Sahan Men's Hospital

Sahan Men's Hospital Sahan Menโ€™s hospital delivers timely and compassionate healthcare services to our patient

Hadii aad isku aragto calaamada caabuqa kaadi mareenka, nagu soo booqo   waxaa heegan kugu ah dhaqtarka taranka ragga.
31/03/2026

Hadii aad isku aragto calaamada caabuqa kaadi mareenka, nagu soo booqo waxaa heegan kugu ah dhaqtarka taranka ragga.

30/03/2026

Sidee ayaad iskaga joojin kartaa caadada xun ee siigeysiga?
Sahan Men's Hospital

Hadii aad isku aragto calaamadan waxaa muhiim ah in aad si deg-deg ah oo la kulanto dhaqtarka taranka ragga.
30/03/2026

Hadii aad isku aragto calaamadan waxaa muhiim ah in aad si deg-deg ah oo la kulanto dhaqtarka taranka ragga.

qalooca ku yimaada xubinta taranka ragaa waa la daweyn karaa, nagu soo booqo       waxaa heegan kugu ah dhaqtarka tarank...
29/03/2026

qalooca ku yimaada xubinta taranka ragaa waa la daweyn karaa, nagu soo booqo waxaa heegan kugu ah dhaqtarka taranka ragga.

28/03/2026

๐’๐ข๐ข๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐๐š ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง ๐ข๐ง๐ญ๐ž๐ž ๐ฅ๐š'๐ž๐  ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ?

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
26/03/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

Si aad u xoojiso awoodda taranka ragga oo aad u hesho talooyin caafimaad oo lagu kalsoon yahay, nagu soo booqo    '  . o...
24/03/2026

Si aad u xoojiso awoodda taranka ragga oo aad u hesho talooyin caafimaad oo lagu kalsoon yahay, nagu soo booqo ' . oo la kulan dhaqtarka taranka ragga .

Kalluunku waa cunto nafaqo badan leh oo kordhisa tamarta jirka, Sidoo kale wuxuu ka caawiyaa hagaajinta wareegga dhiigga...
21/03/2026

Kalluunku waa cunto nafaqo badan leh oo kordhisa tamarta jirka, Sidoo kale wuxuu ka caawiyaa hagaajinta wareegga dhiigga iyo kor u qaadista awoodda galmada.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐†๐’๐€๐ ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐†๐’๐€๐ ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š

19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š.
dhamaan umada soomaliyeed waxaan idin leenahay farxad ku ciida.

.
.
.
.

Loosku waa cunto nafaqo badan leh oo kordhisa tamarta jirka isla markaana hagaajisa wareegga dhiigga, Tani waxay ka caaw...
16/03/2026

Loosku waa cunto nafaqo badan leh oo kordhisa tamarta jirka isla markaana hagaajisa wareegga dhiigga, Tani waxay ka caawisaa kor u qaadista firfircoonida iyo awoodda galmada si dabiici ah.

Biyo baxa deg-dega ah wuxuu ka dhashaa niyad jab, stress, iyo dhibaatooyin kale oo caafimaad, La tasho  .     si aad u h...
16/03/2026

Biyo baxa deg-dega ah wuxuu ka dhashaa niyad jab, stress, iyo dhibaatooyin kale oo caafimaad, La tasho . si aad u hesho daaweyn iyo daryeel xirfad leh oo taranka ragga ah.

Address

Zoobe
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Men's Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category