National Eye Hospital

National Eye Hospital Daweynta iyo Qaliimada indhaha oo Casri ah
Hoyga Daryeelka iyo caafimadka indhaha.

Ma dareentaa aragti daciif ah Ha welwelin, xal baa jira, daryeel joogto ah iyo baaritaan indhaha ah ayaa kuu horseedi ka...
15/04/2026

Ma dareentaa aragti daciif ah Ha welwelin, xal baa jira, daryeel joogto ah iyo baaritaan indhaha ah ayaa kuu horseedi kara aragti ifaysa.

13/04/2026

Ahmed Abdulqadir Ibrahim waxa uu kamid ahaa bulshada ka faaideysatay qaliinka indho fiiqista, isaga oo hadda helay aragti ka wanaagsan tii h**e.

Isticmaalka badan ee shaashadaha wuxuu saameyn karaa aragtida indhaha, isagoo keena daal iyo qalayl, Si aad u ilaaliso i...
11/04/2026

Isticmaalka badan ee shaashadaha wuxuu saameyn karaa aragtida indhaha, isagoo keena daal iyo qalayl, Si aad u ilaaliso indhahaaga, yaree waqtiga shaashadaha oo qaado nasashooyin joogto ah.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
09/04/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

09/04/2026

Waxaan dib u bilownay adeegyada indho fiiqista lacag la'aanta ahaa, kaas oo ay ka faaideysteen qaar badan oo kamid ah bulshada.

Hadii aad u baahan tahay fulinta qaliimada caadka indhaha daboola oo dhamaystiran, nagu soo booqo National Eye Hospital ...
07/04/2026

Hadii aad u baahan tahay fulinta qaliimada caadka indhaha daboola oo dhamaystiran, nagu soo booqo National Eye Hospital si aad u hesho indho caafimaad qaba.

28/03/2026

Waxaan dib u bilownay adeegyada indho fiiqista lacag la'aanta ahaa, ka faaideyta fursadaan muhiimka ah.

Isticmaalka badan ee taleefoonka xilliga habeenkii wuxuu dhaawici karaa caafimaadkaaga, Yaree waqtiga shaashadda si aad ...
28/03/2026

Isticmaalka badan ee taleefoonka xilliga habeenkii wuxuu dhaawici karaa caafimaadkaaga, Yaree waqtiga shaashadda si aad u hesho hurdo wanaagsan iyo aragti ifaysa.

Ma dareentaa aragti daciif ah,  Ha ka wel-welin, xal ayaa jira, Daryeelka indhaha iyo baaritaan joogto ah ayaa kuu horse...
24/03/2026

Ma dareentaa aragti daciif ah, Ha ka wel-welin, xal ayaa jira, Daryeelka indhaha iyo baaritaan joogto ah ayaa kuu horseedi kara aragti ifaysa iyo nolol raaxo leh.

Wargalin muhiim ah Dr mohamed Abdullahi koshin  oo ah dhaqtar ku takhasusay indhaha kana howlgalo   ayaa dib u bilaabay ...
23/03/2026

Wargalin muhiim ah

Dr mohamed Abdullahi koshin oo ah dhaqtar ku takhasusay indhaha kana howlgalo ayaa dib u bilaabay adeegyadii Samafalka ahaa ee qaliimada iyo Daweunta indhaha.
Fadlan h**ey ugaar national eye hospital laamiyaraha Zoobe.

Address

Lami Yaraha Zoobe, Wadada Buluxubey
Mogadishu
252

Telephone

+252619914443

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when National Eye Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share