Gollaha Daguuro Murusade

Gollaha Daguuro Murusade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gollaha Daguuro Murusade, Family Therapist, maka al mukarama, Mogadishu.

Beesha daguuro waxa ay u baahan tahay hogaamiye aqoon leh reerkaan jiheyn kara wax qabasho leh siyaasi ah matalaad a ree...
31/03/2026

Beesha daguuro waxa ay u baahan tahay hogaamiye aqoon leh reerkaan jiheyn kara wax qabasho leh siyaasi ah matalaad a reerka kasoo bixi karo

Beesha Daguuro waxa kale ay u baahan tahay oday ama nabadoon Reerka oo idil ay caleema saarteen caana lagu shubay oo aan siyaasi wadan waxaa hubaal ah markaas in la heli karo Daguuro saamigeedii ka maqneen xisaabtan la aanta wax badanaa ku weynay

Beesha Daguuro murusade wey u dhinteen weyna u taagan tahay Ilaa hada difaaca beeshaan murusade xildibaan kaliya ayaan ku lee nahay senetarka murusade reerkan ma geeyaan miyaa oo ma qaban karaan wa suaal xildhibaan jacfar abuukar hor taal una geeya

Xildhibaanku haddu ma gudbo yahay reerka waa in uu ka hor wareegaa hadii kale senetarka beesha murusade waa awood weyn ha isku sharaxo wa hubaal in uu guuleysanaayo ma sheegin haduu fuley yahay

Waxaan cadaalad miyaa Maamulka Koofur Galbeed wa la wada dagaa wa in si cadaalad ah wax lo qeybsada Hawiye wuxu xaq u la...
28/03/2026

Waxaan cadaalad miyaa Maamulka Koofur Galbeed wa la wada dagaa wa in si cadaalad ah wax lo qeybsada Hawiye wuxu xaq u lahaa k**a helin koonfur galbeed

Beesha murusade oo madax weyne kuxigeenki lahaa lama siin xildhibaan oo 1 ah ayeey ka heleen wax la aqbali karo ma ahan

Doorashadii ka dhacday maanta koonfur galbeed oo aan xaqa u leheen madax weyne kuxigeenkii koonfur galbeed iyo xildhibaa...
28/03/2026

Doorashadii ka dhacday maanta koonfur galbeed oo aan xaqa u leheen madax weyne kuxigeenkii koonfur galbeed iyo xildhibaano badan ma daama shabeelada hoose reerka ugu badan ay murusade yihiin

Waxaan kaliya ka helnay 1xildhibaan lama taageeri karo dowladan sharci darada lagu soo dhisay

Aaway xildhibaanadii iyo siyaasiinti Beesha murusade shabeelada hoose cid inooga badan ganacsi iyo dhaqaalaha yaala shabeelada hoose reerkaan hurdada weyn maxay u doona la yihiin wixii ay reerkaan lahaayeen maxaa looga aamusan yahay?

Waxaa la jogaa waqtigii doorashada xildhibaanada lasoo dooran lahaa yaa sanadkaan reerka u sharaxan hadii ayba dhacdo in...
26/03/2026

Waxaa la jogaa waqtigii doorashada xildhibaanada lasoo dooran lahaa yaa sanadkaan reerka u sharaxan hadii ayba dhacdo in doorashada la aado

Waxaan kale oo reerka weydiinayaa horta beesha daguuro senetarka Murusade ma geyso miyaa mise maba u tarmi karaan oo murusadaha kale kaliyaa ayaa u tartami karo wa suaal

Murusade difaaciisa daguuro wey u taagneed waligeed wax ay ka heshay oo ay ka faiiday ma jirto hal xildhibaan ayeey lee dahay halka habar idinle iyo habarceyno labo xildhibaan ay lee yihiin maxaan ka faiidnay difaciisa ragii inooga dhintay maxay ku dhinteen

Wada tashi weyn ayaa loo baahan yahay Daguurooy ee hurdada ka kaca

Nabadoon Maxamed caraale wax badan ayaan halkaan soo dhignay si loo raadiyo loogana seexan wey mahad sanyihiin intii nal...
23/03/2026

Nabadoon Maxamed caraale wax badan ayaan halkaan soo dhignay si loo raadiyo loogana seexan wey mahad sanyihiin intii nala baadi goobtay

Inkastoo xildhibaankeeni iyo siyaasiintii reerka mataleeyey aysan waqti galin raadinta nabadoon maxamed caraale

Ugu dambeyn waala helay waxa uuna ku xiran yahay kismaayo waxaan ugu baaqeynaa siyaasiinta beesha murusade iyo xildhibaanada in ay ku baxaan navadoonka ay ka seexdeen dhamaantood

Waxaa xaqiiqo ah in laga seexday oo la raadin nabadoon maxamed caraale oo lagu la yahay dalka Kenya

Ganacsatadii iyo xildhibaan jacfar abuukar oo looga baahnaa in ay baadi gobaan nabadoonka wey ka gaabiyeen

Share dhaha gaarsiiya ganactada iyo xildhibaan jacfar

War farxad leh waxaa la helay nabadoon Maxamed caraale jiis oo la weysanaa 2sano in ku dhow nabadoon Maxamed caraale wax...
23/03/2026

War farxad leh waxaa la helay nabadoon Maxamed caraale jiis oo la weysanaa 2sano in ku dhow nabadoon Maxamed caraale waxaa xirtay ogaadeen daba dhilif u ah Kenyati

Waxayna ku xireen kenya sanad marki u Kenya ku xirnaa meel duur ah ayeey ku heysteen markii dambe kismaayo ayeey uso gudbiyeen waxaan xildhibaan jacfar abuukar iyo dhamaan beesha murusade ku war galineynaa in aan nabadoonka u ku baxaan dhibaato weyn ayuu kala kulmay ogaadeentii xiratay nabadoonka

Nabadoonka dad bu lee yahay waxaan codsanaynaa in aysan ka seexan xildhibaanada beesha murusade arintaan

Beesha murusade siyaasiintooda iyo wixii dowlada ku jiraa ee madax ah waa wada tuugo qof reerkaan wax taray ma jiro ee d...
21/03/2026

Beesha murusade siyaasiintooda iyo wixii dowlada ku jiraa ee madax ah waa wada tuugo qof reerkaan wax taray ma jiro ee dhamaantood wada dhaliila hana lala xisaabtamo ama halaga aamuso

Dhulkeenii xur ma ahan anaga isku xoog weyn hadaa wax dhaliileysaan dhamaantood waxa ina matalo dhaliil wey lee yihiin qof shaqadii loo dhiibay kaso baxay ma jiro

16/03/2026

Gashaanle Ahmed yalahoow amaanka kaxda wax badan ayu ka badalay

15/03/2026

Xildhibaan Jacfar oo lagu ammaanay inuu yahay xildhibaanka keliya ee kasoo jeeda Galmudug ee ka badbaaday eedeymaha la xiriira dhul-boobka iyo laaluushka la sheegay in ay ka socdaan Villa Soomaaliya.

Sidaas waxaa sheegay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka, kuwaas oo muujiyay cabsi ay ka qabaan in “cagafta burburinta” ee dowladda ay gaarto deegaankooda.

14/03/2026

Nabadoonka Beesha Daguuro Murursade oo Yiri reerkaan cid u maqan oo ay wax ka sugeyso ma jirto hadalkaas nabadoonka uu yiri maxaa kaaga baxay

Aaway xildhibaankii reerkaan matalaayey

Kulan ballaaran oo afur wadareed ah ayey isugu timid qaar kamid ah waxgarqdka, aqoonyahannada, dhalinyarada, saraakisha ...
14/03/2026

Kulan ballaaran oo afur wadareed ah ayey isugu timid qaar kamid ah waxgarqdka, aqoonyahannada, dhalinyarada, saraakisha haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada beelweynta daguuro.

kulanka waxaa ujeedkiisu ahaa sidii loo sii xoojin lahaa wadajirka iyo midnimada beesha.

Afur wadareedkii maanta Ee Beesha Daguuro Murusade
13/03/2026

Afur wadareedkii maanta Ee Beesha Daguuro Murusade

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollaha Daguuro Murusade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gollaha Daguuro Murusade:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram