Somali Health Cards Center

Somali Health Cards Center Care For Your Health as Much as You Care about your Wealth

  labaad eee bandhiga caafimaadka.soomaaliyeed
11/07/2025

labaad eee bandhiga caafimaadka.soomaaliyeed

  koowaad eee bandhiga caafimaadka.soomaaliyeed
11/07/2025

koowaad eee bandhiga caafimaadka.soomaaliyeed

08/07/2025
05/07/2025

SHAACINTA TABAGALIYE RASMI AH – SOMALIA HEALTH EXPO 2025

Waxa farxad weyn noo ah in aan si rasmi ah u shaacino in Omega dental uu yahay mid ka mid ah Tabogaiayeyaasha rasmiga ah ee Bandhigga Caafimaadka Soomaaliyeed 2025, kaasoo lagu qabanayo Beerta Nabadda magaalada Muqdisho, Khamiis, 10-da Luulyo 2025.
Omega dental caan ku ah adeeg caafimaad oo tayo leh, waxa uu door muuqda ka qaadan doonaa wacyigelinta, tababaradda iyo kor u qaadista aqoonta bulshada caafimaadka.

Bandhiggan wuxuu isu keenayaa:
✅ Khubaro caafimaad
✅ Hay’ado caafimaad
✅ Isbitaallo iyo xarumo caafimaad
✅ Bulshada ka shaqeysa horumarinta daryeelka caafimaadka

Waxaan idinku martiqaadaynaa inaad nagu soo biirtaan si aan uga wada shaqeyno caafimaad bulsho oo horumarsan.

📍 Goobta: Beerta Nabadda, Muqdisho
🗓️ Taariikhda: Khamiis, 10-da July 2025
👥 Marti-sharaf: Khubaro, Dhaqaatiir, Shaqaalaha caafimaadka iyo Bulshada Soomaaliyeed.

05/07/2025

SHAACINTA TABAGALIYE RASMI AH – SOMALIA HEALTH EXPO 2025

Waxa farxad weyn noo ah in aan si rasmi ah u shaacino in maqal Audiology uu yahay mid ka mid ah Tabogaiayeyaasha rasmiga ah ee Bandhigga Caafimaadka Soomaaliyeed 2025, kaasoo lagu qabanayo Beerta Nabadda magaalada Muqdisho, Khamiis, 3-da Luulyo 2025.

Maqal Audiology caan ku ah adeeg caafimaad oo tayo leh, waxa uu door muuqda ka qaadan doonaa wacyigelinta, tababaradda iyo kor u qaadista aqoonta bulshada caafimaadka.

04/07/2025

SHAACINTA TABAGALIYE RASMI AH – SOMALIA HEALTH EXPO 2025

Waxa farxad weyn noo ah in aan si rasmi ah u shaacino in Mugadishu Mogadishu Specialist Hospital uu yahay mid ka mid ah Tabogaiayeyaasha rasmiga ah ee Bandhigga Caafimaadka Soomaaliyeed 2025, kaasoo lagu qabanayo Beerta Nabadda magaalada Muqdisho, Khamiis, 3-da Luulyo 2025.

Mogadishu specialist hospital caan ku ah adeeg caafimaad oo tayo leh, waxa uu door muuqda ka qaadan doonaa wacyigelinta, tababaradda iyo kor u qaadista aqoonta bulshada caafimaadka.

Bandhiggan wuxuu isu keenayaa:
✅ Khubaro caafimaad
✅ Hay’ado caafimaad
✅ Isbitaallo iyo xarumo caafimaad
✅ Bulshada ka shaqeysa horumarinta daryeelka caafimaadka

Waxaan idinku martiqaadaynaa inaad nagu soo biirtaan si aan uga wada shaqeyno caafimaad bulsho oo horumarsan.

📍 Goobta: Beerta Nabadda, Muqdisho
🗓️ Taariikhda: Khamiis, 3-da July 2025
👥 Marti-sharaf: Khubaro, Dhaqaatiir, Shaqaalaha caafimaadka iyo Bulshada Soomaaliyeed.

30/06/2025

📢 Bandhigga Caafimaadka ee Soomaaliya – Wuu Soo Laabtay! 🎉

Bandhiggii ugu weynaa ee caafimaadka Soomaaliya wuu soo laabtay, sanadkiisii afraad, isaga oo ka ballaaran, ka casrisan, kana saameyn badan intii h**e! 🚀

Haddii aad tahay:
✅ Xirfadle caafimaad 🏥
✅ Shirkad bixisa adeegyo caafimaad 🏢
✅ Qof daneynaya horumarka caafimaadka dalka 🌍

Kani waa bandhiggii laguu talagalay!

✨ Sahami qalabka iyo adeegyada caafimaad ee ugu casrisan
📚 La soco cilmi-baarisyada iyo warbixinnada ugu dambeeya
🤝 La kulmo khubarro iyo hay’ado hormuud ka ah caafimaadka

🔥 Shirkadaha waaweyn ee taabagelinaya bandhiggan:
✅ Hormuud Telecom 📡
✅ Salaam Somali Bank 💳
✅ Premier Bank 🏦

Ha moogaanin fursaddan dahabiga ah!

📌 Isdiiwaangeli Hadda:👉 https://forms.gle/oSB6w9DAFG4APh638

💙

29/06/2025

SHAACINTA TABAGALIYE RASMI AH – SOMALIA HEALTH EXPO 2025

Waxa farxad weyn noo ah in aan si rasmi ah u shaacino in maqal Audiology uu yahay mid ka mid ah Tabogaiayeyaasha rasmiga ah ee Bandhigga Caafimaadka Soomaaliyeed 2025, kaasoo lagu qabanayo Beerta Nabadda magaalada Muqdisho, Khamiis, 3-da Luulyo 2025.

Maqal Audiology caan ku ah adeeg caafimaad oo tayo leh, waxa uu door muuqda ka qaadan doonaa wacyigelinta, tababaradda iyo kor u qaadista aqoonta bulshada caafimaadka.

Bandhiggan wuxuu isu keenayaa:
✅ Khubaro caafimaad
✅ Hay’ado caafimaad
✅ Isbitaallo iyo xarumo caafimaad
✅ Bulshada ka shaqeysa horumarinta daryeelka caafimaadka

Waxaan idinku martiqaadaynaa inaad nagu soo biirtaan si aan uga wada shaqeyno caafimaad bulsho oo horumarsan.

📍 Goobta: Beerta Nabadda, Muqdisho
🗓️ Taariikhda: Khamiis, 3-da July 2025
👥 Marti-sharaf: Khubaro, Dhaqaatiir, Shaqaalaha caafimaadka iyo Bulshada Soomaaliyeed.

Address

Isgoyska Talleex, Near Cadani, Mugadisho-Somalia
Mogadishu

Telephone

+252613281060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Health Cards Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Health Cards Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram