BaadiGoob

BaadiGoob BaadiGoob is an online platform where individuals can work as freelances, or trade on eCommerce (sell

BaadiGoob
Connecting the Dots—From Farm to Market, Skills to Jobs, Events to Audiences
Market access • Digital trade • Freelance work • Event discovery • Rentals—made simple. BaadiGoob AgroLink | BaadiGoob eCommerce | BaadiGoob Freelancers | EventGoob | BaadiGoob Renters

31/01/2026

Baadigoob Agro Link waxay isku xirtaa haweenka beeraleyda Soomaaliyeed iyo suuqyada gudaha & dibadda — si caddaalad ah, casri ah, oo la isku halleyn karo.
Call Center: 2434 | +252 61 4195304

21/01/2026

Ma tahay ganacsade raadinaya:

🔹️Fruit tayo leh
🔹️Vegetables cusub
oo si joogto ah loo heli karo?

BaadiGoob Agrolink ayaa kaa dabooleysa dhamaan baahiyahaas

Waxaan isku xirnaa:
Haweenka beeraleyd ah
Suuqa & iibsadayaasha
Si hufan oo degdeg ah

Waxaan leenahy Call Center firfircoon
Diyaarna u ah inay kuu helaan waxaad u baahan tahay

“Kusoo dhawow macmiil, waa BaadiGoob Agrolink – maxaan kaa cawinaa?

📞 Wac: 2434
💬 WhatsApp: 614 195 304

BAADIGOOB AgroLinkTaageero Toos ah oo loogu talagalay Beeraleyda & IibsadayaashaBAADIGOOB AgroLink waa madal casri ah oo...
14/01/2026

BAADIGOOB AgroLink

Taageero Toos ah oo loogu talagalay Beeraleyda & Iibsadayaasha

BAADIGOOB AgroLink waa madal casri ah oo bixisa taageero degdeg ah, isla markaana si hufan u isku xirta beeraleyda iyo iibsadayaasha si sahlan oo la isku halayn karo.

Waxaan kaa caawinaynaa:
🔹️In beeraleydu helaan suuqyo furan
🔹️In iibsadayaashu helaan wax-soo-saar tayo leh
🔹️In ganacsigu u dhaco si cadaalad iyo hufnaan leh

Adeegyadeenna:

✅ Helidda suuqyo ku habboon
✅ Hagid qiimeyn & talo ganacsi
✅ Taageero dalabyo & xiriir macaamiil
✅ Isgaarsiin degdeg ah oo la isku halayn karo

Nala Soo Xiriir:
WhatsApp: +252 614195304
Call Center: 2434

BAADIGOOB AgroLink
Isku xire beeraleyda iyo ganacsatada — horumarinta beeraha iyo ganacsiga.

BaadiGoob AgroLink waxay ka mid noqotay 10-ka shirkadood ee ku guuleystay Stage 1 Grant ee Somali Women’s Market Access ...
08/01/2026

BaadiGoob AgroLink waxay ka mid noqotay 10-ka shirkadood ee ku guuleystay Stage 1 Grant ee Somali Women’s Market Access – Open Innovation Challenge.
Waxay muujineysaa saameynta BaadiGoob AgroLink ee:
• Xoojinta haweenka ku jira silsiladaha cunnada & ganacsiga
• Horumarinta suuq-geynta iyo market linkage-ka
• Kobcinta wax-soo-saarka maxalliga ah
• Abuurista fursado shaqo oo waara
• Dhisidda nidaam cunto oo adkaysi leh (Food Systems)
Waxaan si gaar ah u maahad celinayna Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka taageerada joogtada ah ee ay u fidiso hal-abuurka horseedaya horumarinta suuqyada, ganacsiga, iyo beeraha Soomaaliya.
BaadiGoob AgroLink waxaa ka go’an inay sii hormariso isku xirka suuqyada, kobcinta ganacsiyada haweenka, iyo kor u qaadidda nidaamka agribusiness-ka ee dalka.




Waxaan aad ugu faraxsanahay ka qeyb galka hirgelinta Tartanka Hal-abuurka Furan ee Suuq-gelinta Haweenka Somaliyeed. Baa...
11/12/2025

Waxaan aad ugu faraxsanahay ka qeyb galka hirgelinta Tartanka Hal-abuurka Furan ee Suuq-gelinta Haweenka Somaliyeed. BaadiGoob Agro Company waxay sii wadaysaa taageerida hal-abuurka, beeraha, iyo kobaca ganacsiga gudaha.

03/12/2025

the highlights of the Somali National Job Fair, organized by the Ministry of Labour & Social Affairs, Hano Employment Hub, and Hano Academy.

03/12/2025

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Salim Alio Ibrow, ayaa ka hadlay madasha Bandhiga Shaqooyinka Soomaaliyeed 2025, isagoo adkeeyay muhiimadda shaqo-abuurka iyo dhisidda xirfadaha dhalinyarada.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano Technical University Hano ConnectHano AcademyMaan-Maal

03/12/2025

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa ka hadlay madasha, isagoo iftiimiyay muhiimadda kaabayaasha, shaqo-abuurka, iyo fursadaha horumarineed ee dalka.

03/12/2025

Dr. Sadiyo Siad, Chancellor-ka Hano Academy & Hano Technical University, ahna CEO-ga Hano Connect iyo Somali STEM Society, ayaa ka hadashay Shir-weynaha Qaran ee Bandhiga Shaqooyinka Soomaaliyeed. Hadalkeedu wuxuu iftiimiyay muhiimadda horumarinta xirfadaha, hal-abuurka iyo fursadaha dhalinyarada.

Wasiir Dawlaha Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha, Mudane Mohamed Abdullahi Farah, ayaa maanta ka hadlay madasha, is...
02/12/2025

Wasiir Dawlaha Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha, Mudane Mohamed Abdullahi Farah, ayaa maanta ka hadlay madasha, isagoo iftiimiyay doorka Shaqa abuurka dhalinyaradda.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano AcademyHano ConnectHano Technical University Maan-MaalMinistry of Energy and Water Resources Somalia

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salim Alio Ibrow, ayaa ka ha...
02/12/2025

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salim Alio Ibrow, ayaa ka hadlay madasha, isagoo adkeeyay muhiimadda shaqo-abuurka iyo kobcinta xirfadaha dhalinyarada.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano ConnectHano AcademyHano Technical University Dr Sadiyo Siad

Address

Mogadishu
KM5

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BaadiGoob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram