Som lab techitian

Som lab techitian waa madal soo gudbiso baaritaanada caafimaad iyo natiijooyinka baaritaanda

𝔹𝕒𝕒𝕣𝕚𝕥𝕒 𝕜𝕒𝕒𝕕𝕚𝕕𝕒 Si guud kaadida baaritaan keedu waxa uu maraa ilaa 3 waji1.inaan ubaarno siduleed oo aan ogaanoB. midaba...
18/01/2023

𝔹𝕒𝕒𝕣𝕚𝕥𝕒 𝕜𝕒𝕒𝕕𝕚𝕕𝕒
Si guud kaadida baaritaan keedu waxa uu maraa ilaa 3 waji
1.inaan ubaarno siduleed oo aan ogaano
B. midabaka kaadida
T.urta kaadida.
J.heerka bar gudbinteeda oo ah sheyga ka xageeyo malaga arkikara
X. Maxarka qaar waxaa raaco in la baaro tirada kaadida(badnaan sheheeda) lknind badan lama sameeyo
2. Inloo baaro si kiimical ah oo ka ogaaneyno
protein,
blood cells,
glucose,
pH,
bilirubin,
urobilinogen,
ketone bodies,
nitrites,
Iyo leukocyte esterase
3. Inaan ubaarno si microscope ahaan weyneeyso kufiirino
Oo aan ku ogaaneyno
B.crystals oo ay kamidyihiinAmmonium biurate.
Bilirubin.
Calcium oxalate or calcium phosphate.
Cystine.
Hippuric acid.
Leucine.
Struvite (magnesium ammonium phosphate).
Tyrosine.
Uric acid.
Xanthine
T.cells oo ay kamid yihiin WBCs, RBCs, epithelial cells, and, rarely, tumor cells
J.casts oo ay kamid yihiin urinary Casts ; Hyaline Casts · Red Blood Cell Casts ; Granular Casts, White Blood Cell Casts ; Waxy Casts, Bacterial Casts ; Fatty Casts
X.microorganism oo ay kamidyihiin Trichomonas vaginalis, Enterobius vermicularis, and Schistosoma haematobium yeast celss iyo qaarkamida bacteriyada

WAXAAN RAJEYNAA INAAD WAX BADAN KA FAA IDAY

18/01/2023

Lab tests

diradiraha ( daba cuncunka ilma) waxaa keena nuuckamida gooryaan ka oo loo yaqaanoEnterobius vermiculariskaasi oo ilmaha...
17/01/2023

diradiraha ( daba cuncunka ilma) waxaa keena nuuckamida gooryaan ka oo loo yaqaano
Enterobius vermicularis
kaasi oo ilmaha u horseedi karo hurdala la aan iyo nasiilo la aan
sidoo kale gooryaan kani waxa uu keeni karaa calool xanuun
maxaa yeelay ilamha yar yari marka ay dabada xogaan hadan farohoodii bay afka la aadayaaan sidaa ayuuno kusoo gelayaa mar labaad calooshi
waxan rajeynaa inaad wax badan ka ogaatay?
waa maxay Enterobius vermicularis
A pinworm (“threadworm”) i

Adigoo fiirinayo shaxdaan hooye sheeg1nuuxa dhiiga siinkaro dhamaan dhiiga kale?2.sheeg nuuca qaadan karo dhamaan nuucya...
17/01/2023

Adigoo fiirinayo shaxdaan hooye sheeg
1nuuxa dhiiga siinkaro dhamaan dhiiga kale?
2.sheeg nuuca qaadan karo dhamaan nuucyada kale ee dhiig?

Yest cells + uric acud cristal Female urine sample
17/01/2023

Yest cells + uric acud cristal
Female urine sample

𝔹𝔸𝔸ℝ𝕀𝕊𝕋𝕂𝔸 𝕌𝕌ℝ𝕂 waa mihiim in ay iska baari karto hooya walba S̳i̳d̳e̳e̳ ̳l̳o̳o̳b̳a̳a̳r̳a̳a̳1.soo diyaaro kaadi aadkabaar...
17/01/2023

𝔹𝔸𝔸ℝ𝕀𝕊𝕋𝕂𝔸 𝕌𝕌ℝ𝕂
waa mihiim in ay iska baari karto hooya walba
S̳i̳d̳e̳e̳ ̳l̳o̳o̳b̳a̳a̳r̳a̳a̳
1.soo diyaaro kaadi aadkabaari rabto uurka
2. Soo qado strip-ka lagu baaro uurk.
3. Geli kaadida stripka kaadida sida kaaga miiqato sawirka 1aad kuna dhexhaay 5 ilaa 8 ilbiriqsi
4. Strip-ka dulsaar meel nadiif ka sugna ilaa 5 daqiiqi.
J̳a̳w̳a̳a̳b̳t̳a̳
1. Hadii ay kuu soo baxa hal calaamad waxay ka dhigantay malihid wax uur ah
2. Hadii ay kuusoo baxdo waxayka dhigantay hambayo uur ayaad leedahay
W̳a̳x̳y̳a̳a̳b̳a̳h̳a̳ ̳j̳a̳w̳a̳a̳b̳t̳a̳ ̳k̳a̳a̳ ̳q̳a̳l̳d̳i̳ ̳k̳a̳r̳o̳
1.strip dhacay
2..inaad taabato meeshay calaamaduhu kasoo baxayaan.
3.inaad sifiican kaadida u gaarsiin stripka
4. Inaad aqriso isago yaalo wax kabadan 8saqiiqo

WAXAAN RAJEYNAA INAAD WAX BADAN KA FAA IDAY

16/01/2023

page jani waxa uu soo gubdin doonaa baaritaano caafimaad oo kala duwan.
fadlan nagu soobiir si aad wax badan ug a ogaato baaritaanada kala duwan ee halkan kusoo bandhigno

Address

Hadan
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som lab techitian posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category