Prof Mohamed Mohamud Hassan -Bidey

Prof Mohamed Mohamud Hassan -Bidey Rector
| Founder & Director of Biday Specialist Hospital

01/05/2022

Caafimaad qab ku ciida.

Waxaan shalay Xafiiskayga ku qaabilay Qaari Sheekh Xasan Al-waajidi, iyadoo aan ka wada hadlnay sidii  loo dardar gelin ...
29/03/2022

Waxaan shalay Xafiiskayga ku qaabilay Qaari Sheekh Xasan Al-waajidi, iyadoo aan ka wada hadlnay sidii loo dardar gelin lahaa dacwadda bisha barakeysan ee Ramadaan oo fooda inagu soo heysa.

24/03/2022

Bulsho caafimaad qabta oo ka fayow dhammaan cudurada wax aafeeya waxaa lagu gaari karaa iyada oo ay xarumaha cilmibaarista iyo jaamacadaha iska kaashadaan diraasadaha loogu guurgalayo badqabbka bulshada. waxaan Jaamacadda Abraar ku bogaadinayaa qabanqaabada barnaamijkan muhiimka ah.

Waxaan maanta qeyb ka ahaa marti sharaftii lagu casuumay Shir Cilmiyeedka One Health Conference ee ay soo qabanqaabisay ...
22/03/2022

Waxaan maanta qeyb ka ahaa marti sharaftii lagu casuumay Shir Cilmiyeedka One Health Conference ee ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Abrar. Kulan cilmiyeedkaan ayaa looga doodayaa sidii siyaasad mideysan loogu yeelan lahaa caafiimaadka qeybihiisa kala gadisan.

Anigoo matalaya guddoonka Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed, waxaan deeq ka timid Jaamacadaha dalka ku wareejiyay Guddiga ...
13/03/2022

Anigoo matalaya guddoonka Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed, waxaan deeq ka timid Jaamacadaha dalka ku wareejiyay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha, si loogu taakuleeyo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Waxaan daah furay bandhigga buugga "Manual of Camel Diseases in Somalia", ee uu qoray Prof. Dr. Ahmed Mohamed Moallin (K...
05/03/2022

Waxaan daah furay bandhigga buugga "Manual of Camel Diseases in Somalia", ee uu qoray Prof. Dr. Ahmed Mohamed Moallin (KUTUB). Iyadoo aan ku booriyay ardeydii munaasabadda ka soo qeybgashay diraaseynta iyo raacidda buugta sida qotoda dheer xoolaheenna uga faallooda.

Waxaan maanta shir gudoominayey shirka billaha ah ee golaha tacliinta ee Jaamacadda Benadir oo lagu qabtay xarunta Prof....
28/02/2022

Waxaan maanta shir gudoominayey shirka billaha ah ee golaha tacliinta ee Jaamacadda Benadir oo lagu qabtay xarunta Prof. Caddow.

Waxaan u mahadnaqayaa Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed oo maanta igu sharfay hoggaanka Ururka ee Afarta sanno soo socota.
23/02/2022

Waxaan u mahadnaqayaa Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed oo maanta igu sharfay hoggaanka Ururka ee Afarta sanno soo socota.

08/02/2022

Address

Benadir University, Km6
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Prof Mohamed Mohamud Hassan -Bidey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Prof Mohamed Mohamud Hassan -Bidey:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category