19/12/2025
Bukaankan waxaa haleelay xanuunka Faalig (Stroke) Kuna soo booday 16 beri kadib dhalmada ,bukaanka Aya noola keenay qeybta Emergency isbitaalka Kaafi,mudo dabiibid iyo la tacaalid ayuu Allah cafimaad siiyay.
Dr Siraji-dhaqtarka daaweynta xanuunada Neerfaha iyo madaxa ee isbitaalka KAAFI Muqdisho Somalia.
Laamiyaraha Zope
Mogadishu
Be the first to know and let us send you an email when Dr Siraji Abdiladif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Send a message to Dr Siraji Abdiladif:
Daaweyta cudurada nervaha iyo dhimirka