29/11/2025
2025 - 2026:
Link hoos yaala waxaa ka heli kartaa dhamaan korsada aa jeceshay inaad barato.
Koorsadaha waxey gaarayaan 10, qaarkood waa , halka qaar kale ee yihiin .
Ku dhufo linkiga hoos yaala, wixii information dheeraad ah waa lagu soo xariirin doona.
61 5462873
Asallamu ALleykum inta aadan Buuxin Fomka qodo bada hoos ku xusan akhri: 1. Hubi magacaada inta aadan fomka submit ku dhufan. 2. Kooriska qaarkood waxey u dhaxeeyaan 1.5 ilaa 6 bil. 3. Koorsadaha waxaa bixin doona macalimiin kala duwan. 4. Koorsadaha qaarkood waxey lee yihiin kooris kale oo dheeri a...