Shaybaariiste Axmed Nuur Fanax

Shaybaariiste Axmed Nuur Fanax Mataahy Shaybaariiste ama xirfadle kale ee caafimaad? Fadlan Nagu soo biir. Halkaan waxaan idin kug

The CRYSTALS OF DEATH Critical blue-green inclusions, also known as 'crystals of death' are amorphous blue-green cytopla...
09/06/2020

The CRYSTALS OF DEATH

Critical blue-green inclusions, also known as 'crystals of death' are amorphous blue-green cytoplasmic inclusions found in neutrophils and occasionally in monocytes. They appear brightly coloured and refractile when stained with Wright-Giemsa stain.

These inclusions are most commonly found in critically ill patients, particularly those with liver disease, and their presence on the peripheral blood smear is associated with a high short-term mortality rate. Upon identification of these unique inclusions patients have been reported to have poor outcomes and usually die within 24-72 hours

Pic: Woo Cheal Cho, MD

Shaybaariiste Axmed Nuur Fanax

❤✌

This image shows a Giemsa stained thin blood smear in which you can see many infected erythrocytes with ring stages of P...
08/06/2020

This image shows a Giemsa stained thin blood smear in which you can see many infected erythrocytes with ring stages of Plasmodium falciparum.

✌❤
Shaybaariiste Axmed Nuur Fanax

08/06/2020

Muuqaalkaan wuxuu muujiyaa ururinta muunada (Specimen) laga soo qaaday dusha sare ee xuubka neefsashada (respiratory mocusa) iyadoo la adeegsanayo suuf dulka sanka ilaa dalqada gaaraya (nasopharyngeal swabs) oo loogu talagalay cudurka Covid-19 ee dadka waaweyn iyo carruurta.

Waxaa qoray: Francisco M. Marty, M.D., Kaiwen Chen, B.S., iyo Kelly A. Verrill, R.N.

Lawadaag Saaxiibadaa, Mahadsanid.
Www.facebook.com/shaybaariisteahmednor

In ka badan 4, 000, 000 (4 Milyan) oo Qof ayuu ku dhacay Feyraska Safmarka ee Corona.😱 (10-ka May).
10/05/2020

In ka badan 4, 000, 000 (4 Milyan) oo Qof ayuu ku dhacay Feyraska Safmarka ee Corona.😱 (10-ka May).

Countries facing major challenge containing spread of coronavirus disease while pursuing economic revival.

21/02/2020

Emergency Facemask 🤣🤣
12/02/2020

Emergency Facemask 🤣🤣

Markaa Ka Shakiso Qof Qaba , Isla Waqtigaana Aadan Heysan (Facemask) ama Maasgaro 🤣🤣

Muhiim.👀👇
07/02/2020

Muhiim.👀👇

Waa su'aal mar walba la i weydiiyo: "maxaa sheybaarada soomaalida qof walba ugu sheegaan "blood infection", isbitaalada iyo meelaha kale aan looga helin? ma sheybaaradeena ayaa wareersan mise cudurkaan ayaa soomaalida ku badan?

Arintaan waa mid salka ku haysa aqoon darri iyo wacyi la'aan haysata bulshada iyo qaar ka mid ah qolooyinka wax baara, sideedaba ma jiro cudur la dhaho "infekshanka dhiigga" ama "blood infection", sababtoo ah cudur walba oo caabuq jirka ku sameeya, sida quumanka, burkiitada, calool xanuunka, infekshanka kaadi-mareenka, tiifowga iyo kuwa kaloo badan, markii bukaanka la baaro dhiiggiisa, wuxuu tilmaamayaa inuu infekshan jiro, laakiin waa muhiim in dhakhtarka baaritaankaasi kuu diray iyo bukaankaba inay ogaadaan infekshankaasi dhiigga ka muuqda meesha uu ka jiro, kadibne bukaanka loo sheego xanuunkiisa!!.

Sidaa awgeed, waa muhiim haddii lagu dhaho infekshanka dhiigga "blood infection" ayaad qabtaa inaad dhakhtarkaaga waydiisaa infekshankaan maxaa ii keenay, caabuqase halkuu ka jiraa si loo ogaado xanuunka dhabta ah ee ku haayo kadibne daawada ugu habboon lagaa siiyo..

Marka inaad dhahdid, infekshanka dhiigga ayaa la iga helay, waana la iga cirbadeeyay wax macno ah ma soo kordhinayso, sidaa darteed isbitaalada iyo meelaha kale aadan uga maqlaynin wax la dhaho "blood infection".!

fariintaan , waxay muhiim u tahay qof walba.!!

Wixii fikirkaaga ah hoos nagula wadaag adigoo mahadsan.
____________________________
https://www.facebook.com/eastendcare/
Https://www.facebook.com/ahmednoor19/
Credit: SomaliDoc

Address

Mogadishu

Telephone

+252615210012

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaybaariiste Axmed Nuur Fanax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shaybaariiste Axmed Nuur Fanax:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram