Daryeel Homecare Clinic

Daryeel Homecare Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daryeel Homecare Clinic, Alternative & holistic health service, KM5, Banadir conjunction, Hodan district, Mogadishu.

Daryeel Homecare Clinic waa adeeg caafimaad oo bixiya daryeel oo gurigaaga laguugu imaanaayo ah, kaas oo u adeegaya hooyooyinka uurka leh, haweenka umusha ka dib, carruurta, dadka waayeelka ah, dadka naafada ah, iyo kuwa qaba cudurrada joogtada ah.

Mudnanta kobaad waa cafimadkaga
03/01/2026

Mudnanta kobaad waa cafimadkaga

Shirkad nooceda ugu horeysay ee bixisa adeeg cafimad guri ah Durdur Media GroupPremier BankIBS BankAli Adan MuminMaxamed...
01/01/2026

Shirkad nooceda ugu horeysay ee bixisa adeeg cafimad guri ah Durdur Media GroupPremier BankIBS BankAli Adan MuminMaxamed Khadar Ibraahim Daahir@

Hooyo goorwalba la soco caafimaad ka ubadkaaga, ubad kaaga waa mustaqbalka bulshadeena. Daryeel Homecare Clinic waxaa he...
31/12/2025

Hooyo goorwalba la soco caafimaad ka ubadkaaga, ubad kaaga waa mustaqbalka bulshadeena.
Daryeel Homecare Clinic waxaa heegan kugu ah dhaqaatiir takhasus u leh daryeelka hooyada iyo dhalaanka

Farhia Omar Moh Durdur Media Group Hormuud Telecom Somtel Somalia Premier Bank IBS Bank

Daryeel Homecare Clinic waa wehelkaaga saacad waliba & goor waliba & goob waliba.Farhia Omar Moh Durdur Media Group Horm...
31/12/2025

Daryeel Homecare Clinic waa wehelkaaga saacad waliba & goor waliba & goob waliba.

Farhia Omar Moh Durdur Media Group Hormuud Telecom Daryeel Homecare Clinic Premier Bank Cadaado Somtel Somalia

Shaqaalo heygan kuu ah iyo Qalab casri ah - ayaa kuugu diyaar ah Daryeel Home Care
31/12/2025

Shaqaalo heygan kuu ah iyo Qalab casri ah - ayaa kuugu diyaar ah Daryeel Home Care

Adeeg Caafimaad oo TAYO leh lana heli karo 24 saac
31/12/2025

Adeeg Caafimaad oo TAYO leh lana heli karo 24 saac

Qoys Caafimaad Qabta waa Bulsho Caafimaad qabta.Hadafkeenu waa sare uqaadidda tayada caafimaad ee bulshadeena Soomaaliye...
31/12/2025

Qoys Caafimaad Qabta waa Bulsho Caafimaad qabta.
Hadafkeenu waa sare uqaadidda tayada caafimaad ee bulshadeena Soomaaliyeed
Farhia Omar Moh Durdur Media Group Hormuud Telecom Daryeel Homecare Clinic Premier Bank Cadaado Somtel Somalia

Daryeel Homecare Clinic waa kaabaha Caafimaadkaaga iyo Caafimaad ka qoyskaagaFarhia Omar Moh Durdur Media Group Hormuud ...
31/12/2025

Daryeel Homecare Clinic waa kaabaha Caafimaadkaaga iyo Caafimaad ka qoyskaaga

Farhia Omar Moh Durdur Media Group Hormuud Telecom Somtel Somalia Premier Bank Cadaado IBS Bank Daryeel Homecare Clinic

Caafimaad ka ubadkaaga waa waajibaadkeena ee waalid adna marwalba nala so xeriir si aan kugu daaweyno i.aFarhia Omar Moh...
31/12/2025

Caafimaad ka ubadkaaga waa waajibaadkeena ee waalid adna marwalba nala so xeriir si aan kugu daaweyno i.a

Farhia Omar Moh Durdur Media Group Hormuud Telecom Premier Bank Somtel Somalia

Hooyo marwalba la soco xaaladdaada caafimaad & xaaladda caafimaad ee ubadkaaga. hooyo caafimaad qabta waa ubad caafimaad...
31/12/2025

Hooyo marwalba la soco xaaladdaada caafimaad & xaaladda caafimaad ee ubadkaaga.

hooyo caafimaad qabta waa ubad caafimaad qaba

Farhia Omar Moh Durdur Media Group Hormuud Telecom

Dhaqaatiir iyo Kalkaaliya yaal u heelan u adeegista bulshadooda iyagoo jooga gurigooda
31/12/2025

Dhaqaatiir iyo Kalkaaliya yaal u heelan u adeegista bulshadooda iyagoo jooga gurigooda

Address

KM5, Banadir Conjunction, Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel Homecare Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Daryeel Homecare Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram