Dr Amin Dheere

Dr Amin Dheere Page Waxaan ugu talagalnay inaan Baahida Caafimaad ka haqabtirno bolshoi weynta somaliyeed meelkasta

Asalaamu caleekun, guud ahaan asaxaabta aan bahawadaagta kunahay  baraha bulshada iyo kuwa aan wada shaqayno  saan wada ...
17/03/2022

Asalaamu caleekun, guud ahaan asaxaabta aan bahawadaagta kunahay baraha bulshada iyo kuwa aan wada shaqayno saan wada ogsoonahay waxaa lagu gudajiraa maalmihii cafiska Ee Allaah nafaray, Cawadana waa 15 shacbaan , waa habeen oo ALLAH cafinaayo dhamaan Muslinka, illaa labo qof ma ahanee,
1. Qof ALLAH shariik u sameeyay.
2. Labo qof oo isdagaashan ama caloosha wax iskugu heeso illaa ay iska cafiyaan.
Guud ahaan iyo gaar ahaan xagayga waxaad katihiin cafis waxaan idin leeyahay waxaan idiku cafiyayn Allaah dartii adinkuna icafiya ilaahay ha idin cafiyo.

Dhammaan Umadda Somaaliyeed Ee Ku Dhaqan Muqdisho iyo Nawaaxigeeda Waxaa La Ogeysiinayaa In Ispitaalka  Osoble Specialit...
22/01/2021

Dhammaan Umadda Somaaliyeed Ee Ku Dhaqan Muqdisho iyo Nawaaxigeeda Waxaa La Ogeysiinayaa In Ispitaalka Osoble Speciality Hospital Uu Ka Howlgalo DR. TARIQ FUAD DARQAM Oo Ku Taqasusay Daaweynta Cudurada Afka iyo Ilkaha (Dentist) Lehna Khibrad 24 Sano ah, Ilka Galinta, Bixinta, Xirista iyo Daweynta Ilkaha.
FG: Aragtida Dhakhtarka Waa Lacag La`aan Muddo Bil ah.

27/11/2020

سبحان الله

18/10/2020

Internetka oo cuslaa dadkii bulshada xamar ee aan daawan barnaamijkaas, waxaa kala socon jirtiin youtubers iyo Facebook Mogadishu Cable Tv, sidoo kale biri subax Tv ga markale lagu soo celinaaa

Kusoo dhawaada COSOBLE SPECIALITY HOSPITAL
13/10/2020

Kusoo dhawaada COSOBLE SPECIALITY HOSPITAL

Different types of TB.
08/10/2020

Different types of TB.

Osoble Speciality Hospital Team
02/10/2020

Osoble Speciality Hospital Team

جمعة مباركة على الجميع
02/10/2020

جمعة مباركة على الجميع

Welcome to Osoble Speciality Hospital
30/09/2020

Welcome to Osoble Speciality Hospital

JUMCA MUBARAK  F&F
18/09/2020

JUMCA MUBARAK F&F

Jumca mubarak F&F
10/09/2020

Jumca mubarak F&F

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Amin Dheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Amin Dheere:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram