ๐จ๐ฆ๐ž๐ญ๐ซ๐ฒ โ€” ๐ƒ๐š๐š๐ก๐š ๐Š๐š ๐๐š๐š๐ ๐’๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐”๐ง๐ฎ๐ ๐ฒ๐š๐๐š๐š๐๐š ๐ŸงฌMa ogtahay in unugyada jidhkaagu ay sheegi karaan xaaladda...
13/10/2025

๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐…๐ฅ๐จ๐ฐ ๐‚๐ฒ๐ญ๐จ๐ฆ๐ž๐ญ๐ซ๐ฒ โ€” ๐ƒ๐š๐š๐ก๐š ๐Š๐š ๐๐š๐š๐ ๐’๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐”๐ง๐ฎ๐ ๐ฒ๐š๐๐š๐š๐๐š ๐Ÿงฌ

Ma ogtahay in unugyada jidhkaagu ay sheegi karaan xaaladda caafimaadkaaga?

Baaritaanka Flow Cytometry ee Nova Diagnostics & Research wuxuu kuu oggolaanayaa:

๐Ÿ”น In si dhow loo kormeero cudurrada difaaca jirka iyo caabuqyada
๐Ÿ”น In la ogaado cudurrada dhiigga iyo kansarka marxaladaha hore

Nova Diagnostics & Research โ€” halka cilmi, saxnaan iyo kalsooni ay kulmaan.

Nagala soo xariir +252 611 331144 | +252 615 976982

๐“๐”๐Œ๐Ž๐‘ ๐Œ๐€๐‘๐Š๐„๐‘ ๐๐€๐๐„๐‹ โ€“ ๐๐Ž๐•๐€ ๐ƒ๐ˆ๐€๐†๐๐Ž๐’๐“๐ˆ๐‚๐’ & ๐‘๐„๐’๐„๐€๐‘๐‚๐‡Baaritaan Muhiim ah ๐จ๐จ ๐’๐š๐ก๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐Ž๐ ๐š๐š๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐šKansarku waa c...
07/10/2025

๐“๐”๐Œ๐Ž๐‘ ๐Œ๐€๐‘๐Š๐„๐‘ ๐๐€๐๐„๐‹ โ€“ ๐๐Ž๐•๐€ ๐ƒ๐ˆ๐€๐†๐๐Ž๐’๐“๐ˆ๐‚๐’ & ๐‘๐„๐’๐„๐€๐‘๐‚๐‡

Baaritaan Muhiim ah ๐จ๐จ ๐’๐š๐ก๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐Ž๐ ๐š๐š๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š

Kansarku waa cudur muddo dheer si qarsoon ugu kobca jidhka, balse baaritaan sax ah oo waqtigiisa la sameeyo wuxuu badbaadiyaa nolosho bukaanka insha Allah.

๐“๐ฎ๐ฆ๐จ๐ซ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ซ ๐๐š๐ง๐ž๐ฅ-๐ค๐š ๐๐Ž๐•๐€ ๐ƒ๐ข๐š๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฌ & ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก wuxuu suurtagelinayaa in si degdeg ah loo ogaado isbeddellada hiddo-sideyaasha iyo unugyada jidhka ee muujin kara halista kansarka.

๐…๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š๐ง:

- Ogaanshaha hore ee cudurka kansarka ka hor inta aanu ku faafin Jirka
- Kormeeridda jawaabta daaweynta inta lagu jiro daaweynta
- Ogaanshaha soo noqoshada cudurka si degdeg ah
- Kaalmaynta dhakhtarka goโ€™aannada daaweynta saxda ah

๐‚๐ข๐๐๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ:

- Dadka khatarta sare ugu jira cudurka kansarka (๐ญ๐ฎ๐ฌ๐š๐š๐ฅ๐ž: ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š ๐ช๐จ๐ฒ๐ฌ๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐ฎ ๐ค๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ ๐ฃ๐ข๐ซ๐จ)
- Bukaannada ku jira daawaynta kansarka
- Dadka u baahan dabagal iyo kormeer caafimaad kadib daawayn

Nagala soo xariir +252 611 331144 | +252 615 976982

02/10/2025

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐’๐จ๐จ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐Ÿ๐Ÿ–-๐ค๐ข๐ข ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐ญ๐š๐ฒ ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐ฏ๐š ๐ƒ๐ข๐š๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฌ& ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก,iyadoo ay soo qaban-qaabiyeen Somalia Medical Association.

๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ ๐จ๐จ๐›๐ญ๐š ๐ค๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐š๐ก๐š๐š:
๐ŸŽ“ ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง ๐€๐๐š๐ง ๐€๐๐๐ž

Munaasabaddan taariikhiga ah waxa ay sahashay kulanka dhakhaatiir, aqoonyahanno iyo bulshada caafimaadka, si loo xuso kaalinta mugga leh ee dhakhaatiirta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin horumarinta caafimaadka bulshada.

Nova Diagnostics & Research waxay sii adkeyneysaa doorkeeda hormuudka ah ee ku wajahan:
๐Ÿ”น Shirarka iyo doodaha caafimaadka
๐Ÿ”น Horumarinta cilmi-baarista
๐Ÿ”น Wadaagista aqoonta caafimaad ee dalka

๐‡๐ ๐„๐ฅ๐ž๐œ๐ญ๐ซ๐จ๐ฉ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ฌ๐ข๐ฌ ๐“๐ž๐ฌ๐ญBaaritaan fudud oo dhiig ah oo lagu ogaado noocyada aan caadiga ahayn ee Hemoglobin-ka.๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข...
30/09/2025

๐‡๐ ๐„๐ฅ๐ž๐œ๐ญ๐ซ๐จ๐ฉ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ฌ๐ข๐ฌ ๐“๐ž๐ฌ๐ญ

Baaritaan fudud oo dhiig ah oo lagu ogaado noocyada aan caadiga ahayn ee Hemoglobin-ka.

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ๐จ ?

- Wuxuu gacan ka geystaa in si hore loo ogaado cudurrada dhiigga ee hidde-sidaha
- Wuxuu ka caawiyaa qorsheynta uur ammaan iyo caafimaad leh
- Wuxuu tilmaamaa daaweyn iyo hab nololeed ku habboon xaaladda

๐Ÿ”น ๐‚๐ข๐๐๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฅ๐š ๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ

- Lamaanayaasha qorsheynaya guur ama uur
- Qoysaska leh taariikh dhiig-yaraan (anemia)
- Dadka la ildaran daal joogto ah ama dhiig-yaraan aan la fasiri karin

Nagala soo xariir +252 611 331144 | +252 615 976982

๐”๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐ค๐š ๐š๐ก ๐Œ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š & ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ-๐๐ก๐š๐›๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š๐Ÿ๐Ÿ‘-๐ค๐ข๐ข ๐’๐ž๐›๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐„๐ƒ๐ƒ๐‚๐Ž aya...
25/09/2025

๐”๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐ค๐š ๐š๐ก ๐Œ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š & ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ-๐๐ก๐š๐›๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š

๐Ÿ๐Ÿ‘-๐ค๐ข๐ข ๐’๐ž๐›๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐„๐ƒ๐ƒ๐‚๐Ž ayaa Hoolka shirarka iyo aqoon isweydaarsiga ee Nova ku qabatay munaasabad ballaaran oo ku aadan Usbuuca Caalamiga ah ee Dhagoolayaasha iyo Luuqadda suul-dhabaalaha.

Munaasabaddan waxaa kasoo qayb-galay masuuliyiin heerar kala duwan oo ka kala socday wasaaradaha caafimaadka, waxbarashada iyo hayโ€™adaha kale ee dowladda, iyadoo uu goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Hodan.

Munaasabadda ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay isgaarsiinta loo wada siman yahay, iyadoo la xaqiijinayo in bulshada naafada ka ah maqalka ay helaan adeegyo caafimaad, waxbarasho iyo fursado la mid ah bulshada inteeda kale.

Waxaa sharaf gaar ah u ah NOVA in ay ka mid noqoto taabagaliyaasha munaasabaddaan qiimha badan, taas oo muujinaysa taageerada joogtada ah ee NOVA ay u hayso horumarinta caafimaadka, waxbarashada, iyo sinnaanta bulshada.

Nagala soo xariir +252 611 331144 | +252 615 976982

#

20/09/2025

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐๐ช๐š๐›๐ค๐š ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐š

Hoolka shirarka ee Nova Diagnostics & Research ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu xusayay muhiimadda ilaalinta badqabka bukaanka.

Maalintani waxay xambaarsan tahay fariin muhiim ah: in la kordhiyo wacyiga ku saabsan badqabka bukaanka iyo in la xoojiyo kaalinta dhakhaatiirta, kalkaaliyeyaasha, iyo dhammaan shaqaalaha caafimaadku ay ku leeyihiin hubinta in bukaanku helaan daryeel caafimaad oo ammaan iyo tayo leh.

Nova Diagnostics & Research waxaa mar walba ka goโ€™an:
- In ay hormuud ka noqoto adeegyada caafimaad ee tayada leh
- In ay bulshada ku dhiirrigeliso ilaalinta badqabka bukaanka
- Iyo in ay dhisto nidaam caafimaad oo ku dhisan ammaan iyo kalsooni

Nagala soo xariir +252 611 331144 | +252 615 976982

19/09/2025

๐Ÿฉธ Hematologic Malignancies (Leukemia): Clinical Presentation and Diagnostic Approach

waxaana soo jeediyy
๐ƒ๐ซ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐Ÿ๐š ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐จโ€™๐š๐ฅ๐ข๐ฆ
Pediatrician
Pediatric Hematologist Oncologist at Hodan Hospital
Tehran Childrenโ€™s Medical Center

Nagala soo xariir +252 611 331144 | +252 615 976982

Address

Benadir Street
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nova Diagnostics & Research posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nova Diagnostics & Research:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram