Hamar Diagnostic Hospital

Hamar Diagnostic Hospital waxaad usoo doonataa Daryeel caafimaad.

Wacyigalin Caafimaad   B And   CCagaar showgu Waxa uu Ka Midyahay Cudurada Ugu dhibka badan EE Saameeya Baarka kuna saba...
12/05/2025

Wacyigalin Caafimaad

B And C
Cagaar showgu Waxa uu Ka Midyahay Cudurada Ugu dhibka badan EE Saameeya Baarka kuna sababa in baarku Shaqadiisa Gebo.
2.5 milyan oo Soomaali ah ayaa lanool xanuunada cagaarshowga ee Hepatitis B iyo C sida ay sheegtay WHO sanadkii 2023 taas macnaheedu waa in ku dhawaad 14% bulshada Soomaalidu ay xanuunkaas qabaan!.
Dhibka ugu weyn ee jira waa in bulshadeenu aysan dhib u arkin xanuunkaan cagaarshowga taasna ay keeneyso in aysan sameynin wax taxadar ah oo laxariira kahortaga faafitaankiisa.

Xanuunkaan waxa uu dhaawacaa beerka hadii aan si sax ah loola tacaalina waxa uu sababaa kansarka beerka iyo in beerku shaqo geb noqdo.

Sida ugu wanaagsan ee loola tacaalo waa kahortag oo ah baaritaan iyo talaalida qofkii aan qabin.

Hadaba Hamar Diagnostic Center waxa aad ka heleen Computerka uur ku jirka ee Ultrasound iyo baaritaanada baarka oo Lagu ogaanayo badqabka Baarka.
Wixi Faahfaahin ah laxiriir 0614684949/0617766575.

Ogeysiis OgaysiisXarunta tababarada Caafimaadka ee Hamar Diagnostic Center Waxay Ogaysiinaysaa Dhamaan Bahda Caafimaadka...
10/05/2025

Ogeysiis Ogaysiis
Xarunta tababarada Caafimaadka ee Hamar Diagnostic Center Waxay Ogaysiinaysaa Dhamaan Bahda Caafimaadka in Ay qabanayso Seminar Kusaabsan Talaalka Expended Program Immunization (EPI).
Wuxuu Socon Doonaa Mudo halMaalin Ah 16 May 2025.

Fadlan Iska Diiwaan Gali linkiga Hoose, Si aad uga mid noqoto Dadka Kafaaiideesanaya.
Wixii Faahfaahin Intaa dheeri ah nagala soo xariir Whatsup linkigaan
https://chat.whatsapp.com/JtVBBrWSPyS3U4VXWm1sWW
Intaa wixi dheer laxariir whatsup Numbers 0614684949/ 0617766576/0612515105.
Hamar Diagnostic Center
is

21/03/2024

Dr. Mohamed Abdirahman Salad oo ah dhaqtarka Cudurada Guud ee Hamar diagnostic Center oo idin leh Ramadan Kariim.

02/02/2024

Wacyigalin Caafimaad

BAnd C
Cagaar showgu Waxa uu Ka Midyahay Cudurada Ugu dhibka badan EE Saameeya Baarka kuna sababa in baarku Shaqadiisa Gebo.
2.5 milyan oo Soomaali ah ayaa lanool xanuunada cagaarshowga ee Hepatitis B iyo C sida ay sheegtay WHO sanadkii lasoo dhaafay ee 2023 taas macnaheedu waa in ku dhawaad 14% bulshada Soomaalidu ay xanuunkaas qabaan!.
Dhibka ugu weyn ee jira waa in bulshadeenu aysan dhib u arkin xanuunkaan cagaarshowga taasna ay keeneyso in aysan sameynin wax taxadar ah oo laxariira kahortaga faafitaankiisa.

Xanuunkaan waxa uu dhaawacaa beerka hadii aan si sax ah loola tacaalina waxa uu sababaa kansarka beerka iyo in beerku shaqo geb noqdo.

Sida ugu wanaagsan ee loola tacaalo waa kahortag oo ah baaritaan iyo talaalida qofkii aan qabin.

28/01/2024

Faaiideyso adeegaan Caafimaad oo Freega ah.

Jimca Wanaagsan
26/01/2024

Jimca Wanaagsan

22/01/2024

Booqo Hamar Diagnostic Hospital oo hel Daawo Iyo Baaritaano Lacag la'aan ah Kaliyaha jaro Numberka Dhaqtarka Oo ah 7Doolar.
Nagala Soo xariir 0614684949/0612515105.

Ma u xiratay  Face Maski ama Indha shareer Finan kaaga Soo baxay Wajigaaga?Ma isku aragtay Cidiyahaaga Gacmaha Iyo lugah...
04/11/2023

Ma u xiratay Face Maski ama Indha shareer Finan kaaga Soo baxay Wajigaaga?
Ma isku aragtay Cidiyahaaga Gacmaha Iyo lugaha oo Ku madoobaaday oo aad Fool xumo Dartood Bulshada uga qarisid?
Hadii ay Jawaabtaadu Haa tahay Booqo dhaqtarka Cudurada Maqaarka Cidiyaha iyo Timaha EE Xarunta Caafimaadka Ee Hamar Diagnostic Center.
Sii balanso dhaqtarka adiga oo laxariiraya numberadaan
0615436631
0614684949.

Isbitalka Hamar Diagnostic Center Waxaa diyaar kuugu ah dhaqtarka Cudurada Maqaarka Cidiyaha iyo Timaha.
04/11/2023

Isbitalka Hamar Diagnostic Center Waxaa diyaar kuugu ah dhaqtarka Cudurada Maqaarka Cidiyaha iyo Timaha.

03/11/2023

Xarunta Caafimaadka Ee Hamar Diagnostic Center Waxa ay Ugu bishaareyneysaa Bulshada Soomaliyeed in looga dhigay la kulanka Dhaqaatiirta Caruurta Iyo Cudurada Guud Numberkooda Free Mudo Bil ah.

Booqo Dhaqtarka Cudurada Guud EE Hamar Diagnostic Center oo U sheego Cabashada aad dareemeysid.Hamar Diagnostic Hospital...
01/11/2023

Booqo Dhaqtarka Cudurada Guud EE Hamar Diagnostic Center oo U sheego Cabashada aad dareemeysid.

Hamar Diagnostic Hospital
Hooyga Daryeelka Caafimaadkaaga.
Nagala soo Xariir
0615436631
0614684949.

Hamar diagnostic Hospital Waxa ay Bulshada Soomaaliyeed Ugu bishaareyneysaa in ay Farii (Free )uga dhigtay Numberka Dhaq...
01/11/2023

Hamar diagnostic Hospital Waxa ay Bulshada Soomaaliyeed Ugu bishaareyneysaa in ay Farii (Free )uga dhigtay Numberka Dhaqtarka Caruurta.

Address

Mogadishu

Telephone

+252614684949

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamar Diagnostic Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hamar Diagnostic Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category