Kaamil Specialist Hospital

Kaamil Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaamil Specialist Hospital, Hospital, Odweyne/Dayniile/Muqdisho, Mogadishu.

04/03/2026

Dr. Sh. Cabdifitaax Xasan Axmed " Shimbirow" Gudoomiyaha Jamciyadda Manhal iyo kalimadiisii Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.

Kaamil Specialist Hospital

04/03/2026

Dr. Maxamed Cabdullahi Ciise "Gaaladiid" gudoomiyaha fulinta ururka isbitaallada gaarka looleeyahay ee SNAPH iyo kalimadiisii Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.

Kaamil Specialist Hospital

04/03/2026

Kalmadda Ustad Haaruun Al-Rashiid oo kamid ahaa martida Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.

Kaamil Specialist Hospital

03/03/2026

Kalmadda Agaasimaha Isbitaalka ee Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.

Kaamil Specialist Hospital

Sawirrada Qeybta 3aad.Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.Kaamil Specialist Hospital
03/03/2026

Sawirrada Qeybta 3aad.

Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.

Kaamil Specialist Hospital

Sawirrada Qeybta 2aad.Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.Kaamil Specialist Hospital
03/03/2026

Sawirrada Qeybta 2aad.

Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.

Kaamil Specialist Hospital

Sawirrada Qeybta 1aad.Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.Kaamil Specialist Hospital
02/03/2026

Sawirrada Qeybta 1aad.

Xafladda Sanadlaha iyo Afur Wadareedka Howlwadeennada Isbitaalka 2026.

Kaamil Specialist Hospital

Mar walba waxaan garab unahay bulshada intooda ugu mudan in lagarab qabto.Waxaan kaloo umahadcelineynaa Daahir Qoslaaye ...
28/02/2026

Mar walba waxaan garab unahay bulshada intooda ugu mudan in lagarab qabto.

Waxaan kaloo umahadcelineynaa Daahir Qoslaaye oo door muhiim ah kaqaatay in aan u adeegno Muumin.

26/02/2026

Alle Mahaddii waxaa adeeg Caafimaad oo lacag la'aan ugusameennay isbitaalka Aabo Muumin oo ladhiban xanuunka sonkorta waxaana loosameeyay baaritaanno iyo daaweyn dhameestiran.

Sidoo kale isbitaalka ayaa kafaala qaaday Aabo Muumin lasocoshadiisa caafimaad si lacag la'aan ah.

Kaamil Specialist Hospital

Alle Mahaddii maanta waxaa tababar kusaabsan "Daryeelka Bukaannada si kudheehan xirfad iyo Hagaajinta tayada adeegga caa...
25/02/2026

Alle Mahaddii maanta waxaa tababar kusaabsan "Daryeelka Bukaannada si kudheehan xirfad iyo Hagaajinta tayada adeegga caafimaadka" looqabtay qeyb kamid ah madax qeybeedyada isbitaalka, tababarkaas oo ay bixineysay Dr. Noura Abo Aldhab oo udhalatay dalka Masar.


21/02/2026

Wacyigalinta Radamaanka.

Ramadaanka iyo dadka qaba xanuunnada iyo dhaawacyada lafaha.

Kaamil Specialist Hospital


Address

Odweyne/Dayniile/Muqdisho
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaamil Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaamil Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category