21/09/2022
Waxaa Faraxad inoo ah inaa ka qeyb qaadano si mutadawacnimo ah Baaritaan free ah lagu ogaanayo jiritaanka kansarka ku dhaca minka afkiisa ama Kafka taaso loogu talagalay in sare loogu qaado ka hortag jirtaanka kansarka iyo sareynta waciyaga bulshada. Waana markii ugu horeeysay si guud oo baritaan bilaash ah looga faa'ideeyo Dumarka iyo hoyooyinka somaliyeed si looga hortago Kansarka ku dhaco minka afkiisa ama Kafka.
Bad baadi oo gaarsii fursadaan dumarka iyo hooyoyinka somaliyeed si ka hortag looga sameeyo kansarka ku dhacdo minka afkiisa.
Waxaa iska kaa shanaayo ururka ka hortaga kansarka ku dhaco minka afkiisa ee Somaliyeed (CCE SOMALIA) yo xarunta baritaanada buroyinka iyo dheecamada MEDIPARK PATHOLOGY.
Medipark Diagnostics