Halgan medical & teaching center

Halgan medical & teaching center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Halgan medical & teaching center, Medical Service, Mogadishu-somalia, Mogadishu.

13/12/2023
What is anxiety? Anxiety is your body’s natural response to stress. It’s a feeling of fear or worry that could be caused...
17/11/2023

What is anxiety?

Anxiety is your body’s natural response to stress. It’s a feeling of fear or worry that could be caused by a combination of factors that researchers believe range from genetics to environment to brain chemistry.

Some common symptoms of anxiety include:

• increased heart rate

• rapid breathing

• restlessness

• trouble concentrating

10 Ways to Naturally Reduce Anxiety

1. Stay active

2. Steer clear of alcohol

3. Consider quitting smoking ci******es

4. Limit caffeine intake

5. Prioritize getting a good night’s rest

6. Meditate and practice mindfulness

7. Eat a balanced diet

8. Practice deep breathing

9. Try aromatherapy

10. Drink chamomile tea

05/09/2021

ما شاء الله المقرئ الشيخ حسن صالح/// يَا بَنِي آدَمَ لَا يَفْتِنَنَّكُمُ الشَّيْطَانُ كَمَا أَخْرَجَ أَبَوَيْكُم مِّنَ الْجَنَّةِ

Karootada1. Waxay yaraysaa caburka iyo naqaska , dhagaxaanta kilyaahana way burburisaa2. Waxay daawo u tahay caadada soo...
01/07/2021

Karootada

1. Waxay yaraysaa caburka iyo naqaska , dhagaxaanta kilyaahana way burburisaa
2. Waxay daawo u tahay caadada soo daahday sidoo kale way saxdaa caadada qaldantay
3. Waxay ka hortagtaa finanka, cambaartana way u fiican tahay
4. Waxay daawo u tahay dhiig la'aanta, naasahana inay adkaadaan ayay ka qayb qaadataa
5. Waxay qurxisaa maqaarka wajigana liishe ayay ka dhigtaa
6. Waxay hoos u dhigtaa dhiigkarka, cholestrol-ka iyo cudurada wadnaha
7. Waxay u fiican tahay indhaha iyo araga, xuustana way siyaadisaa
8. Waxay siisaa jirka difaac xooggan, timahana way bixisaa ama badisaa
9. Waxay jilcisaa saxarada, baabasiirkana way ka hortagtaa
10. Waxay xoojisa raganimada, shahwadana tayo ayay u yeeshaa

Qodobkee Dareenkaaga Soo Jiitay

Waxaan Rajaynayaa In Aad La Wadaagto Dadka Kale Si Ay Uga Faaiidaystaan

Bleeding from nose is known as....👇👇👇👇
29/06/2021

Bleeding from nose is known as....👇👇👇👇

29/06/2021

yusuf

Common eWaste items include unwanted or discarded:🖨️ printers🎧 headphones📱 smartphones🖥️ computers📷 digital camerasetc.T...
26/06/2021

Common eWaste items include unwanted or discarded:
🖨️ printers
🎧 headphones
📱 smartphones
🖥️ computers
📷 digital cameras
etc.

They usually contain toxic substances and must be recycled appropriately.

Bad qabka cuntada waa masuuliyad qof walba saaran..Marka cuntada aysan amaan aheyn, caruurtu ma baran karaan, dadka waaw...
25/06/2021

Bad qabka cuntada waa masuuliyad qof walba saaran..

Marka cuntada aysan amaan aheyn, caruurtu ma baran karaan, dadka waaweyni ma shaqeyn karaan, Horumarka aadanuhu ma dhici karo.
Badqabka cunnadu waa ganacsi iyo masuuliyad qof walba saaran. Badbaadada cunnada kuma xirna keliye dowladda ama kuwa soo saara cuntada. Aynu dhammaanteen iska kaashanno sidii aan u hubin lahayn in cunnadeennu ay ammaan u tahay, uguna sii jirto.

Address

Mogadishu-somalia
Mogadishu

Telephone

+252617050776

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan medical & teaching center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Halgan medical & teaching center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram