SAXA Clinical Center

SAXA Clinical Center people care and treatment

Mudane macaamiil waxaan ku kenay Apetamin syrup waa sharoobo Vatamine waliba kordhiso miisaanka qofka, wax yeelo ma laha...
04/12/2021

Mudane macaamiil waxaan ku kenay Apetamin syrup waa sharoobo Vatamine waliba kordhiso miisaanka qofka, wax yeelo ma laha, hadad u bahantahay nagala xariir, 0613334420, ama 0618907383

Mudane iyo marwo macaamil waxaan ku kenay koofiyada caruurta ka ilaaliso in ay indha iyo dhagaha kagaan shaambada logu q...
30/08/2021

Mudane iyo marwo macaamil waxaan ku kenay koofiyada caruurta ka ilaaliso in ay indha iyo dhagaha kagaan shaambada logu qubeeyo caruurta, nagala xariir numberkaan hoose ku qoran: 0613334420/ 0618907383

Mudane Macaamiil waxaan ku kenay Xafaayadda caruurta waliba suuf kasameesan.Faidooyinka.1. waa dhaqankartaa markasto 2. ...
09/08/2021

Mudane Macaamiil waxaan ku kenay Xafaayadda caruurta waliba suuf kasameesan.
Faidooyinka.
1. waa dhaqankartaa markasto
2. Biyo masiideso waliba huur malaha
3. Waxa ay ku save gareenee dhaqalihii aad bil waliba bixini jirtay
4. caruurto dhan waa u xiri kartaa waa Adjustable
hadaad u baahato fadlan kala xariir numberkaan. 0613334420 ama 0618907383 keenista waa bilaash

Mudane macaamiil waxaa lagu kenay adeeg cusub oo aad ogu fiican raga qaba premature ej*******on waxii faahfahin ah kal x...
19/07/2021

Mudane macaamiil waxaa lagu kenay adeeg cusub oo aad ogu fiican raga qaba premature ej*******on waxii faahfahin ah kal xariir numberkaan 0613334420

Hada dalbo oo hada hel
08/04/2021

Hada dalbo oo hada hel

Man & Woman love tea, waa caleen shaah herbal ah kana daaweyneysaa inshallah xanuunada soo socdo, sida:1. gugul xumida,p...
07/04/2021

Man & Woman love tea, waa caleen shaah herbal ah kana daaweyneysaa inshallah xanuunada soo socdo, sida:

1. gugul xumida,poor sexual performance , 2.backache, dhabar xanuunka,
3. ununiry urgency, kaadi baxsadka,
4.kidney enhancement, kobcinta kilyaha
Qofkii waxuu isticmalaa 3 box, bokiskiina waxaa ku jiraa 20 xabo, maalintii waxuu isticmalaa 2 xabo
Warning, daawadaan ma isticmaali karaan, naagaha uurka leh, nuujisada,.caruurta iyo dadka la il daran xanuunada adag

07/04/2021

waa mahadsantihin asxabta ku xiran Saxa clinical center

Macaamishii sugesay dalabkii cusbaa face mask oo maro ah misane orginal ah dalbo aad heshidee qiimaha was $ 2
22/02/2021

Macaamishii sugesay dalabkii cusbaa face mask oo maro ah misane orginal ah dalbo aad heshidee qiimaha was $ 2

SAXA Clinical Center waxa ay idinkentay Face mask oo qiimo jaban, walaal dalbo si dag dag aad u heshidee. nagala soo xar...
19/02/2021

SAXA Clinical Center waxa ay idinkentay Face mask oo qiimo jaban, walaal dalbo si dag dag aad u heshidee. nagala soo xariir number 0613334420/ 0614040366

Mudane, marwo iska ilaali salaanta gamac, meelaha dadka ay iskugu imadan adiga oo ka taxadirayo covid 19 ama carona viru...
19/02/2021

Mudane, marwo iska ilaali salaanta gamac, meelaha dadka ay iskugu imadan adiga oo ka taxadirayo covid 19 ama carona virus

08/01/2020

Ku soo dhawadaa qiimo idin raaligaliyo iyo Daawo tayo fican leh

Address

Dharkenley
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAXA Clinical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to SAXA Clinical Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram