Qadaaye Polyclinic Center

Qadaaye Polyclinic Center health science

Jimcuhu waa maalinka ugu fadliga badan todobaadka. Waa maalin barakeysan, oo ducada la aqbalo. Aan uga faa'iideysanno qu...
09/06/2023

Jimcuhu waa maalinka ugu fadliga badan todobaadka. Waa maalin barakeysan, oo ducada la aqbalo. Aan uga faa'iideysanno quraan Aqriska

Waxa aan munaasabadda Ciidul-Fidriga ugu hambalyaynayaa dhammaan Umadda Muslimka ah gaar ahaan Shacbi Weynaha Soomaaliye...
20/04/2023

Waxa aan munaasabadda Ciidul-Fidriga ugu hambalyaynayaa dhammaan Umadda Muslimka ah gaar ahaan Shacbi Weynaha Soomaaliyeed. Farxad iyo Nabad ku ciida.
ha innaga aqbalo acmaasha!

09/04/2023

Welcome to Qadaaye Polyclinic Center
Uku Imaad Adeeg Her Sara Iyo Hufnan

Ogeysiis ogeysiis Waxaa Dhaman Ogeysinayna Bulshadayna Kala Duwan In QADAAYE POLYCLINIC Lagaga Daweynayo Xasaasiyadda  A...
28/03/2023

Ogeysiis ogeysiis Waxaa Dhaman Ogeysinayna Bulshadayna Kala Duwan In QADAAYE POLYCLINIC Lagaga Daweynayo Xasaasiyadda Aad Dhibsatay Fadlan Ina So Gaar

MAAMULKA Qadaaye Polyclinic  Wuxuu  Dhalashada Bisha Barakeysan ee Ramadaaan ugu Hanbalyeeynaa Dhamnaan Umada Muslimiint...
23/03/2023

MAAMULKA Qadaaye Polyclinic Wuxuu Dhalashada Bisha Barakeysan ee Ramadaaan ugu Hanbalyeeynaa Dhamnaan Umada Muslimiinta ah Gar Ahan Dadka Somaliyed Meel Walba ay Joogaan.

23/03/2023

Ramadan Kariim
كل عام وانتم بخير

21/03/2023

WAXEYNU MARWALIBA DIYAAR UNAHAY USHAQEYNTA BUKAANKEENA

Welcome to Qadaaye Polyclinic Waxaana Kugu Diyaara Quburo Caafimaad
20/03/2023

Welcome to Qadaaye Polyclinic Waxaana Kugu Diyaara Quburo Caafimaad

16/02/2023

Welcome To Qadaaye Polyclinic Waxaana Kugu Diyaara Xeldherayal Caafimaad kaana Haqab Tirayo Bahiyaha Aad Qabto

Address

Wadada Sodanka Ah
Mogadishu
6943135

Telephone

+252621149293

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qadaaye Polyclinic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category