Dr Samafale

Dr Samafale Saaxiibka Bulshada Dr Samafale Dr Samafale

05/10/2022

Abaal Hoyo Makaxaa ku siin laheed

29/09/2022
10/09/2022

Kalarka Madow Waa Dheeman

03/09/2022

Fadlan Ka Daaya Mamadaan Wax Yaabaha Aad Dhahaysaan Qof Maskax Haddii Ay Loo Ka jiro Maha In In La dhibo
Please Mamadaan Daryeel Holoo fidiyo

Fadlan follow dhah
03/09/2022

Fadlan follow dhah

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale",
Share

27/08/2022

Dharkaam maxaa u taqaanaaa
Dr Samafale

22/08/2022

Dhibaato gacantaada ku doono kawaran

Dr Samafale

21/08/2022

Daawada biyo bax deg deg ah

Allaha u naxariisto  Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi) oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, Soomaaliya...
18/08/2022

Allaha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi) oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, Soomaaliya maanta waxaa ka baxay haldoor, wuxuu ahaa hal abuure astaan u ah sooyaalka suugaanta Soomaaliya.

Waxaan uga tacsiyaynayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ahalka, qaraabada iyo bahda suugaanta.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

15/08/2022

Codkeeda waa xariir haddii aad maqasho waa iska sidaan fadlan sii share garee

Dr Samafale nagu soo biir haddii aad nagu cusubthy

09/08/2022

Shankaroon

02/08/2022

Dr Samafale

Wax ka baro daawooyinka anti biotics

Address

Mogadishu

Telephone

+252612187399

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Samafale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category