Lii Mintan

Lii Mintan Working on anything exciting lately welcome to visit and To see what in the Page

01/11/2024

Golaha wasiirrada Israil ayaa ansixiyay in sare loo qaado miisaaniyadda sanad 2025, taas oo muujineysa isbeddel weyn oo ku yimid miisaaniyadeeda tan iyo markii ay dagaalka la gashay xamaas hal sano ka hor.

Miisaaniyadda Israil ee sanadkii 2024 ayaa ahayd qiyaastii 484 bilyan shekel oo u dhiganta ($130 bilyan), taasoo la micno ah in miisaaniyadda sanadka 2025 ay kordhisay ku dhowaad 123 bilyan shekel una dhiganta ($32.7 bilyan).

Kordhintaan waxaa qeyb weyn ka ah kharashaadka ku baxaya difaaceeda oo sare u kacay sababo la xiriira dagaalka ay la gashay xamaas xissbulllah, xuutiyiiinta iyo Iran.

05/07/2024
29/06/2024
29/06/2024
اللهم آمين يارب العالمين 🤲🏻😭
25/06/2024

اللهم آمين يارب العالمين 🤲🏻😭

Lacala subixii marka aad soo kacdo oo aad Brush-kaaga iyo daawada ilkaha soo qaadatid kadibna muraayada soo hor istaagti...
27/03/2023

Lacala subixii marka aad soo kacdo oo aad Brush-kaaga iyo daawada ilkaha soo qaadatid kadibna muraayada soo hor istaagtid oo aad aragto ilkahaaga oo dahab isku badalay, intaad orodo Dentistaha markaad utagtid uu kugu dhaho niyoow ilkahaaga Waa dahab halkii iligna qiimaha ay suuqa ka joogaan waa $50k (Konton Kun oo doolar). Meeqa ilkood ayad iska bixin laheyd si aad u iibiso?

Aniga Macal Gowsaha waan siibi lahaa 😀😂🤣😂

Address

Mogadishu
NEWS

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lii Mintan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram