Som-indo Multi Speciality Hospital

Som-indo
Multi Speciality Hospital Medical treatment facility that offers multi specialized treatment for various medical conditions

29/01/2024

Waxaa hambalyo faraxad wadato u dirayaa kooxda Galmudug o marka ugu h**eysay ku guuleysatay Kooba gobalada Soomaaliya
Hambalyo Galmudug

14/09/2023
Qaliimada la xiriira kaadi haysta, qanjirka prostaatada ayaa laga qalay aabo soomaaliyeed oo in muda ah ludhibana,waxaan...
14/09/2023

Qaliimada la xiriira kaadi haysta, qanjirka prostaatada ayaa laga qalay aabo soomaaliyeed oo in muda ah ludhibana,waxaana wali socda qaliimada waawayn oo lacag la'aan ah.

Hadaba kafaaideysi wacan, waxaa sidoo kale socda dhalmada oo lacag la'aan ah.

29/08/2023

Mudo ayay isku kaadin jirtay, waxaana lageyay meelo badan ,15 sano oo quus ah ,iyo natiijadi lama filanka ahayd

12/04/2023

War farxad leh!
midkamid ah Bukaanada qaba cancer ka ee qaatay wajigii kobaad ee daaweenta cudurka cancer ka




+252610599991

Jumma mubaragNagala soo xariir+252610599991Abdikasim Road,Hodan district, mog-som
16/03/2023

Jumma mubarag
Nagala soo xariir
+252610599991
Abdikasim Road,Hodan district, mog-som

𝙅π™ͺ𝙒𝙒𝙖 π™ˆπ™ͺ𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠Nagala soo xariiir | +252 610599991| Abdikasim Road, Hodon district, Mog- Som
17/02/2023

𝙅π™ͺ𝙒𝙒𝙖 π™ˆπ™ͺ𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠

Nagala soo xariiir
| +252 610599991
| Abdikasim Road, Hodon district, Mog- Som

Qeybta qaliinka guud waxaa lagaaga daweynaa Hepatitis A, B & C ee ina soo gaar.
15/02/2023

Qeybta qaliinka guud waxaa lagaaga daweynaa Hepatitis A, B & C ee ina soo gaar.

Qeybta qaliinka guud waxaa lagaaga daweynaa idim alle Thyroid gland ee ina soo gaar.
13/02/2023

Qeybta qaliinka guud waxaa lagaaga daweynaa idim alle Thyroid gland ee ina soo gaar.

Meelo adag iyo Guntimo kugu cusub oo Naaska kusoo kordhay ;- Isbedel kuyimi qaabka iyo weynida mid kamida Naasaha ;-Dhaq...
11/02/2023

Meelo adag iyo Guntimo kugu cusub oo Naaska kusoo kordhay ;

- Isbedel kuyimi qaabka iyo weynida mid kamida Naasaha ;

-Dhaq-dhaqaaqa Naasaha oo kala duwanaada marka aad Gacmaha kor u qaado ;

-Oogada ama Caarada-naaska oo u ekaata sidii wax jactadey ama fuuq-baxay ;

-Isbedel kuyimaada Midabka iyo dareenka oogada sare ee qaybaha kudhow ama Naaska caaradiisa ;

-Dhinac kamida Caarada h**e ee Naaska oo u ekaada sidii wax Dhiigu kategey ama dhiig rooray ;

- Barar ama Guntin aad kadareento Kilaankilooyinka

- Cun-cun kuyimaada caarada h**e ee Naaska.

- Xanuun aad kadareento guud ahaan Naaska gaar ahaan maqaarka sare;

- Dheecaan kayimaada Naaska caaradiisa.(waxa suurta gal ah inuu dheecaankaasi yahay Dhiig).

calaamadaha dambe iyo astaamaha waxaa ka mid ah xanuun lafaha, lalabo, miisaan lumis, madax xanuun, qandho , tabardaro murqaha ah iyo rabitaanka cuntada oo luma.

Address

Abdikasim Road, Hodon District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som-indo Multi Speciality Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Som-indo Multi Speciality Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram