Dr. Ismail Mohamed Ali

Dr. Ismail Mohamed Ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Ismail Mohamed Ali, Otolaryngologist (ENT), Mogadishu.

Daaweynta iyo Qaliinka Cuduradda ku dhaca CUNAHA, DHAGAHA & SANKA(ENT), ahna khabiir qalimada dhegaha iyo dhagoolnimada kana howl gala Hospitalka Shaafi Magalada Mogadishu/0619992697 call&whatsapp

  Maqal yarida  /   Manta waxaan qalin usameeyay Bukaan dhaliyaro ah oo Maqalku ku adkaaday taso sameysay Noloshiisa Wax...
26/04/2026

Maqal yarida
/
Manta waxaan qalin usameeyay Bukaan dhaliyaro ah oo Maqalku ku adkaaday taso sameysay Noloshiisa
Waxaan badlay lafta ugu yar lafaha aadanaha( ) si uu maqalku ugu gudbo dhegta gudaha.
Qalinkan nocan oo kale ah in aad sameysid waxey ubahantahay khibrad iyo in aad si gooni ah qalimadda dhegaha ugu takhasustay.

OP.Dr Ismail Mohamed Ali
ENT,Head and Neck surgeon
Fellow otology Neurology&Choklear implant

#6199992697

24/04/2026

Mulki muddo dheer waxay la dhibaneyd biyo maskaxda oo ka imanayay sank, taas oo si weyn u saameysay nolol maalmeedkeeda,Halis gelisana nafsadeeda. Qaliinka iyo daweynta uu sameeyay Dr. Ismail Mohamed Ali kadib hada way caafimaad qabtaa.
Si aad Ula kulantid Dr. Ismail Mohamed Ali
Khabiir daweynta iyo qalimada Cudurada Cunaha,Dhegaha iyo sanka
Una heshid Dhageeysi,Dhimrrin iyo dabiib saxan laxariir

Endonasal Csf Rhinorrhea Repair

23/04/2026

Hadii aad sanka hilib ku leedahay ama cabur aad dareemeyso, muuqaalkan waa muuqalkaagii.
Si aad Ula kulantid Dr. Ismail Mohamed Ali
Khabiir daweynta iyo qalimada Cudurada Cunaha,Dhegaha iyo sanka
Una heshid Dhageeysi,Dhimrrin iyo dabiib saxan laxariir

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
23/04/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

  Boroyinka qanjirka Dhuunta(Thyroidka) oo doobir ahQalinkaan doobirka ah wuxuu badbaado uyahay 1.ilaalinta codka bukaan...
22/04/2026

Boroyinka qanjirka Dhuunta(Thyroidka) oo doobir ah
Qalinkaan doobirka ah wuxuu badbaado uyahay
1.ilaalinta codka bukaanka(in uusan xabeeb yeelan ama codku Ka tagin)
2.ilaalinta qanjirro Muhiim ah (Parathyroid gland)
3.bogaosho degdeg ah iyo kabixid Hospital Ka waqti h**e
Hadaba B***o dhuunta Makaga talaa oo mawalwaleysaa la kulan dr ismail Mohamed Ali si aad u heaho qaliin badaabdo Leh Iyo isticmaalka aaladaha casriga ah .

21/04/2026

Si aad Ula kulantid dr Ismail Mohamed Ali
Khabiir daweynta iyo qalimada Cudurada Cunaha,Dhegaha iyo sanka
Una heshid Dhageeysi,Dhimrrin iyo dabiib saxan laxariir

Talo caafimaad oo muhiim ah iska ilaali inaad wax fiiqan ama suufka dhegaha gudaha u galiso waxa ay dhaawici karaan xuub...
20/04/2026

Talo caafimaad oo muhiim ah iska ilaali inaad wax fiiqan ama suufka dhegaha gudaha u galiso waxa ay dhaawici karaan xuubka dhegaha.

19/04/2026

Boroyinka qanjirka Dhuunta(Thyroidka) oo doobir ah
Qalinkaan doobirka ah wuxuu badbaado uyahay
1.ilaalinta codka bukaanka(in uusan xabeeb yeelan ama codku Ka tagin)
2.ilaalinta qanjirro Muhiim ah (Parathyroid gland)
3.bogaosho degdeg ah iyo kabixid Hospital Ka waqti h**e
Hadaba B***o dhuunta Makaga talaa oo mawalwaleysaa la kulan dr ismail Mohamed Ali si aad u heaho qaliin badaabdo Leh Iyo isticmaalka aaladaha casriga ah .

18/04/2026

Dhowr bilood ka hor ayaan b***o sanka ka qalay si Mutadawacnimo ah taaso udiday Hurdadii iyo hungurgiiba manta asagoo qurxonaday ayuu iguso booqday bukan socodka aad ayaan ugu farxay.

Si aad Ula kulantid dr Ismail Mohamed Ali
Khabiir daweynta iyo qalimada Cudurada Cunaha,Dhegaha iyo sanka
Una heshid Dhageeysi,Dhimrrin iyo dabiib saxan laxariir

18/04/2026

Daweynta &qalimada Buroyinka kaso baxa cod soo saraha Ma isku aragtay
1.xabeeb waqti dheer ku heysa

17/04/2026

Yasmin waxa ay la nooleyd dhibaato dhegaha ah, Maqal xummo,xuubka dhagta oo dilaacsanaay isla markaan ay ka socotay malax iyo dheecaan joogto ah, Qaliinka iyo daweynta uu sameeyay Dr. Ismail Mohamed Ali kadib hada way caafimaad qabtaa.
Dhibaatadaan oo kale hadey ku heysato si aad ula kulantid khabirka Cunaha,Dhegaha iyo sanka dr ismail wac

17/04/2026

Hadii aad xabeeb leedahay hayareysanin oo ogow xilli h**e si aad u ogaatid naguso booqo hospital ka shaafi ama wac 0619992697

Address

Mogadishu
2526

Telephone

+252619992697

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Ismail Mohamed Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Ismail Mohamed Ali:

Share