Libaax Nation

Libaax Nation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Libaax Nation, Health & Wellness Website, Mogadishu.

03/11/2021

Libaax Midkaa rabtid ina kugu garab istaago oon kaa caawiyo ila so socod sii.

Libaaxnimo is a lifestyle πŸ’ͺ🏾.

Libaax adiga lee naftaada xaqiri karo, waa ina is taxluujisaa ilaa aa goal kaaga ka gaareysid.Libaaxnimo is a lifestyle ...
24/10/2021

Libaax adiga lee naftaada xaqiri karo, waa ina is taxluujisaa ilaa aa goal kaaga ka gaareysid.

Libaaxnimo is a lifestyle πŸ’ͺ🏾.

20/10/2021

Libaax Vitaminada kuu fiican ma taqaana mana qaadata.

Maalintii intaas oo Vitamin baa laga rabaa ina jirkaaga ku kordhiso, adigo Vitamin supplements qaadanaayo ama cuntooyinka ee ku badan yihiin Vitamins kaan.

Libaaxnimo is a lifestyle πŸ’ͺ🏾.

Dadaal iyo Taxluujis waa mida lisku dheer yahay, Libaax Nation hoyga dhisida jirka iyo maskaxda raga Somaliyeed.Libaaxni...
18/10/2021

Dadaal iyo Taxluujis waa mida lisku dheer yahay, Libaax Nation hoyga dhisida jirka iyo maskaxda raga Somaliyeed.

Libaaxnimo is a lifestyle πŸ’ͺ🏾.

Si kaste u aadid GYM cuntada hadii eysan kaa saxneen wax isbadal ah, ma imanaayo.Cuntooyinka caafimaadkaaga ufiican bads...
17/10/2021

Si kaste u aadid GYM cuntada hadii eysan kaa saxneen wax isbadal ah, ma imanaayo.

Cuntooyinka caafimaadkaaga ufiican badso.

Libaaxnimo it's a Lifestyle πŸ’ͺ🏾.

🍊🍊🍊 Liin macaan ma cuntaa?Libaaxnimo it's a Lifestyle.
16/10/2021

🍊🍊🍊 Liin macaan ma cuntaa?

Libaaxnimo it's a Lifestyle.

Ma dooneysaa inaa hormar ka gaartid fitness kaaga?Libaax Nation baa diyaar kuu ah walal. Libaaxnimo it's a LifestyleπŸ’ͺ🏾.
15/10/2021

Ma dooneysaa inaa hormar ka gaartid fitness kaaga?

Libaax Nation baa diyaar kuu ah walal.

Libaaxnimo it's a LifestyleπŸ’ͺ🏾.

Heerka rabtid inaa ka gaartid fitness ka anakaa ku gaarsiin karno Libaax. Nala so xariir.Libaaxnimo it's a Lifestyle πŸ’ͺ🏾
15/10/2021

Heerka rabtid inaa ka gaartid fitness ka anakaa ku gaarsiin karno Libaax. Nala so xariir.

Libaaxnimo it's a Lifestyle πŸ’ͺ🏾

Libaax ina noqotaa rabtaa lkn ma rabtid ina shaqada qabtid, sidee u shaqeynee arintaas marka?Si kasta aad GYM u aado had...
14/10/2021

Libaax ina noqotaa rabtaa lkn ma rabtid ina shaqada qabtid, sidee u shaqeynee arintaas marka?

Si kasta aad GYM u aado hadii eesan cuntada kuu saxneen wax kuu shaqeenayo malaha, aniga diyaar kuu ah ina ku caawiyo.

Libaaxnimo it's a Lifestyle πŸ’ͺ🏾.

Maalintii waa ina biyo badan cabtaa...Naftaada way kuu abaal-marinee markii biyo badan cabtid, jirkaa kuu qurxoonanaayo....
14/10/2021

Maalintii waa ina biyo badan cabtaa...

Naftaada way kuu abaal-marinee markii biyo badan cabtid, jirkaa kuu qurxoonanaayo.

Waxa ugu horeeyo maliinti cabtid iyo waxa ugu danbeeyo waa ine noqdaan.

Libaaxnimo it's a Lifestyle πŸ’ͺ🏾.

Cuntooyinka la dagaalamo Inflammationka ( dhacaamada xun).1- Broccoli πŸ₯¦.2- Quraadta cagaarka ah (sida Ansalaatada iyo ko...
13/10/2021

Cuntooyinka la dagaalamo Inflammationka ( dhacaamada xun).

1- Broccoli πŸ₯¦.

2- Quraadta cagaarka ah (sida Ansalaatada iyo koostada iyo bagalka iyo qajaarka).

3- Fruits ka sida Berries ka ah (Blueberry, Blackberry, Raspberry) iyo liinmanka sida (liin macaan, liin dhanaan, liin balambeelmo).

4- Yaanyada.

5- Haruud ( cuntada lugu darsado).

6- Loos yaasha kala duwan sida Almonds ka iyo Walnuts ka.

Libaaxnimo waa Lifestyle iska keen keen ma aha.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Libaax Nation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram