20/06/2022
Nancy Crampton oo ah qoraa 71 sanno jirtay oo caan ku ah buugaagta jacaylka ah ayaa sannadkii kii 2011 qortay maqaal ay u bixisay " sida loo khaarajiyo saygaada " toddoba sanno kaddib oo ahayd 2018 kiina khaarajisay saygeeda oo ah 63 jir ahaa, kaddib markii ay laba xabbadood kaga dhufatay wadnaha iyo xangulaha. Maxkamadda ayaa ku heshay in sababta ay gabadhani saygeeda u dishay ay aheyd in ay hesho lacag dhan 1.4 million dollar π΅ oo ay caymiska noloshiisa ee uu xaqa u yeelanayey.
Mysterious!