Bulshaawi Dental Clnic

Bulshaawi Dental Clnic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bulshaawi Dental Clnic, Doctor, Mogadishu.

Hanbalyo waxaan halkan hambalyo ugadirayaa Ugaaska Iidow waxaan kuleeyahay ugaas hanbalyo
08/12/2023

Hanbalyo waxaan halkan hambalyo ugadirayaa Ugaaska Iidow waxaan kuleeyahay ugaas hanbalyo

02/12/2023

Maalin walba xasuusnow weli maad gaadhin meeshii aad u socotay eehubkaga hadhigin (hana is dhigan )ku dabaaldeg guulajaga yeryer horana u soco waayo nilosho waa socdaal garabkaa ayaan ahay safarka oo dhan

30/11/2023

Cabsidu maaha in aanad doonaynin in aad wax samayso cabsidu waa in aad ogaato halistu in ay badan tahay haddana aad ogtahay waxaa aad samaynaysaa in ay u qalmaan ubadheedhida halistaas sabax wanaagsan all my friends

29/11/2023

Haddi aad raadinayso qofkii bedeli lahaa noloshaadda eeg muraayadda hortaada ah

28/11/2023

Su aal nafyahay?
Miyaad u xiistey qofkaas si dhab ah mise hadda ayuunbad kelinnimo dareemaysaa? Habeen wanaagsan

27/11/2023

Dhammaadka maalinkasta xasuusi naftaada in aad qabatey intii aad awoodaysay taasina ay wax weyn tahay subax wanaagsan

26/11/2023

Nafteydaay gacalo waa in aad barataa sida naftaada loo jeclaado ka hor inta aanad cid kale jeclaan

26/11/2023

Tagtayahay qaaliga ahi waad ku mahadsan tahay casharrada aad isoo siisay oo dhan mustaq balyahow cajiibka ahi si weyn ayaan adna diyaar kuugu ahay habeen wanaagsan asxaabta qiimaha iyo qaayaha mudan

Address

Mogadishu

Telephone

+252615511579

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulshaawi Dental Clnic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bulshaawi Dental Clnic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category