Dalmar Specialist & Teaching Hospital

Dalmar Specialist & Teaching Hospital Dalmar Hospital delivers timely and compassionate healthcare services to our patients and their famil

19/04/2026

Ka hortagga ayaa ka wanaagsan daaweynta. Soo gaar Shaybaarkeenna hadda.

๐Ÿ“ž Ballan qabso si fudud: 2666 ama
๐Ÿ’ฌ WhatsApp: https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1
[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga].



๐Œ๐€๐‘๐๐€๐€๐“๐ˆ-๐…๐”๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐‚๐€๐€๐Œ๐ˆ๐ˆ๐’๐‡๐„๐„๐๐๐€ ๐ŸŒŸ๐’๐ฎ๐œ๐๐ข ๐™๐ข๐ฆ๐š "Mahad iyo ammaan gaar ah ayaan u dirayaa ๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฌ๐ซ๐š ๐†๐š๐ซ๐†๐š๐š๐ซ. Xirfaddaada, nax...
18/04/2026

๐Œ๐€๐‘๐๐€๐€๐“๐ˆ-๐…๐”๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐‚๐€๐€๐Œ๐ˆ๐ˆ๐’๐‡๐„๐„๐๐๐€ ๐ŸŒŸ

๐’๐ฎ๐œ๐๐ข ๐™๐ข๐ฆ๐š "Mahad iyo ammaan gaar ah ayaan u dirayaa ๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฌ๐ซ๐š ๐†๐š๐ซ๐†๐š๐š๐ซ. Xirfaddaada, naxariistaada iyo daryeelka aad i siisay intii lagu jiray qaliinkayga (C-section) waa wax aan la ilaawi karin. Sidoo kale..." ๐Ÿค

Halkaan ka aqriso warbixinta ๐’๐ฎ๐œ๐๐ข ๐™๐ข๐ฆ๐š, ay ka qortay sida ay ugu faraxsantahay soo dhowaynta iyo addeegga ay ka heshay Isbitaalka Dalmar: https://share.google/kuVZ4ZVAWmjKA9Amn

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



๐Š๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐  ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐š ๐Ÿ๐ข๐ข๐œ๐š๐ง ๐๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š.Hadda waxaad isbitaalka Dalmar ka heli kartaa ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐ (Hepatitis B) ...
16/04/2026

๐Š๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐  ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐š ๐Ÿ๐ข๐ข๐œ๐š๐ง ๐๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š.
Hadda waxaad isbitaalka Dalmar ka heli kartaa ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐ (Hepatitis B) si aad naftaada iyo qoyskaaga uga difaacdo.

Iska hubi caafimaadkaaga maanta, qaado tallaalka, badbaado hakuu noqdee.

๐Ÿ“ž Ballan qabso si fudud: 2666 ama
๐Ÿ’ฌ WhatsApp: https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1
[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga].


Waxaan ku faraxsanahay inaan kusoo kordhinnay Shaybaarkeennabaaritaanka ๐‡๐ž๐ฉ๐š๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ ๐ ๐’๐ฎ๐ซ๐Ÿ๐š๐œ๐ž ๐€๐ง๐ญ๐ข๐›๐จ๐๐ฒ (๐€๐ง๐ญ๐ข-๐‡๐๐ฌ).Baaritaa...
11/04/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan kusoo kordhinnay Shaybaarkeenna
baaritaanka ๐‡๐ž๐ฉ๐š๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ ๐ ๐’๐ฎ๐ซ๐Ÿ๐š๐œ๐ž ๐€๐ง๐ญ๐ข๐›๐จ๐๐ฒ (๐€๐ง๐ญ๐ข-๐‡๐๐ฌ).

Baaritaankani ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐š inaad ogaato inaad horey uga ๐๐ข๐Ÿ๐š๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฉ๐š๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ ๐ ka hor inta aadan qaadan tallaalka.

Maanta nagu soo booqo Shaybaarkeenna, si aan kuugu samayno baaritaanka saxda ah.

๐Ÿ“ž Ballan qabso si fudud: 2666 ama
๐Ÿ’ฌ WhatsApp: https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga].



๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐ŽWaxaa bannaan booska shaqo ee hoos ku xusan;๐Ÿ. ๐Š๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š (Pediatric Nurse)Haddii aad buux...
09/04/2026

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž

Waxaa bannaan booska shaqo ee hoos ku xusan;
๐Ÿ. ๐Š๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š (Pediatric Nurse)

Haddii aad buuxin karto shuruudaha booskaan, fadlan ku dhufo lifaaqaan hoose si aad u buuxiso foomka codsiga shaqada, mahadsanid. ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ
https://forms.gle/MZVVcNNXJqwcozYH7




07/04/2026

Hooyo uur leh looma ogola! Maxay tahay sababta?

Dhkhar leh khibrad dhan 30 sano, iyo daryeelka caafimaadka caruurtaada ayaan diyaar kuula nahay mar walba. ๐Ÿ“ž Ballan qabs...
06/04/2026

Dhkhar leh khibrad dhan 30 sano, iyo daryeelka caafimaadka caruurtaada ayaan diyaar kuula nahay mar walba.

๐Ÿ“ž Ballan qabso si fudud: 2666 ama
๐Ÿ’ฌ WhatsApp: https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga].



๐Œ๐š ๐จ๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐ช๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ง ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ฃ๐ž๐ž๐ฑ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฒ๐š๐ซ ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ?Qalliinnada Laparoscopy-ga waa xal...
31/03/2026

๐Œ๐š ๐จ๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐ช๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ง ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ฃ๐ž๐ž๐ฑ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฒ๐š๐ซ ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ?

Qalliinnada Laparoscopy-ga waa xal casri ah oo kuu oggolaanaya:
โœ… Qalliin fudud
โœ… Xanuun yar
โœ… Soo kabasho degdeg ah

Ha ka baqin qalliinka, qalabyadeenna casriga ah iyo dhakhaatiirteenna khibradda leh ayaa ka dhigaysa mid ammaan ah oo raaxo leh, ilaahey idankiis.

๐Ÿ“ž Ballan qabso si fudud: 2666 ama
๐Ÿ’ฌ WhatsApp: https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga].



๐Œ๐€๐‘๐๐€๐€๐“๐ˆ-๐…๐”๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐‚๐€๐€๐Œ๐ˆ๐ˆ๐’๐‡๐„๐„๐๐๐€ ๐ŸŒŸ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐’๐ข๐š๐, "Waan u mahadcelinayaa Kooxda Isbitaalka Dalmar, si wacan ayaa laโ€™iigu ...
27/03/2026

๐Œ๐€๐‘๐๐€๐€๐“๐ˆ-๐…๐”๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐‚๐€๐€๐Œ๐ˆ๐ˆ๐’๐‡๐„๐„๐๐๐€ ๐ŸŒŸ

๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐’๐ข๐š๐, "Waan u mahadcelinayaa Kooxda Isbitaalka Dalmar, si wacan ayaa laโ€™iigu adeegay laga soo billaabo qalliinka illaa bukaan jiifka, ajar Allaah ha idinka siiyo."

Halkaan ka aqriso warbixinta ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐’๐ข๐š๐, uu ka qoray sida uu ugu faraxsanyahay soo dhowaynta iyo addeegga uu ka helay Isbitaalka Dalmar: https://share.google/ay2uxnpqBAJAsu2cH

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]




๐‡๐ž๐ž๐ ๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ - ๐‡๐š๐›๐ž๐ž๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง! ๐ŸŒ™โ˜€๏ธWaxaan kuu joognaa ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ• annagoo ku siinayna adeegyo caafimaad oo leh tayo...
25/03/2026

๐‡๐ž๐ž๐ ๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ - ๐‡๐š๐›๐ž๐ž๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง! ๐ŸŒ™โ˜€๏ธ

Waxaan kuu joognaa ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ• annagoo ku siinayna adeegyo caafimaad oo leh tayo sare, daryeel naxariis leh, iyo kalsooni buuxda.

๐Ÿ“ž Ballan qabso si fudud: 2666 ama
๐Ÿ’ฌ WhatsApp: https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga].




๐“๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐“๐ข๐ข๐ซ๐š๐š๐ง๐ฒ๐จ ๐‹๐ž๐ก ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ ๐’๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐†๐ž๐ž๐ซ๐ข๐๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐Ÿ๐š๐ญ๐š๐š๐ฑ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ, ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ก๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ค๐š ๐ƒ...
24/03/2026

๐“๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐“๐ข๐ข๐ซ๐š๐š๐ง๐ฒ๐จ ๐‹๐ž๐ก ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ ๐’๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐†๐ž๐ž๐ซ๐ข๐๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐Ÿ๐š๐ญ๐š๐š๐ฑ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ, ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ก๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Agaasimaha Caafimaadka Isbitaalka Dalmar iyo dhammaan qoyskiisa, geerida naxdinta leh ee ku timid Hooyadiis qaaliga ah Shukri Cabdullaahi Jaamac.

Geeridu waa Xaq! Waxaan Alle uga baryaynaa in uu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaan buuxana haka siiyo qoyskeeda iyo dhammaan ehelka ay ka baxday. Aameen.


19/03/2026

Howlwadeennada Isbitaalka Dalmar waxay idiin rajeynayaan Ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh. Mar walba waan idin garab taaganahay, xilliga Ciidda iyo ka dibba.

Ciid Yareey Wanaagsan!



Address

Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Specialist & Teaching Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dalmar Specialist & Teaching Hospital:

Share

Category