Kaafi Hospital

Kaafi Hospital KH welcomes you to experience exceptional healthcare services with compassion and expertise.

26/04/2026

Wacyi-gelin ku saabsan xaalad ku dhacda carruurta waa arrin aad u muhiim ah, waxaanna inoo sharxi doono Dr. Sacid Mohamed Nur.

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπ€π‹π€π‘πˆπ€ πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Malaria Adduunka.
25/04/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπ€π‹π€π‘πˆπ€ πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Malaria Adduunka.


Dhaqtarku waxa uu kuu fulinayaa dhamaan adeegyadan oo dhamaystiran la kulan dhaqtarka si aad u hesho adeegyo caafimaad o...
25/04/2026

Dhaqtarku waxa uu kuu fulinayaa dhamaan adeegyadan oo dhamaystiran la kulan dhaqtarka si aad u hesho adeegyo caafimaad oo dhamaystiran.

Wargelin Muhiim ahWaxaa shaqada dib ugu soo laabtayDr. Abdirahman HashiENT, Head and Neck Surgeon DoctorDhakhtarka cunah...
23/04/2026

Wargelin Muhiim ah

Waxaa shaqada dib ugu soo laabtay

Dr. Abdirahman Hashi
ENT, Head and Neck Surgeon Doctor

Dhakhtarka cunaha, sanka iyo dhagaha

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.
23/04/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.

Daryeelka dhalmada kadib Hooyada waxaan siin doonaa adeeg dhammaystiran oo naxariis leh, La-talin, kormeer iyo daryeel j...
22/04/2026

Daryeelka dhalmada kadib Hooyada waxaan siin doonaa adeeg dhammaystiran oo naxariis leh, La-talin, kormeer iyo daryeel joogto ah si Hooyada iyo ilmo u ahaadaan kuwo badqaba.

20/04/2026

Salmaan mid ka mid ah dhalinyarada ciyaarta kubadda cagta, waxaa soo gaaray dhaawac saameyay labadiisa jilib, waxaana go'ay seedaha ACL-ka, taas oo ah dhaawac u baahan daryeel iyo daaweyn gaar ah.

Hadii aad dareento xaalad deg-deg ah naga la soo xiriir Number-ka gaaban ee  #4466  Waqti kasta oo aad u baahan tahay ca...
20/04/2026

Hadii aad dareento xaalad deg-deg ah naga la soo xiriir Number-ka gaaban ee #4466 Waqti kasta oo aad u baahan tahay caawimaad caafimaad,hal wicitaan oo kali ayaa ku filan!


Dhaqtarku waxa uu kuu qaban doonaa adeegyadan oo dhameystiran, nagu soo booqo Kaafi Hospital  oo la kulan dhaqtarka cudu...
19/04/2026

Dhaqtarku waxa uu kuu qaban doonaa adeegyadan oo dhameystiran, nagu soo booqo Kaafi Hospital oo la kulan dhaqtarka cudurada guud & wadnaha .


18/04/2026

Hadii aad dareemeyso xanuun neerfaha ah, madax wareer, hurdo la'aan Kaafi Hospital waxaa heegan kuugu ah Dr Ahmed Abdiladif khabiir ku xeel dheer xanuunada neerfaha iyo caafimadka dhimirka.

Waxyabaha sababa in uu maqalkaagu lumo fahankooda ayaa furaha u ah ilaalinta maqalkaaga, La tasho dhaqtarkaaga, si aad u...
18/04/2026

Waxyabaha sababa in uu maqalkaagu lumo fahankooda ayaa furaha u ah ilaalinta maqalkaaga, La tasho dhaqtarkaaga, si aad u hesho baaritaan sax ah iyo daaweyn kugu habboon.

13/04/2026

Hambalyo Dr. Abdirahman Hashi Dhiif oo Noqday guuleystaha abaalmarinta ugu weyn ee dhaqtarka ugu wanaagsan africa.
Tani waa guul taariikhi ah oo ka tarjumaysa dadaal, karti, iyo adeeg hufan oo uu u fidiyey bulshada.
πŸŽ‰


Address

Laamiyaraha Buula Xuubeey Degmada Wadajir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaafi Hospital:

Share

Category