Waaberi Hospital

Waaberi Hospital Kumbiyuutarka Beerka,Kumbiyuutarka uur ku jirta iyo Iskaank

Waaberi Hospital waxa uu hambalyo u dirayaa Dr Mohamed Abdullahi Isse (Gaaldiid) gudoomiyaha fulinta ee SNAPH oo loo doo...
20/04/2026

Waaberi Hospital waxa uu hambalyo u dirayaa Dr Mohamed Abdullahi Isse (Gaaldiid) gudoomiyaha fulinta ee SNAPH oo loo doortay inuu NHPC ku matalo isbitaalada gaarka loo leeyahay.

Waxaan u rajeyneynaa hormar iyo waxqabad miro dhal ah

17/04/2026

Hadii aad la noshahay cagaarshowga B, goormee ayey tahay in aad la kulantid dhakhtarka beerka iyo uur ku jirta?

📍 Kasoo horjeedka hotel Shamo, Soobe, Muqdisho - Somalia
📞 611 78 09 61 | 611 78 09 62

16/04/2026

Xanuunka thyrodka dhibaato intee la'eg ayuu kuu keeni karaa? sideesa ku ogaan kartaa inaad qabtid?

📍 Kasoo horjeedka hotel Shamo, Soobe, Muqdisho - Somalia
📞 611 78 09 61 | 611 78 09 62

11/04/2026

Maxaa sabab bararka ku imaado lugaha

📍 Kasoo horjeedka hotel Shamo, Soobe, Muqdisho - Somalia
📞 611 78 09 61 | 611 78 09 62

09/04/2026

Dad badan ayaa iska indha-tira calaamadaha caloosha, laakiin daacada badan waxay noqon kartaa fariin jirkaagu kuu soo dirayo. Dr Mohamed Warsame ayaa inoo Sharaxaya:

✅ Cunnooyinka keena dibirada iyo daacada.
✅ Xanuunada sabab u noqda daacada badan
✅ Goorma ayay tahay inaad dhakhtar la xidhiidho?

📍 Kasoo horjeedka hotel Shamo, Soobe, Muqdisho - Somalia
📞 611 78 09 61 | 611 78 09 62

03/04/2026

Waa maxay khatarta aad la kulmi kartid hadii aadan iska daaweyn beer subaga.

20/03/2026

Waa maxay dhibaatooyinka caafimaad ee imaan karo maalmaha ciida ee la xiriira dheefshiidka.

19/03/2026

Waxaan dhamaan muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa ciida, waxaan idin leenahay ciid wanaagsan.

14/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 25-𝗮𝗮𝗱: Maxaa keena af urka ama af shiirka xiliga ramadaanka.

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

13/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 24-𝗮𝗮𝗱: dadka qabo boog calooleedaka ama ama waxa ay soomaalida u taqaano gaaska caloosha iyo xiliga ramadaanka

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

11/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 22-𝗮𝗮𝗱: Dhagaxaanta xameetida iyo xiliga ramadaanka.

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

10/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 21-𝗮𝗮𝗱: Saameynta cunnada badan ee la cuno xiliga ramadaanka iyo dheefshiidka.

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

Address

Opp. Hotel Shamo & Hayat Market (Soobe), Wadajir, Benadir
Mogadishu
252

Telephone

+252614944449

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Waaberi Hospital:

Share

Category