PRIME Pharma Somalia

PRIME Pharma Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from PRIME Pharma Somalia, Pharmacy / Drugstore, Mogadishu.

Prime phramcy,waa shirkada ugu weyn ee somalia,keenta dhamaan noocyada daawo ku sabsa.waxaan la macaamilnaa isbitaalada waawayn ilaa kuwa ugu yar ee kajira tuulooyinka wadanka oo dhan ama ha ahaado phramacy xafad.qiimo iyo tayo ba wa hadaf kena kowad.

Jumma mubarak
20/02/2026

Jumma mubarak

Ma raadinaysaa dawooyin tayo leh iyo  qalab caafimaad?Prime waa meesha saxda ah ee aad ka heli kartoπŸ“ž Nagala soo xiriir:...
18/02/2026

Ma raadinaysaa dawooyin tayo leh iyo qalab caafimaad?
Prime waa meesha saxda ah ee aad ka heli karto
πŸ“ž Nagala soo xiriir:
πŸ“ Suuqa Bakaaro, Muqdisho – Somalia
πŸ“ž 653299 | 605549 | 658507
🌐 www.primepharma.so

Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Prime Pharma waxay dhammaan macaamiisheeda  iyo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa...
17/02/2026

Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Prime Pharma waxay dhammaan macaamiisheeda iyo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan bilshada bisha Ramadaan. Illaahay ha inaga yeelo kuwii ka faa'iidaysta fadliga bishan. Ramadaan Kareem!

14/02/2026

Waxaan sharaf noo ahayd inaan qayb ka noqonno taabgaliyaasha Shir Cilmiyaysan iyo soo bandhigidda buugaagta oo qoray Dr. Khaliif Xasan Maxamed oo ka dhacay Hotel Jaziira.

Sawirada Shir Cilmiyed & Soo Bandhigid Buugaag u qoray Dr. Khaliif Xasan Maxamed taas prime pharma ka mid aheyd tabaagal...
14/02/2026

Sawirada Shir Cilmiyed & Soo Bandhigid Buugaag u qoray Dr. Khaliif Xasan Maxamed taas prime pharma ka mid aheyd tabaagaliyaasha.

​

Daawo kasta oo aad u baahantahay – hal meel ka wada hel!Prime Pharma waxay ku haysaa daawooyin tayo sare leh sida kuwaan...
14/02/2026

Daawo kasta oo aad u baahantahay – hal meel ka wada hel!
Prime Pharma waxay ku haysaa daawooyin tayo sare leh sida kuwaan oo kale, si aad ula tacaasho caafimaadka bukaanada so booqda xaruntaada caafimaad.
πŸ“ž Nagala soo xiriir:
πŸ“ Suuqa Bakaaro, Muqdisho – Somalia
πŸ“ž 653299 | 605549 | 658507
🌐 www.primepharma.so....... si aad u dalbato maanta!

Jumca Mubarak
13/02/2026

Jumca Mubarak

Haddii aad raadinayso daawooyin tayo sare leh, booqo Prime Pharma β€” dhamaan waa ka diyaar!πŸ“ Suuqa Bakaaraha – Muqdisho.πŸ“²...
12/02/2026

Haddii aad raadinayso daawooyin tayo sare leh, booqo Prime Pharma β€” dhamaan waa ka diyaar!
πŸ“ Suuqa Bakaaraha – Muqdisho.
πŸ“² Hadda wac lambaradan:
πŸ“ž 653299 | 605549 | 658507
πŸ“ Suuqa Bakaaro, Muqdisho.

Ma maamushaa farmashiye, isbitaal, ama xarun caafimaad? Prime Pharma waxay idiin haysaa adeeg dhammaystiran oo dhanka da...
11/02/2026

Ma maamushaa farmashiye, isbitaal, ama xarun caafimaad? Prime Pharma waxay idiin haysaa adeeg dhammaystiran oo dhanka dawooyinka ah.
Haddii aad tahay xirfadle caafimaad u baahan daawooyin ama aad leedahay goob ganacsi oo daawooyin nagu soo biir si aan u hagaajinno bedqabka bulshada.
β€‹πŸ“ Naga soo booqo xarunteenna ama nala soo xiriir hadda!
β€‹πŸ“² Hadda wac lambaradan:
πŸ“ž 653299 | 605549 | 658507
πŸ“ Suuqa Bakaaro, Muqdisho.

Ku Soo Dhawoow Prime Pharma! Dawooyinka Tayada Leh iyo Qiimaha Ugu Fiican Prime Pharma, waxaan idiin haynaa xalalka caaf...
10/02/2026

Ku Soo Dhawoow Prime Pharma! Dawooyinka Tayada Leh iyo Qiimaha Ugu Fiican
Prime Pharma, waxaan idiin haynaa xalalka caafimaad ee aad ugu baahan tahay, iyadoo diiradda saaraysa tayada sare iyo qiimaha ugu habboon. Halkan waxaa ah qaar ka mid ah dawooyinka muhiimka ah ee aan idiin hayno hadda:
πŸ“² Hadda wac lambaradan:
πŸ“ž 653299 | 605549 | 658507
πŸ“ Suuqa Bakaaro, Muqdisho.

Serving the community requires continuous learning, advanced expertise, and deep professional experience.To ensure our c...
09/02/2026

Serving the community requires continuous learning, advanced expertise, and deep professional experience.

To ensure our clients receive the highest standard of service, Prime Pharma remains committed to continuous learning and strengthening the capacity of its management team.

These images capture moments from a professional capacity-building seminar conducted for the company’s branch managers, delivered by the distinguished expert Prof. Ciise Xaaji Nor.

Prime Pharma: Tayada iyo Xalalka daawooyin Caafimaad ee U Baahan Tahay goobtada  caafimaad!Prime Pharma, waxaan u heella...
09/02/2026

Prime Pharma: Tayada iyo Xalalka daawooyin Caafimaad ee U Baahan Tahay goobtada caafimaad!
Prime Pharma, waxaan u heellannahay inaan kuu keeno dawooyinka ugu tayada sarreeya iyo qiimaha ugu habboon.
Haatan, nagala so xiriir numberda hoose
β€‹πŸ“² Hadda wac lambaradan:
πŸ“ž 653299 | 605549 | 658507
πŸ“ Suuqa Bakaaro, Muqdisho.

Address

Mogadishu
00500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when PRIME Pharma Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram