Al Naciim Watch and Optical Center

Al Naciim Watch and Optical Center Al Naciim Watch and Optico Waa Gob lagu Iibiyo Ookiyaalaha, Saacadaha Xarakadda iyo Qalabka Caafimaadka Noocyadooda kala duwan.

Al Naciim Watch and Optical Center
25/01/2026

Al Naciim Watch and Optical Center

Hampalyo ➑️ Haashim Yare Waxaad kunasiibsatay numberkii saxda ahaa Oo ahaa number (100) ee barnaamijka hampalyo hampalyo...
25/01/2026

Hampalyo ➑️ Haashim Yare
Waxaad kunasiibsatay numberkii saxda ahaa
Oo ahaa number (100) ee barnaamijka hampalyo hampalyo.... πŸ‘β™»οΈπŸ’―
Waxaaad heshay 10$ oo ay kuugu tala gashay xarunta cabirka indhaha iyo ookiyaalaha ee
Al Naciim Watch and Optical Center

Tijaabi nasiib kaaga oo kuguuleyso 10$ Oo qabso πŸ•³100..200✨️number kamida ➑️Shuruudaha➑️Follow soo dheh page kaan ➑️Like ...
23/01/2026

Tijaabi nasiib kaaga oo kuguuleyso 10$
Oo qabso πŸ•³100..200✨️number kamida
➑️Shuruudaha
➑️Follow soo dheh page kaan
➑️Like saar postigaan
➑️Shere dheh postigaan
➑️Ku mentoin garey ugu yaraan 4 qofood
➑️F.G qofkaan kasoo bixin shuruudahaas
Mid kamida waxba heli maayo
Qofka kaadanbeeya ee buuxiya ayaa leh

➑️mahadsanid sxbyaal
Al Naciim Watch and Optical Center

21/01/2026

Al Naciim Watch and Optical Center
waa dhankiiina asxaabey
Kana faaiideysta fursadaan

17/01/2026

Kafaa ideyso fursad laba bilooda oo ay kuugu tala gashay Al Naciim Watch and Optical Center
Qeybteeda km4
Hadaba kafaaiideyso macaamiil oo horay usoo gaar xarunta cabirka indhaha iyo ookiyalaha ee alnaciilm eye and optical

π…πšπ¬π‘π’π¨π§ 𝐆π₯𝐚𝐬𝐬𝐞𝐬 β€” Meesha Style-ku ka BilowdoKu soo dhawoow mar kale!Waxaan idiin keenay frames cusub oo qurux badan, cas...
24/11/2025

π…πšπ¬π‘π’π¨π§ 𝐆π₯𝐚𝐬𝐬𝐞𝐬 β€” Meesha Style-ku ka Bilowdo
Ku soo dhawoow mar kale!
Waxaan idiin keenay frames cusub oo qurux badan, casri ah, oo kuu kordhinaya smart-look.
πŸ“ž 0617066585

Frames Cusub!  Waxaan keennay ookiyaalo cusub oo:βœ” Casri ah    βœ” Fudud   βœ” U adkeysanaya  βœ” Quruxdaada kordhinayaHa ka h...
19/11/2025

Frames Cusub! Waxaan keennay ookiyaalo cusub oo:
βœ” Casri ah βœ” Fudud βœ” U adkeysanaya βœ” Quruxdaada kordhinaya
Ha ka harin! πŸ“ž 0617066585

π…πšπ¬π‘π’π¨π§ 𝐆π₯𝐚𝐬𝐬𝐞𝐬 Frames cusub oo qurux & style leh ayaa yimid!Ku habboon qof walba. πŸ“ž 0617066585
17/11/2025

π…πšπ¬π‘π’π¨π§ 𝐆π₯𝐚𝐬𝐬𝐞𝐬 Frames cusub oo qurux & style leh ayaa yimid!
Ku habboon qof walba. πŸ“ž 0617066585

15/11/2025

Quruxda indhahaaga ha ahaato mid leh tayo! πŸ“ž Nala soo xiriir: 0617066585

13/11/2025

Sidaad h**e nooga barateen, waxaa naga helikartaan frames-kii ugu dambeeyay ee leh tayo sare, naqshad qurux badan, iyo qiimo aad u macquul ah.

Ka dhig muuqaalkaaga mid smart & stylish adigoo ka dooranaya midka kugu habboon.
πŸ“ž Tel/WhatsApp: 0617066585 / 0618666920

Address

Bakaaro
Mogadishu
252

Telephone

+252618666920

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Naciim Watch and Optical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram