Dr.Fartun Orey

Dr.Fartun Orey Caafimaad qabka caruurteena

27/04/2026
25/04/2026
23/04/2026

Dhibaato weyn ayey caruurtu ka qaadi karaan Roobka oo ey ku dabaashaan

21/04/2026

Sidee ilmaha looga daweynkaraa Hargabka magaalka ku jira magaalada.

Hergabka qalajiye uma baahna
Ee Kordhi difaaca ilmahaaga .

20/04/2026

Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo bukaannada ku xiran Isbitaalka Dr. Sumait la socodsiineynaa in 𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐭𝐮𝐮𝐧 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧, oo ah Dhakhtar ku takhasustay Caruurta & Caafimaadka Carruurta (Pediatrics & Child Health), ay ka soo laabatay fasax gaaban.

Waxay dib u bilaabaysaa qaabilaadda bukaannada, waxayna diyaar u tahay inay bixiso adeeg caafimaad oo tayo sare leh.

📍 Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu – Somalia
📞 Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

12/04/2026

Qaliinka hooyada uurka leh waa u badbaado ilmaha iyo hooyadaba.

07/04/2026

𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡 𝐃𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟔!

Isbitaalka Dr. Sumait waxa uu maanta xusayaa Maalinta Caafimaadka Adduunka, taas oo ah maalin caalami ah oo lagu xoojiyo muhiimadda caafimaadka iyo daryeelka bulshada.

Ujeedkeennu waa inaan garab istaagno bulshadeenna, annagoo bixinayna adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, kor u qaadidda wacyiga caafimaadka, iyo ka hortagga cudurrada si loo dhiso bulsho caafimaad qabta.

More info: https://bit.ly/4tRwLkv

📍 Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu – Somalia
📞 Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

02/04/2026

Ilmaha iney banaanka u baxaan oo ay facood la cayaaraan caafimaad badan ayey ka helaan.

Address

Sarta Al-Baraka, Xiireey Qaasim Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 15:00
Tuesday 08:00 - 15:00
Wednesday 08:00 - 15:00
Thursday 08:00 - 13:00
Saturday 08:00 - 15:00
Sunday 08:00 - 15:00

Telephone

+252611114725

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Fartun Orey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category