Medipark Diagnostics

Medipark Diagnostics MEDIPARK DIAGNOSTICS RUGTA BUUXINTA BAAHIYAHAAGA CAAFIMAAD

𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗱𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵Haddii aad la tacaalayso timo daadasho, fursaddii xalkaaga ayaa hadda timid!Medipark Diagnostics wuxuu s...
06/07/2025

𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗱𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵
Haddii aad la tacaalayso timo daadasho, fursaddii xalkaaga ayaa hadda timid!

Medipark Diagnostics wuxuu si gaar ah u bixinayaa adeegga 𝗣𝗥𝗣 𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝘀𝗵 𝗮𝗵 oo loogu 𝘁𝗮𝗹𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝟮𝟬𝟬 𝗾𝗼𝗳 ee ugu horreeya ee iska diiwaangeliya.

Ha moogaanin fursaddan dahabiga ah!
Soo booqo xarunteena si aad ugu hesho Timo daadashada xal waara.

📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir:
061 333 7770 | 061 333 7771
📍 KM5, Soobe - Muqdisho

1-da Luulyo 1960, Maalin ay laba qeybood oo Soomaali ah midnimo ku qaateen hal calan, hal dal, hal dad.Bahda Medipark Di...
01/07/2025

1-da Luulyo 1960, Maalin ay laba qeybood oo Soomaali ah midnimo ku qaateen hal calan, hal dal, hal dad.

Bahda Medipark Diagnostics waxay xusayaan maalinta midowga gobollada Waqooyi iyo Koonfur, iyagoo shacabka Soomaaliyeed u rajeynaya midnimo, nabad iyo horumar waara.

Qaranimada maanta waa mirihii halgankii shalay. Aan wada xafidno, kana shaqeyno midnimo dhab ah.

𝗖𝘂𝗻𝗰𝘂𝗻? 𝗙𝗶𝗻𝗮𝗻? 𝗚𝗮𝗱𝗴𝗮𝗱𝘂𝘂𝗱 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗼 𝗮𝗵?Maqaarkaaga ma ka falceliyaa wax kasta oo xasaasiyad ma kuugu kacdaa?Xasaasiyadda maq...
30/06/2025

𝗖𝘂𝗻𝗰𝘂𝗻? 𝗙𝗶𝗻𝗮𝗻? 𝗚𝗮𝗱𝗴𝗮𝗱𝘂𝘂𝗱 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗼 𝗮𝗵?
Maqaarkaaga ma ka falceliyaa wax kasta oo xasaasiyad ma kuugu kacdaa?

Xasaasiyadda maqaarku waa dhibaato la xalin karo.
Dr. Daaud H. Farah oo ah dhakhtarka maqaarka, cidiyaha iyo timaha ayaa diyaar kuugu ah Medipark Diagnostics

Ha la noolaan xanuunka maqaarka adigoo heli karo caafimaad iyo daaweyn

📍 Medipark Diagnostics – KM5, Xamar
📞 061 333 7770 | 061 333 7771

Jimco Wanaagsan
27/06/2025

Jimco Wanaagsan

26-ka Juun waa maalin xusuus u ah halgankii, dhiigii, iyo himiladii xorriyadda Soomaaliyeed.Medipark Diagnostics waxay h...
26/06/2025

26-ka Juun waa maalin xusuus u ah halgankii, dhiigii, iyo himiladii xorriyadda Soomaaliyeed.
Medipark Diagnostics waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta xorriyadda!

14/06/2025

Dr. Muscab Afaadil, dhakhtar ku taqasusay sameynta ilkaha iyo qalliinka ciridka, wuxuu ka warramayaa halista cudurka ciridka iyo sida loo xakameeyo.

🎯 Calaamadaha lagu garto
🛑 Khataraha haddii aan la daaweyn
✅ Xalka iyo adeegyada ay bixiso Medipark Dental

ku Soo dhawoow Medipark

Jimco Wanaagsan
13/06/2025

Jimco Wanaagsan

Maamulka iyo howlwadeenada Medipark waxay dhammaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan munaa...
05/06/2025

Maamulka iyo howlwadeenada Medipark waxay dhammaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan munaasabada Ciidul Adha waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan.

🕒 𝗢𝗴𝗲𝘆𝘀𝗶𝘀 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗨𝗴𝘂 𝗗𝗮𝗺𝗯𝗲𝘆𝘀𝗮𝘆!Ololaha Nadiifinta & Cadaynta Ilkaha (Scaling & Polishing) wuxuu ku egyahay 𝟬𝟯/𝗝𝘂𝗻 𝟬𝟰:𝟬...
02/06/2025

🕒 𝗢𝗴𝗲𝘆𝘀𝗶𝘀 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗨𝗴𝘂 𝗗𝗮𝗺𝗯𝗲𝘆𝘀𝗮𝘆!
Ololaha Nadiifinta & Cadaynta Ilkaha (Scaling & Polishing) wuxuu ku egyahay 𝟬𝟯/𝗝𝘂𝗻 𝟬𝟰:𝟬𝟬𝗽𝗺!

Ha seegin fursadda dahabiga ah ee lagu hagaajinayo dhoolla-caddeyntaada, ilko nadiif ah, cirid caafimaad qaba, iyo neef carfoon 😁✨
📍 Nagu soo booqo xarunta oo ku taalo KM5, Soobe, Suuqa Xayaat, ka soo horjeedka Summer Garden.
ama na soo wac 061 333 7770

Medipark Diagnostics waxay kuu keentay fursad dahabi ah:𝗡𝗮𝗱𝗶𝗶𝗳𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗱𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗶𝗹𝗸𝗮𝗵𝗮 (Scaling & Polishing) oo bilaash ...
29/05/2025

Medipark Diagnostics waxay kuu keentay fursad dahabi ah:
𝗡𝗮𝗱𝗶𝗶𝗳𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗱𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗶𝗹𝗸𝗮𝗵𝗮 (Scaling & Polishing) oo bilaash ah 𝗺𝘂𝗱𝗱𝗼 𝟯 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗺𝗼𝗼𝗱!

Tirada bukaanada way xadidantahay hadda ka faa’iidayso, oo is diiwaangeli. Si aad isku diwangelisid riix linkigaan

https://shorturl.at/l06WN

Nagu soo booqo xarunta oo ku taalo KM5, Soobe, Suuqa Xayaat, ka soo horjeedka Summer Garden
Wixi fahfaahin intaas dheer nagala soo xiriir: 061 333 7770 / 061 333 7771

27/05/2025

𝗟𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗗𝗿. 𝗝𝗮𝗺𝗮𝗰 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻, 𝗗𝗵𝗮𝗸𝗵𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗖𝘂𝗱𝘂𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗚𝘂𝘂𝗱 & 𝗨𝘂𝗿 𝗞𝘂𝗷𝗶𝗿𝘁𝗮 ee Medipark Diagnostics Dhakhtarka waxa uu qaabili doono bukaanada ka cabanaya xanuunada beerka, Kelyaha, gaaska, Sokorta iyo wixi lamid ah.

Daryeel caafimaad oo tayo sare leh, adeeg degdeg ah iyo kalsooni buuxda ugu imow Medipark Diagnostics

📍Goobta: KM5, Soobe, Suuqa Xayaat, ka soo horjeedka Summer Garden.
📞 Nagala soo xiriir: 061 333 7770 / 061 333 7771

Address

KM5, Zoobe, Wadajir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Medipark Diagnostics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Background

Medipark Diagnostics Limited is a healthcare group headquartered at Mogadishu, Somalia. The group was founded in 2018.

It is a Healthcare institution that provides affordable, accessible, and comprehensive quality Diagnostic & Medical services.