Sakiina Hospital

Sakiina Hospital SAKIINA HOSPITAL - ex (SOMPAK) is a specialty hospital founded on the 1st of January 2022 by renowned orthopedic surgeon Dr.

𝐃𝐇𝐀𝐖𝐀𝐀𝐍 𝐅𝐈𝐋𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐊𝐇𝐀𝐀𝐓𝐈𝐈𝐑 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐎𝐎 𝐊𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐈𝐈𝐑𝐈 𝐃𝐎𝐎𝐍𝐀 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀:
01/04/2026

𝐃𝐇𝐀𝐖𝐀𝐀𝐍 𝐅𝐈𝐋𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐊𝐇𝐀𝐀𝐓𝐈𝐈𝐑 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐎𝐎 𝐊𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐈𝐈𝐑𝐈 𝐃𝐎𝐎𝐍𝐀 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀:

𝐉𝐎𝐁 𝐀𝐍𝐍𝐎𝐔𝐍𝐂𝐄𝐌𝐄𝐍𝐓:𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 WAXA UU SHAACINAYAA BOOS SHAQO OO AH 𝐌𝐄𝐃𝐈𝐂𝐀𝐋 𝐃𝐎𝐂𝐓𝐎𝐑 ( 𝐌𝐁𝐁𝐒 ).HADDABA DANEEYEYAASHA B...
31/03/2026

𝐉𝐎𝐁 𝐀𝐍𝐍𝐎𝐔𝐍𝐂𝐄𝐌𝐄𝐍𝐓:

𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 WAXA UU SHAACINAYAA BOOS SHAQO OO AH 𝐌𝐄𝐃𝐈𝐂𝐀𝐋 𝐃𝐎𝐂𝐓𝐎𝐑 ( 𝐌𝐁𝐁𝐒 ).
HADDABA DANEEYEYAASHA BUUXIYEY SHURUUDAHA LAGA DOONAYO WAXAA LAGA CODSANAYAA IN AY CV YADOODA KU SOO HAGAAJIYAAN CIWAANNAADA ISBITAALKA AMA XARUNTA ISBITAALKA OO KU TAAL TALEEX, HODAN.

𝐕𝐀𝐂𝐂𝐀𝐍𝐓 𝐏𝐎𝐒𝐈𝐓𝐈𝐎𝐍: 𝐌𝐄𝐃𝐈𝐂𝐀𝐋 𝐃𝐎𝐂𝐓𝐎𝐑 ( 𝐌𝐁𝐁𝐒 )

𝐑𝐄𝐐𝐔𝐈𝐑𝐄𝐌𝐄𝐍𝐓𝐒:

MBBS degree (Medical Doctor) Or related fields.
2-3 years Experience
Proficiency in Arabic & English.
Available for full-time work.
Excellent communication skills.
Female candidates are highly preferred.
Application Deadline 5th April 2026.

Send Your CV to: sakiinahospital@gmail.com

🌡️𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐂𝐔𝐃𝐔𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐑𝐔𝐔𝐑𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐀𝐑𝐘𝐄𝐄𝐋𝐊𝐎𝐎𝐃𝐀( 𝐏𝐄𝐃𝐈𝐀𝐓𝐑𝐈𝐂𝐒 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓):🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮...
30/03/2026

🌡️𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐂𝐔𝐃𝐔𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐑𝐔𝐔𝐑𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐀𝐑𝐘𝐄𝐄𝐋𝐊𝐎𝐎𝐃𝐀
( 𝐏𝐄𝐃𝐈𝐀𝐓𝐑𝐈𝐂𝐒 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓):

🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐮𝐫 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲 (𝐏𝐡.𝐃) oo ah Dhakhtar takhasus u leh Cudurrada Caruurta , Daaweeyntooda iyo Daryeelkooda.

🏃🚶🏻‍♂️Booqo Xarunta 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 oo kutaal waddada 𝐂/𝐐𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦, 𝐓𝐚𝐥𝐞𝐞𝐱, 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧.

📍𝐀𝐃𝐄𝐄𝐆 𝐇𝐔𝐅𝐀𝐍 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐖𝐄𝐘𝐍 𝐇𝐄𝐄𝐑𝐒𝐀𝐑𝐄📍

𝐁𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐁𝐒𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀:

☎ : 2624
📱: +262 61 0262044
: 61 0262043

📍Mawduuc noocee ah ayaad jeclaan lahaydeen in dhakhtarku uu ka soo hadlo marka xiga?
📍Ma jirtaa Su'aal aad weydiin lahayd Dhakhtarka?, faallada noogu reeb.

🏥🚑 𝐐𝐄𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐔𝐔𝐑𝐑𝐄𝐘𝐃𝐀 (𝐎𝐁𝐒𝐓𝐄𝐓𝐑𝐈𝐂𝐒 & 𝐆𝐘𝐍𝐄𝐂𝐎𝐋𝐎𝐆𝐘 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓)🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋  Waxa uu kuu fulinayaa daaweynta,...
30/03/2026

🏥🚑 𝐐𝐄𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐔𝐔𝐑𝐑𝐄𝐘𝐃𝐀 (𝐎𝐁𝐒𝐓𝐄𝐓𝐑𝐈𝐂𝐒 & 𝐆𝐘𝐍𝐄𝐂𝐎𝐋𝐎𝐆𝐘 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓)

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 Waxa uu kuu fulinayaa daaweynta, daryeelka iyo kombiyuutarka haweenka, Uurreyda iyo dhalmada kadib.

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫.𝐀𝐛𝐝𝐢𝐚𝐳𝐢𝐳 𝐀𝐛𝐝𝐢 ( 𝐎𝐛𝐬 & 𝐆𝐲𝐧𝐞 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭) oo ah Dhakhtar ku takhasusay Cudurrada haweenka, Kombiyuutarka Uur kujirta iyo dhalmada..

🏃🚶🏻‍♂️Booqo Xarunta 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 oo kutaal waddada 𝐂/𝐐𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦, 𝐓𝐚𝐥𝐞𝐞𝐱, 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧.

𝐁𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐁𝐒𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀:

☎ : 2624
📱: +262 61 0262044
: 61 0262043

📍Ma jirtaa Su'aal aad weydiin lahayd Dhakhtarka, faallada noogu reeb?

29/03/2026

𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐖𝐀𝐃𝐄𝐄𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀:

🏥🚑𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐐𝐀𝐋𝐋𝐈𝐈𝐌𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐀𝐀𝐖𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 𝐋𝐀𝐅𝐀𝐇𝐀  𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐄𝐄𝐃𝐀𝐇𝐀 (𝐎𝐑𝐓𝐇𝐎𝐏𝐄𝐃𝐈𝐂 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓 ): 🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa uu kuu fulinaya...
29/03/2026

🏥🚑𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐐𝐀𝐋𝐋𝐈𝐈𝐌𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐀𝐀𝐖𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 𝐋𝐀𝐅𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐄𝐄𝐃𝐀𝐇𝐀 (𝐎𝐑𝐓𝐇𝐎𝐏𝐄𝐃𝐈𝐂 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓 ):

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa uu kuu fulinayaa dhammaan noocyada kala duwan ee qalliimada iyo kabidda lafaha.

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐐𝐮𝐞𝐭𝐭𝐚 (𝐎𝐫𝐭𝐡𝐨𝐩𝐞𝐝𝐢𝐜 𝐒𝐮𝐫𝐠𝐞𝐨𝐧) oo ah Dhakhtar ku takhasusay khibrad iyo aqoon sare na u leh Qalliimada, kabidda iyo Daaweeynta Lafaha iyo Seedaha.

🏃🚶🏻‍♂️Booqo Xarunta 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 oo kutaal waddada 𝐂/𝐐𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦, 𝐓𝐚𝐥𝐞𝐞𝐱, 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧.

𝐁𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐁𝐒𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀:

☎ : 2624
📱: +262 61 0262044
: 61 0262043

📍Ma jirtaa Su'aal aad weydiin lahayd Dhakhtarka, faallada noogu reeb?

𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐖𝐀𝐃𝐄𝐄𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀:Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 29 Maarso 2026 xarunta 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 t...
29/03/2026

𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐖𝐀𝐃𝐄𝐄𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀:

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 29 Maarso 2026 xarunta 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 tababar heerkiisu sarreeyo oo ku saabsan 𝐃𝐀𝐑𝐘𝐄𝐄𝐋𝐊𝐀 𝐌𝐀𝐂𝐀𝐀𝐌𝐈𝐈𝐒𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐖𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 ( 𝐂𝐔𝐒𝐓𝐎𝐌𝐄𝐑 𝐂𝐀𝐑𝐄 𝐀𝐍𝐃 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋𝐈𝐓𝐘 ) loogu qabtay hawl-wadeennada 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀.

ujeedka Tababarkaan ayaa ahaa in sare loo qaado tayada hawl-wadeennada 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 si adeegga bulshada ay u hayaan u noqdo mid tayo leh.

Waxaa tababarka bixinayey 𝐖𝐚𝐫𝐬𝐚𝐦𝐞 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 oo ah khabiir Dhaqaalaha iyo Ganacsiga.

27/03/2026
🏥🚑 𝐐𝐄𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐔𝐔𝐑𝐑𝐄𝐘𝐃𝐀 (𝐎𝐁𝐒𝐓𝐄𝐓𝐑𝐈𝐂𝐒 & 𝐆𝐘𝐍𝐄𝐂𝐎𝐋𝐎𝐆𝐘 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓)🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋  Waxa uu kuu fulinayaa daaweynta,...
26/03/2026

🏥🚑 𝐐𝐄𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐔𝐔𝐑𝐑𝐄𝐘𝐃𝐀 (𝐎𝐁𝐒𝐓𝐄𝐓𝐑𝐈𝐂𝐒 & 𝐆𝐘𝐍𝐄𝐂𝐎𝐋𝐎𝐆𝐘 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓)

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 Waxa uu kuu fulinayaa daaweynta, daryeelka iyo kombiyuutarka haweenka, Uurreyda iyo dhalmada kadib.

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫.𝐀𝐛𝐝𝐢𝐚𝐳𝐢𝐳 𝐀𝐛𝐝𝐢 ( 𝐎𝐛𝐬 & 𝐆𝐲𝐧𝐞 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭) oo ah Dhakhtar ku takhasusay Cudurrada haweenka, Kombiyuutarka Uur kujirta iyo dhalmada..

🏃🚶🏻‍♂️Booqo Xarunta 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 oo kutaal waddada 𝐂/𝐐𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦, 𝐓𝐚𝐥𝐞𝐞𝐱, 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧.
𝐁𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐁𝐒𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀:

☎ : 2624
📱: +262 61 0262044
: 61 0262043

📍Ma jirtaa Su'aal aad weydiin lahayd Dhakhtarka, faallada noogu reeb?

19/03/2026

DR. ABDIAZIIZ ABDI OO MUNAASABADDA CIIDA UGU HAMBALYEEYEY BULSHADA MUSLIMIINTA AH GAAR AHAAN SOOMAALIDA

Address

Abdikasim Street, Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sakiina Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sakiina Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category