Somali youth Aid organization

Somali youth Aid organization Kuso dhawaw page Ka Urrurka Gargarka Dhallinyarada Somaliyeed.

Sii share garee si Asxaabtada Ugu faaidaysan.
01/07/2022

Sii share garee si Asxaabtada Ugu faaidaysan.

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaa ugu bishaarenaynaa Bisha Dulxaj Awgeed inaan Qiimo Dhimis 𝟓𝟎% ah aan ku samaynay kaarka Qoyska (FAMILY CARD).

Hadaba macmiil qiima dhimistaan waxa ay socon Doontaa muddo 𝟏0 𝐜𝐢𝐬𝐡𝐨 ah oo ka bilaabaneeysa 𝟐da 𝐉𝐮ly, 𝟐𝟎𝟐𝟐.
Somali Health Cards Center

.

Nagu tageer Dhaqaale Hadba Waxaad awoodid Ha ahaado .5.Kala illaawin Share & Like ta Mahadsanid
27/06/2022

Nagu tageer Dhaqaale Hadba Waxaad awoodid Ha ahaado .5.

Kala illaawin Share & Like ta Mahadsanid

Waxaan Ku jirnaa Campain aan Ugu Talla galnay Qosas Gaaraya 1000 qoys inaan siino Kaarar Caafimaad oo bilaash ah.

Si bulshadu u hesho.adeegya caafimaad oo dhamaystiran waxaa lagama maarmaan ah in lahelo wacyigalin joogta ah sidaas dar...
20/06/2022

Si bulshadu u hesho.adeegya caafimaad oo dhamaystiran waxaa lagama maarmaan ah in lahelo wacyigalin joogta ah sidaas daraadeeda
Somali Health Cards Center waa xarun utaagin u adegida iyo daryeelida hooyada iyo dhalaanka.
Nagu caawi iyo nadhiiri gali si bulshada u hesho adeegayaas oo nagu taageer waxaad awoodid haba ugu yarado inaad share dhahda

https://youtube.com/channel/UCTSElX8xE8UGJ5KEzmr1ktw

Waxaa si.habsamileh inoogu bilaawday campaign keeniii ku aadanaa kaaal waxaan rajaynaynaa inaad inagu saacidi doontaan f...
20/06/2022

Waxaa si.habsamileh inoogu bilaawday campaign keeniii ku aadanaa kaaal waxaan rajaynaynaa inaad inagu saacidi doontaan fikradaan aan bulshada kusoo kordhinay. Hanagala.baqiilin waxaad awoodid haba ahaadaan 5
1
2
Ilaa wixii kabadan. Booqa bogeena Facebook iyo utubeka adiga oo share garaynaaya insha Allah

https://www.facebook.com/Somalihealth001/

https://youtube.com/channel/UCTSElX8xE8UGJ5KEzmr1ktw

Xarunta kaararka Caafimaadka waa xarun kuu sahlayso inaad hesho hal dhaqtar iyo hal hospital si looyareeyo caqabadaha kataagan bulshada dhanka caafimaadka.

Dhamaan Bulsha waynta soomaliyeed Waxaan idhan leenahay "AFUR WANAAGSAN".Somali youth Aid organization
14/04/2022

Dhamaan Bulsha waynta soomaliyeed Waxaan idhan leenahay "AFUR WANAAGSAN".
Somali youth Aid organization

Address

Maka Al-mukaramah
Mogadishu

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252617001560

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali youth Aid organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali youth Aid organization:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram