Osoble Hospital

Osoble Hospital OSOBLE HOSPITAL is a top multispecialty hospital in Mogadishu, Somalia, providing comprehensive maternity, fertility, child, and dental care services.

We are a dedicated team of skilled healthcare professionals committed to offering the highest care.

๐Ÿคฐ Hooyo, Xanaanadaada Waa Muhiim! ๐ŸคฑCaafimaadkaaga iyo kan ubadkaaga waa mudnaanteena!Lasoco xaaladdaada caafimaad si aad...
20/04/2026

๐Ÿคฐ Hooyo, Xanaanadaada Waa Muhiim! ๐Ÿคฑ

Caafimaadkaaga iyo kan ubadkaaga waa mudnaanteena!

Lasoco xaaladdaada caafimaad si aad u hubiso korriinka iyo badqabka ilmahaaga.

๐—ข๐˜€๐—ผ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น โ€“ Qeybta Hooyada & Dhallaanka waxa diyaar kugu ah Dhaqaatiir Khibrad u Leh Daryeelka Hooyada & Dhallaanka!

๐Ÿ“ Degmada Warta Nabada, Alikamiin, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 612233557
โ˜Ž๏ธ Helpline: 1313

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u direynaa Dr. Mohamed Abdullahi Gaaladiid, guddoomiyaha fulinta SNAPH, oo loo doortay inuu ...
19/04/2026

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u direynaa Dr. Mohamed Abdullahi Gaaladiid, guddoomiyaha fulinta SNAPH, oo loo doortay inuu NHPC ku matalo isbitaallada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed. Waa tallaabo muhiim ah oo muujinaysa kalsooni, karti iyo hoggaan.
Waxaan u rajayneynaa guul iyo horumar joogto ah masuuliyadda cusub ee loo idmaday .

๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐ช๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐œ๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐šOsoble Hospital waxaa kugu diyaara dhakhtar Aqoon badan u leh daryeelka iyo daawe...
18/04/2026

๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐ช๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐œ๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š

Osoble Hospital waxaa kugu diyaara dhakhtar Aqoon badan u leh daryeelka iyo daaweynta Dhalaanka iyo Ka hortaga Xasaasiyada.

๐Ÿ“ Degmada Warta Nabada, Alikamiin, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 612233557
โ˜Ž๏ธ Helpline: 1313

๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—บ๐—ผ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐˜†Today, we join the global community in observing World Hemophilia Day and raising awareness for all ...
17/04/2026

๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—บ๐—ผ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐˜†

Today, we join the global community in observing World Hemophilia Day and raising awareness for all inherited bleeding disorders. ๐Ÿฉธโค




๐Ÿ“ Degmada Warta Nabada, Alikamiin, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 612233557
โ˜Ž๏ธ Helpline: 1313

16/04/2026

๐Ÿ“ข ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต โœจ

Isbitaalka Osoble Hospital wuxuu ku wargelinayaa dhammaan bulshada in la bilaabay bukaan-socodka fiidkii (Evening Clinic) ee qeybta carruurta iyo dhalaanka, oo furan ilaa 9:00 fiidnimo.

Ujeedkeennu waa in aan fududeyno helitaanka adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, waqti kasta oo ku habboon bulshada si ay uga faaโ€™iideystaan.

๐Ÿ“ Degmada Warta Nabada, Alikamiin, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 612233557
โ˜Ž๏ธ Helpline: 1313

๐—๐—จ๐— ๐—–๐—ข ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž.Maalinka jumcaha Badi saliga nabiga ๏ทบ
10/04/2026

๐—๐—จ๐— ๐—–๐—ข ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž.
Maalinka jumcaha Badi saliga nabiga ๏ทบ

๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ƒ๐š๐ฒ๐ŸŒOsoble Hospital waxa uu maanta si sharaf leh u xusayaa Maalinta Caafimaadka Adduunka,Maalin caalami ah ...
07/04/2026

๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ƒ๐š๐ฒ๐ŸŒ

Osoble Hospital waxa uu maanta si sharaf leh u xusayaa Maalinta Caafimaadka Adduunka,
Maalin caalami ah oo lagu xoojiyo muhiimadda caafimaadka iyo daryeelka bulshada.

Ujeedkeenna waa:
โœ”๏ธ Inaan garab istaagno bulshadeenna
โœ”๏ธ Inaan bixino adeegyo caafimaad oo tayo sare leh
โœ”๏ธ Inaan kor u qaadno wacyiga caafimaadka
โœ”๏ธ Inaan ka hortagno cudurrada

Si wadajir ah aan u dhisno bulsho caafimaad qabta.


Waxyaabaha u Fiican hooyada Uurka leh.Waxaan had iyo jeer heegan u nahay ๐๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š & ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐ž๐ก.Hel dary...
05/04/2026

Waxyaabaha u Fiican hooyada Uurka leh.

Waxaan had iyo jeer heegan u nahay ๐๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š & ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐ž๐ก.

Hel daryeel Cafimaad oo la kulan dhaqtarka kugu Haboon oo qibrad sare u leh Daaweynta Cudurada Haweenka iyo Qaliimadooda.

๐—›๐—˜๐—Ÿ๐—ฃ ๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—˜
1313





๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—”๐˜‚๐˜๐—ถ๐˜€๐—บ ๐—”๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜†Autism waa xaalad u baahan faham, taageero, iyo daryeel joogto ah. Waxaan bulshada ku dhiirrig...
02/04/2026

๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—”๐˜‚๐˜๐—ถ๐˜€๐—บ ๐—”๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜†

Autism waa xaalad u baahan faham, taageero, iyo daryeel joogto ah.

Waxaan bulshada ku dhiirrigelinaynaa in la kordhiyo wacyiga, la ixtiraamo kala duwanaanshaha, lana taageero carruurta iyo qoysaskooda.

Caafimaadka maskaxda iyo horumarka carruurta waa mudnaanteena ๐Ÿ’™

๐—›๐—˜๐—Ÿ๐—ฃ ๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—˜
1313




๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ตIsbitaalka Osoble gaar ahaan Qeybta caruurta waxa uu bulshada Soomaaliyeed iyo bukanada ku xeran ugu b...
01/04/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต

Isbitaalka Osoble gaar ahaan Qeybta caruurta waxa uu bulshada Soomaaliyeed iyo bukanada ku xeran ugu bishaaraynayaa in uu bilaabaayo qaabilaada bukaan socodka fiidkii/habeenkii kadib codsi/soojeedin nooga yimid bukanadeena.

Wixii faafaahin ah nagala soo xiriir +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿญ ๐Ÿฎ๐Ÿฎ๐Ÿฏ๐Ÿฏ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿด +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿญ ๐Ÿฎ๐Ÿฎ๐Ÿฏ๐Ÿฏ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿณ.

ama naga soo wac number gaaban 1313






See less

Naas nuujintu waxay leedahay faaidooyin badan waxay ka qeyb qaadataa koritaanka caruurta waxay sido kale ka hortagtaa cu...
29/03/2026

Naas nuujintu waxay leedahay faaidooyin badan waxay ka qeyb qaadataa koritaanka caruurta waxay sido kale ka hortagtaa cuduro badan.

๐—›๐—˜๐—Ÿ๐—ฃ ๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—˜
1313




Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Osoble Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Osoble Hospital:

Share

Category