Som Health care consultant

Som Health care consultant To be successful as a healthcare, you should have a strong background in healthcare management

Maxaa sababa af urka?Waa dhibaato sameysa afartii qofba midkood.Sababta ugu weyn waa nadaafad daro afka ah .In afka ay c...
31/07/2023

Maxaa sababa af urka?

Waa dhibaato sameysa afartii qofba midkood.

Sababta ugu weyn waa nadaafad daro afka ah .

In afka ay cunto ku harto ayaa sababi karto xaaladaan.

Ilkaha oo daxalaysta.

Af qalleyka.

Waxaa sidoo kale jira caabuq haleela sanqada, sanka iyo afka kaas oo sababi kara dhibaatadaan.

Cuntooyinka sida basasha iyo toonta aya gacan weyn ka geysan kara af urka .

ISTICMAAL CUNTOOYINKAAN HADDII AAD QABTO CUDURKA SONKOROWGA AMA MACAANKA .1 Qamadiga 2 Digirta 3 Salbukada 4 Saliid macs...
09/06/2023

ISTICMAAL CUNTOOYINKAAN HADDII AAD QABTO CUDURKA SONKOROWGA AMA MACAANKA .

1 Qamadiga
2 Digirta
3 Salbukada
4 Saliid macsarada
5 Saliid seytuunka
6 Hilibka cad
7 Biyaha caadiga.

Cuntooyin Muhiim U Ah Cafimaafka Qofka .1:Isku day inaad cunto cuntooyinka laga sameyay qamadiga sida baastada bariiska ...
03/06/2023

Cuntooyin Muhiim U Ah Cafimaafka Qofka .

1:Isku day inaad cunto cuntooyinka laga sameyay qamadiga sida baastada bariiska iyo rootida.
Halkaad ka cuni laheyd macmacaanka sida xalwada iyo buskutka waxaa kaaga caafimaad badan adiga oo badsada qudaarta miraha iyo cagaarka .

2 :Cab caano aan subag laheyn ama 1% halkaad ka cabi laheyd caanaha subaga badan .

3 :Cun hilibka ay baruurtu ku yartahay kaluunka, digaaga iyo badarka sida digirta iyo haruurka waa in ay ka mid noqdaan raashiinka aad cunto .

4 :Isticmaal saliida oolif (olive) ama kanoola (canola) halkaad ka isticmaali laheyd subag ama saliida loo yaqaano balam (plam) .

5 :Badso cabitaanka biyaha cad halkaad ka cabi laheyd sharaabyada ay sokortu ku badantahay sida fiimtooga .

Cuntooyinka Ufiican Hooyada Uurka Leh:1: koostada 2: Asaalatada 3: Barbarooniga 4: Baamiyaha5: Ukunta 6: Malayga 7: Hili...
27/05/2023

Cuntooyinka Ufiican Hooyada Uurka Leh:

1: koostada
2: Asaalatada
3: Barbarooniga
4: Baamiyaha
5: Ukunta
6: Malayga
7: Hilibka
8:Boorashka
9: Looska
10: Muuska
11: liin macaanta
12: Caanaha

Ku so dhawow xarunta la talinta cafimaadka jirka iyo maskaxda ee Som Health care Consultant
19/05/2023

Ku so dhawow xarunta la talinta cafimaadka jirka iyo maskaxda ee Som Health care Consultant

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som Health care consultant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram