Dr Said Abdullahi Ali

Dr Said Abdullahi Ali Medical Doctor

حمعه مبارك
29/08/2025

حمعه مبارك

29/01/2025
Good Morning.
05/10/2023

Good Morning.

أسأل الله الإيمان الصادق.
03/10/2023

أسأل الله الإيمان الصادق.

CuraLin Blood Sugar Support Supplement - Promotes Healthy Glucose Levels Already in The Normal Range - Clinically Tested...
02/07/2023

CuraLin Blood Sugar Support Supplement - Promotes Healthy Glucose Levels Already in The Normal Range - Clinically Tested, Effective, and 100% Natural - 180 Capsules - 30 Day Supply:

Curalin waa daawo cilmi baaris dheer kadib la ogaaday in lagu daaweyo cudurka sonkorowga wiliba bukaanka cudurkaasi la nool u suurta galineyso inuu cunta kasto qaadan karo, sonkortiisane aysan sameynin kor u kac xad-dhaaf ah.
mudo kadibne waxa suurta gal ah qofkaasi jirkiisa inuu si noorma ah uso saaro maadada INSULIN oo ah mida sonkorta sababto in la keydiyo, dadka sonkorowga qabo jirkiisa waxa ka maqan INUSLIN.

bukaanadii ugu horeyay ee daawadani qaatay waxay cadeyeen inay noloshaadii si caadi ah ugu soo laabteen, cunta gaar ahne aysan qaadanin oo cunta kasto ay qaataan ayagoon wax cabsi ah ku qabi inay sonkortooda kacdo.

Ma tahay bukaan la dhiban cudurka sonkorta, Dhibne ku qabo qaadashada cunta uusan jecleysan inuu cuno.
30Malin gudaheed sonkortaada xal u hel.

kaalay iska daaweey sonkorta oo cuntada niyadaada jeceshay qaado.

wixii faahfaahina wac numberka hoose:
613778760 /614998890

65 years old female complaining of abnormal vaginal bleeding for more than 6mo, and pelvic pain, after History and vagin...
21/02/2023

65 years old female complaining of abnormal vaginal bleeding for more than 6mo, and pelvic pain, after History and vaginal examination we found there is thick mass in the cervics, we sent CT scan with contrast to conform the the mass if its cancer,or not.
CT conformed there is uterian tumor or Cancer, and good lucky, it,s wasn't metastatic, furthermore we found during operation, the mass attacked the wall of the bladder, we removed the Uterus Total and resected the attacked part from the bladder. 5days after follow up the patient was discharged.

.
.

08/02/2023

IBSITALKA HAWEENKA IYO ISKU FURANKA EE SAHAL.
MUQDISHO- SOMALIA.
SAHAL WOMEN'S AND FISTULA HOSPITAL.
MOGADISHU-SOMALIA.
.

Send a message to learn more

15/01/2023

Waxan Soo Dhaweynaa Howsha ay dhaqatirta ay shacabka Somaliyeed u hayaan.
Qaliimadaasi oo ahay kuwa ay shacabka somaliyeed u aadi jireen dibada.

Fadlan Hadii aad ka cabaneysid cudurkani la xariir dhaqatirta Sahal Hospital ame telefonada Hoos ku xusan.
Tell whatsapp:0683267730 ame 0613788833.

Isdiiwan gelinta waxay ka soctaa Sahal Hospital, Degmada Howl-Wadaag.

10/01/2023

Sahal Hospital oo Bilaabay adeeg caafimad oo loogu adeegaayo Bulshada Somaliyeed ee la dhibateysan xanuunada kala duwan waxan kuugu diyar ah:
1. Dhaqtarka dumarka.
2. Dhaqtarka cudurada guud.
3.Dhaqtarka Qaliimad Guud.
4. Dhaqtarka caruurta.
5. Dhaqtarka Cunaha, sanka, dhagaha.
6. Dhaqtarka Lafaha iyo kala goosyada.

Si gaar wuxu bulshada Somaliyeed ku war gelinaa inay socto Isdiiwan gelinta qaliimada Isku Furanka Haweenka oo maraayo meel gaba gaba ah.
Bukanada Qaliimada loo sameynaayo oo ah kuwa xadidan ee fadlan hadii aad ka cabaneysid isku Furanka dumarka wac telefonada Hoos ku Qoran:
0613788833 ame 0619466853.

Alla Baxsho Dadaalne waa lama huran.

12/12/2022

ولو إجتمع الناس أن ينفعوك بشئ ام ينغعوك ألى بشئ قد كتبه الله لك.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Said Abdullahi Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram